Month: January 2015
Raysal Wasaaraha Somalia Oo Markii Labaad Ku Mergaday Dhismaha Xukuumadda Iyo Baarlamaanka Oo Buuq Iyo Sawaxan Ku Qaabilay
Mogadishu(ANN)Raysal Wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid, ayaa ka xaadiray saaka Fadhiga Baarlamaanka si uu taageero ugu helo xukuumadda uu soo dhisay 27 January 2015 oo ka kooban 20 wasiir, balse ay soo baxeen diidmo dhinaca mudanayaasha qaarkood ka muujiyeen, taas oo
Safiirka Talyaaniga Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Shir Caalami Ah Oo Ay Ku Qabanayaan Somaliland
Hargeysa(ANN)Safiirka Talyaaniga u qaabilsan arrimaha Somaliland iyo Somalia Ambassador Fabrizio Marcell, ayaa booqasho ku yimi galabta Somaliland, waxaana safiirka kusoo dhoweeyay Madaarka caalamiga ah ee Egal international Hargeysa kusoo dhoweeyay Wasiir Dawlaha Arrimaha Dibadda
Somaliland: Wararkii U Danbeeyay Ee Markabka Lagu Qabtay Hubka
Hargeysa(ANN)Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga ee JSL ayaa jawaab adag ka bixiyey hadalo maalintii shalay ka soo yeedhay maamul goboleedka Puntland ee Somaliya, kadib markii ay ka hadleen markabka hubka ah ee ay Dawlada Somaliland ku qabatay Dekedda Berbera maalmihii lasoo dhaafay.
Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Xukuno Ku Riday Dad Boolisku Ku Eedeeyeen Ka Ganacsiga Khamriga
Hargeysa(ANN)Maxkamadda darajada 1aad iyo 2aad ee Gobolka Maroodijeex, ayaa maanta ku dhawaaqay Xukuno ay ku riday eedaysanayaal ciidanka boolisku soo qabteen oo lagu eedeeyay inay ka ganacsanayeen Maandooriyaha Khamriga, kuwaas oo Boolisku Maxkamadda hor keeneen Khamrigaa oo laga buuxiyay shirikaamo
Islaamka iyo Cilmiga Sayniska, Ibraahin Khadar Qaybtii 15aad
Mohammad Ibn Zakariya Al-Razi (864-930 C.E.) Razi waxa uu ahaa Kimistariga nin ku xeel dheer, falsafadahana aad loogu yaqaan, waxaannu islaamka ku soo kordhiyey cilmiyo badan, waxaana shaqooyinka uu qabtay ka mid ahaa inuu dhinaca caafimaadka wax badan ku soo
“Safarka Madaxweynahu Wuxuu Ahaa Mid Xaq Ah. Laakiin Mashaariic $500 million dollar Oo Weli Qabyo Ah In Dhagxaan Kale Lagu Daro May Ahayn” Jamaal Cali Xuseen
Hargeysa(ANN)”Adhiguna Shugux Shugux Kama Ilbaxo, Xukuumadduna Dhagax Dhigidda.” sidaa waxa qoraal uu kaga hadlayo Safarkii Madaxweynaha Somaliland ee gobolada galbeedka iyo Bariga dhowaan kasoo gurya noqday ku bilaabay Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID. Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen. Qoraalka uu saxaafada
Dad Sida Xayawaanka Loo Ugaadhsado Oo Xubnaha Jidhkooda Lacag Qaaliya Lagu Kala Iibsado
Dara-salaam(ANN)Dadka ku nool dalka Tansaaniya oo loo yaqaan Albinos, isla markaana maqaarka iyo timahooduba caddaan noqdaan, ayaa sida xayawaanka loo ugaadhsada, isla markaana bulshada ay ku ag nool yihiin jidhkooda ka ganacsadaan, iyagoo rumaysan in jidhkoodu barako keenaayo, xannuunada qaarna
Dhakhaatiirta Somaliland Oo Lagu Eedeeyay Inay Bukaanka Siiyaan Dawo aan la Garanayn Oo Halis Ku Ah Caafimaadka Dadka
Hargeysa (ANN) Ururka Dhakhaatiirta Somaliland, ayaa sheegay inay jiraan dhakhaatiir aan xirfad iyo aqoon lahayn oo dadka bukaanka ah u qora dawooyin aan la garanayn oo halis ku ah caafimaadka bani’aadamka. Guddoomiyaha Ururka Dhakhaatiirta Somaliland Dr. Cabdirashiid Xaashi oo hadal
Dahabshiil Oo Daah Furay Adeega E-Dahab Ee Lacagaha Laysugu Diro Oo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Xadhiga Ka Jaray
Hargeysa(ANN)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, ayaa maanta xadhiga ka jaray munaasibad balaadhan oo shirkadda Dahabshiil ku daah furtay adeega cusub ee E-Dahab, kaas oo noqonaya mid lacagaha laysugu diro, iyadoo la adeegsanyo Telefoonada Mobileka. Munaasibada lagu daah
TOP AFRICAN DICTATORS WHO LIVED OR DIED MISERABLY. By, ANIIS ABDILLAHI ESSA
Africa is not short of dictators (both present and past). When we talk of dictatorship in Africa there are certain names that must be mentioned and there is justification to this. Imagine of a situation where an individual rules a