Month: October 2014
Interview: Life After Escaping Boko Haram’s Clutches
Human Rights Watch Nigeria researcher Mausi Segun spent months tracking down the few girls who escaped from Boko Haram and were courageous enough to share their experiences. What she learned: That new fears set in after their escape, that their
Madaxweynihii Dalka Burkina Faaso Oo Xilka Iskaga Degey Kadib Mudaharaadyo Rabshada Wata Oo Ka bilaabmay Dalkaa
Ouagadougou(ANN) Ciidamada Qalabka sida ee Milateriga Dalka Burkina Faaso, ayaa xukunka la wareegay kadib markii Madaxweynaha Bukrina Faso, Blaise Compaore xilka iskaga degey. Xaalada Dalkaa, ayaa kacsan labadii maalmood ee u danbeeyay. kadib markii dad cadhaysan oo mudaharaadayay la wareegeen
Mudaharaadayaal Gubay Xarunta Baarlamaanka Burkina Faso Ee Galbeedka Afrika
Ouagadougou(ANN)Kumanaan qof oo cadhaysan ayaa isugu soo baxay caasimada Dalka Burkiina Faaso ee Galbeedka Afrika, kuwaas gebi ahaaba dab qabadsiiyay Dhismaha Xarunta Telefishnka ee dalkaa iyo dhismaha Baarlamanka ee caasimada Ouagadougo. Dibadbaxayaasha, ayaa ka cadhooday. Kadib markii ay soo baxeen
Daallaco Liiska Hirdanka Horyaaladda Yurub
Horyaalka Ingiriiska Ciyaaraha Sabtida: Newcastle Vs Liverpool (3:45) Arsenal Vs Burnley (6:00) Chelsea Vs QPR (6:00) Everton Vs Swansea (6:00) Hull Vs Southampton (6:00) Leicester Vs West Brom (6:00) Stoke Vs West Ham (6:00) Kulamadda Axadda: Man City Vs Man
Anti-government protesters in Burkina Faso have set parliament ablaze in a surge of violence
Anti-government protesters in Burkina Faso have set parliament ablaze in a surge of violence that forced the government to at least temporarily scrap a vote on constitutional amendments that would allow President Blaise Compaore to extend his 27-year rule. At
Mobile Phone App Sheds New light on Risk taking Behavio: Melissa Hogenboon
London(ANN)New research shows that risky behavior and impulsiveness can be reliably tested with specially designed mobile phone games. Scientists found that four puzzles in The Great Brain Experiment app can reliably measure several different aspects of cognitive function. Other games
Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Si Lama Filaan Ah Uga Degey Magaalada Dagaaladu Halakeeyeen Ee Muqdisho
Muqdisho(ANN)Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Banki Moon ayaa si lama filaan ah uga degey saaka magaalada dagaaladu halakeeyeen ee Muqdisho, waxaana wafdiga Q.midoobay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda oo uu horkacayay,
UCID Oo Sheegay In Madaarka Hargeysa Lagu Soo Dhoweeyay Raysal Wasaaraha Somalia
Hargeysa(ANN)Murrashaxa Madaxwaynaha xisbiga mucaaridka ee UCID Mr. Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay in masuuliyiinta Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland qolka marti-sharafta (VIP-da) ee Madaarka Hargeysa ku qaabilaan masuuliyiinta dawladda Soomaaliya, halka madaxda axsaabta mucaaradka Somalilan-na laga horjoogsado, wuxuuna arrintaa ku tilmaamay
Ninka Ugu Lacagta Baddan Dunida Ee U Dhashay Dalka Maraykanka Oo Shirkadda Isgaadhsiinta Ee Telesom Ku Amaanay Addeega Lacagta Laysugu Diro EE Zaad
Boston(ANN)Maalqabeenka ugu lacagta Baddan Dunida ee u dhashay Dalka Maraykanka Mr. Bill Gate, ayaa ku amaanay shirkadda Isgaadhsiinta ee ugu weyn Somaliland Telesom, addeega dhinaca Mobile Money Transaction ee Zaad-ka oo lacagta laysugu diro. Mr. Biil Gate oo ka hadlayay
A CITIZEN INVESTIGATION OF SOMALILAND DEVELOPMENT FUND
Somaliland Development Fund (SDF) is a special 60 Million Dollar fund donated to Somaliland by the governments of UK and Denmark to be used in the next 5 years for development projects in line with the priorities of the government.