bankimoon1

Muqdisho(ANN)Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Banki Moon ayaa si lama filaan ah uga degey saaka magaalada dagaaladu halakeeyeen ee Muqdisho, waxaana wafdiga Q.midoobay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda oo uu horkacayay, Raywasaare ku xigeenka Somali Ridwaan Xirsi Maxamed.

Mr Banki Moon ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka Bambeyda.
Warka booqashada Xoghayaha Qaramada Midoobay goor kala soco halkan

Araweelo News Network
Somaliland Office
ifo@araweelonews.com