Month: March 2015
Somaliland Oo Ka Hadashay Qoxootigii U Horeeyay Yemen Oo Soo Gaadhay Geyigeeda Iyo Shaqaalaha Caafimaadka Oo Heeggan La Geliyay
Hargeysa(ANN)Qoxootigii u horeeyay ee kasoo qaxa dagaalka iyo duqaymaha dhinaca Cirka ah ee ka socda Dalka Yemen, ayaa soo gaadhay Somaliland. Sidaana waxa warbaahinta u xaqiijiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade oo sheegay in ilaa 40 qoxooti yamaniyiin
Madaxweynaha Mudadiisu Geba-gebada Tahay Oo Sameeyay Xil Ka Qaadis Iyo Magcaabis Masuuliyiin Xukuumaddiisa Ah
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ku jira mudadii xilkiisa sharciga ah u danbaysay, ayaa sameeyay magcaabis iyo xil ka qaadis masuuliyiin xukuumadda ka tirsan. Qoraal saxaafadeed kasoo baxay qasriga Madaxtooyada maanta gelinkii danbe, ayaa u qoraan sidan:- “Madaxweynaha
Madaxweyne Dalkii Shirkado Ayaa Lagu Wadda Wareejiyay Somaliland-na Uma Baahna Maalgashi Aan Sharci Iyo Xeer Loo Raacayaa Jirin: By. Maadhiin Tayuub.
Waxa mudooyinkan si xawli ah u kordhaya iibka iyo wareejita hantidii qaranka oo ka bilaabantay Dhulkii, Guryihii, iskaraabkii, Macdantii, shidaalkii iyo wasaarado shaqadii ay dadka iyo qarankaba u hayeen lagu wareejiyay ganacsato, sida wasaarada hawlaha guud oo dad shiciba Ku
Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Oo Ka Hadlay Booqashada Wefdi Ka Socday EU iyo Uk Oo Kulan Albaabada Loo Xiidhay La Yeeshay MJadaxweyne Siilaanyo
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay maanta wefti balaadhan oo isugu jira Safaarada Ingiriisku ku leeyahay Dalka Ethiopia iyo xubno ka socday Midawga Yurub European Union. Kulanka Madaxweynaha iyo Wefdiga oo ahaa mid albaabada
Aqoonsigu Wuu Iman Maalintiisa Ee Yaan Dedaalka La Yaraysan: W/Q. Cali Xasan
Somaliland waa qaran tis qaaday wuxuuna hada ku dhawyahay 25 jir waa wadan wadamada kheyrkii ee kula yaala mandaqada Geeska Africa, indhaha caalamka ayey xoog usoo jiidatay kala danbaynta maamul wanaaga ka jira wadan yar oo soo koraya kuna yaal
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddoomiyaha Kulmiye Oo Ka Hadlay Geerida Prof. Maxamed Barkhad Miigane Oo Ka Mid Ahaa Golaha Wakiilada
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilanyo, ayaa ka hadlay geerida Prof. Maxamed Barkhad Miigane oo ahaa Aqoonyahan ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland oo 30/03/2015 ku geeriyooday Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Prof. Barkhad oo lagu naanaysi jiray (Xamaal), wuxuu xubnaha
Maxaa Lagaga Hadlay Kulan Albaabada Loo Xidhay Oo Dhexmaray Madaxweynaha Somalia Iyo Amiirka Qadar
Doha(ANN)Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qaybgalay shirkii hoggaamiyayaasha Carabtu ku lahaayeen Magaalada Sharmel Sheikh ee dalka Masar, ayaa u gudbay Magaalada Doxa ee dalka Qadar. Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa kulan saacado baddan qaatay oo
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Mawqifka Siyaasadeeda Ku Waajahan Xaalada Dalka Yemen
Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay mawqifkeeda siyaasadeed xaalada dalka Yemen ee dalalka is bahaystay ee Sucuudigu hirmoodka u yahay ka adaan duqaynta dhinaca Cirka ah.kadib Xuutiyiinta Shiicada ee la wareegay awooda dalka. Somaliland waxay muujisay wer werka ay muujiyeen waddamo
Maxaynu Ictiraaf Uga Baahanahay.? By.Saeed Issa Eleyeh
Annoo yar ayaa hooyaday igu tidhi hadaad qof wax ka qaadato ( lacag iwm ) waxaa la bartaa wax qaad-qaadka, kadibna waxaa la noqdaa tuug. Illaa anoo weyn ayaan iska ilaalin jirey inaan guri aan kaayaga ahayn galo iyo qof
Waa Maxay Sababta Tallaabada Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta U Seegtay Madaxweyne Siilaanyo.?
Faallo: Carraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights activist Madaxweynaha Dalka President Uhura Kenyatta, ayaa shaqada ka joojiyay Afar ka mid ah golihiisa wasiirada iyo saraakiil sare oo gaadhay 17 xubnood. Kadib markii todobaadkan warbixin ay soo saareen gudida