Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: November 2014

Total 104 Posts

Daawo Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Bangiga Dahabshiil

              Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xadhiga ka jaray dhisme cusub oo muddo ka baddan Afar sanadood socday, kaas oo laga hirgeliyay Badhtamaha Magaalada hargeysa. Dhismahaa oo xarun u noqon doona Bangiga

Daawo Xafiisyada Dawlada Somaliland Oo shaqa-joojin Laga Sameeyay

            Hargeysa(ANN)Xafiisyada Ha’yaddaha Dawlada Somaliland, ayaa gebi ahaanba la faaruqiyay, iyadoo aanay wax shaqao ah ka socon, shaqa joojinta ayaa lala xidhiidhiyay furitaanka Dhismaha cusub ee Dahabshiil oo maanta xadhiga laga jarayay, taas oo Madaxweyne

Madaxweyne Siilaanyo: Halyeynimadii Shalay iyo Heeryada Maanta Dhegeyso

                    Madaxweyne Siilaanyo: Halyeynimadii Shalay iyo Heeryada Maanta, waxad ka dhegeysataa dhacdooyinkii Madaxweyne Siilaanyo xiligii  uu hoggaaminayay mucaaradka ugu balaadhan ee Xisbiga Kulmiye oo kasbaday waqtigaa taageerayaal sida daadka u qul-qulaya,

Madaxweyne Siilaanyo Goobta Mashruuca Kuwait Ee Uu Xadhiga Ka Jartay Maaha Daryeelka Agoomaha Ee Waa Dulmiga Agoomaha

Madaxweynaha Somaliland, ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme si weyn loo habeeyay ee ahaa Mashruuca Kaamka Waxbarashada Iyo Samafalka KUWAYT, kaas oo ku yaal dhinaca Bari ee Magalaada Hargeysa. Mashruucaa oo ah Deeq Dawlada Kuwait siisay Agoomaha Somaliland oo Dhismihiisa

Guddoomiye Xigeenka Heer Qaran Ee Gudida Wadada Ceergaabo Oo Warbixn Ka Bixiyay Halka Dhismeheedu Marayo Kadib Deeq Lacageed Oo Lagu Wareejiyay

Hargeysa(ANN)Gudoomiye ku xigeenka Gudida horumarinta Waddooyinka ee heer Qaran Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle, ayaa ka warbixiyay halka ay marayso dhismaha wadada Ceergaabo, kadib munaasibad Lacag loo siday wadadaa uu kaga guddoomay Jaaliyadda Dalka Sweden Jaamac Cartan Axmed oo deeqdaa ku wareejiyay

Bilawga Wadahadalada Somaliland Iyo Somalia Ee Turkiga Oo Lagu Soo Laabtay Miiska

Hargeysa(ANN)Wadahadalada Somaliland iyo Somalia, ayaa mar kale dib uga bilaabmay dalka Turkiga. Kadib markii labada dhinac dib u dhac weyn ka yimi qorshaha wadahadaladaa oo marayay wejigii Afraad, isla markaana beesha caalamku dabada ka riixaysay. Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi

Wake up US, Ferguson Calling

Dispatches: Wake up US, Ferguson Calling By Maria McFarland Sánchez-Moreno Many questions are already being raised about the grand jury decision not to indict Darren Wilson, the white police officer who shot and killed Michael Brown, an unarmed African-American teenager,

Dhaqan-xumadii Iyo Dhacdadii Fooshaxumayd Ee Dhalinyarada Soomaalida Ee Bristol City Center

Britain(ANN)Dhaqanxumadii ugu fooshaxumayd ee tiro koox dhalinyaro Soomaali ah iyo xadgudubyadii loo geysto Hablo Soomaaliyeed oo aan qaangaadh ahayn, ayaa ka dhacday Magaalada Bristol City Center ee cariga Ingiriiska. Kadib markii Maxkamad ku taal halkaa xukuno kala duwan ku fulisay

Bristol Crown Court charges thirteen Somali gang after convicted Rape, Child prostitution, sexual services and drug offences

Bristol(Daily Mail/ANN)Chilling moment member of 13-strong Somali prostitution gang checks in to a Premier Inn hotel before raping 13-year-old girl in a room with another man Jusuf Abdirizak, 20, and Said Zakaria, 22, raped girl three times in hotel They

Xiddigaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Xiddigaha Geesku Maxay Wadaaggaan

Xalladada Wadanka Iyo Halka Uu Maanta Maaraayo ,Sida Laga Wada War Qabo ,Dalku Waa Dal 23 Sanadood Haystay Xorrinmo Gaar Ah Balse Aan Aduunka Ka Haysan Wax Aqoonsi Ah ,Hasayeeshe Iyado Maanta La Filayeey In Dalku Meelo Badan Horuumar Ka