Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: February 2015

Total 145 Posts

Samaale: Wasiirkii Maalayida Oo Gaashaanka Ku Dhiftay Xilka Loo Beddelay Iyo Saamaynta Mustaqbalkiisa Siyaasadeed Ee Go’aanka Horyaal

Hargeysa(ANN)Wasiirkii Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka mid ahaa Liis xubno ka mid ah Xukuumadda oo Madaxweyne Siilaanyo ku sameeyay xil ka qaadis, magcaabis iyo bedelaad xalay saqdii dhexe, ayaa gaashaanka ku dhuftay inuu qabto xilka Wasaaradda Waxbarashadda iyo

Madaxweyne Siilaanyo Oo Isku Shaandhayn, Mgacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Aan Macne Weyn Ku Fadhiyin Ku Sameeyay Xukuumaddiisa Gabaabsiga Ah

Hargeysa(ANN)Madaxweyne Siilaanyo, ayaa xalay saqdii dhexe ku sameeyay xukuumaddiisa mudda xileedkeedu gababasiga yahay isku shaandhayn, magcaabis iyo xil ka qaadis saamayn ku yaalatay Wasaaraddaha, Hay’addaha Madaxa Banaan iyo Taliyayaasha ciidamadda qaarkood. Isku shaandhaynta iyo xil ka qaadista oo kusoo beegnatay

Guddida Somaliland U Qaybisay Wadahadalka Somalia Oo Dalka Turkiga U Boqoolay Iyo Faah-faahinta Wasiirka Arrimaha Dibadda

Hargeysa(ANN)Guddiga jamhuuriyadda Somaliland u qaybisay wadahadalada u dhexeeya Somaliya, ayaa maanta u ambabaxay Dalka Turkiga oo la filayo in maalinta Axadda ee 1 March 2015, ay ka bilaabmaan wadahadaladii labada dhinac.         Guddida oo isugu jira Wasiiro

Daawo: Dr. Gaboose Iyo Sheekh Dirir Oo Wadajir U Qabtay Maxaaddaro Ballaadhan

Hargeysa(ANN)Dhakhtarka caanka ah ee sida weyn looga xushmeeyo Somaliland iyo geyiga Soomaalida, isla markaana noqday Siyaasiga Dr. Maxamed Cabdi Yuusuf gabboose oo sanadahan aan lagu arag masraxyada siyaasada, wixii ka danbeeyay 2012, xilligaa oo uu ka qaybgalay doorashadii golayaasha deegaanka

Maamulka Muqdisho oo Guddida Wadahadalka u Qaabilsan Soomaaliya ku Daray Wasiiro u Dhashay Somaliland Iyo Dib U Dhac Ku Yimi Xilligii La Balansanaa

Hargeysa(ANN)Shirkii wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya oo qorshuhu ahaa inuu magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ka furmo Khamiista maanta, ayaa dib loo dhigay muddo laba maalmood ah. Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa

Mogadishu: Council of Ministers Discusses Security Agenda and Asisstance to Victims of Central Hotel Bombing

Mogadishu(ANN)-26th February 2015, Mogadishu — H.E Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke today chaired the weekly meeting of the Council Ministers. The Council was briefed on the security situation in the country and the Government’s agenda for 2015-2016. Prime Minister

The Government of the Republic of Niger and the Islamic Corporation for the Development of the Private Sector signed an agreement to setup Sukuk Program during 2015-2020

This Sukuk program is the first of its kind in Niger NIAMEY, Niger(ANN)February 25, 2015/African Press Organization (APO)/ – The Senior Minister, Minister of Economic Planning, Land Management and Community Development, H.E Dr. Amadou Boubacar CISSE and the CEO and

THE INTERNATIONAL COMMUNITY AND UNITED STATES OF AMERICA NEVER EVER LEARN THEIR MISTAKES IN SOMALIA

The international community has made several brave efforts to rescue and reconstruct the disintegrated State of Somalia. All these brave efforts had however failed and Somali proper still lies in ruins and is still a theatre for marauding warring militant.

SODDON MAALMOOD IYO SIDDEED KUN OO MITIR: Qalinkii. Mohamoud M.Jama

24-kii January 2015-ka ayuu madaxweynaha JSL mudane Axmed Maxamed Maxamuud( Siilaanyo) dhagax dhigey wadooyin dherer koodu dhanyahay 8000 oo Mitir, oo ah wadooyinka casriga ee loo yaqaan asfalka, maalintaa la dhagax dhigayey wuxuu balan qaaday duqa degmada Berbera ahna gudoomiyaha

former president Yemen Mr. Abdullah Saleh ‘amassed up to $60bn’ – UN probe

Sana’a(ANN/BBC)Yemen’s former president Ali Abdullah Saleh is suspected of amassing $30bn-$62bn of assets during and after his time in power, UN experts have said. They said Mr Saleh was believed to have transferred much of the wealth abroad under other