Month: March 2015
Madaxweynaha Kenya Oo Xukuumadda Ka Eryay Afar Wasiir Iyo Saraakiil Lala Xidhiidhiyay Musuq-maasuq
Nairobi(ANN)Madaxweynaha Dalka President Uhura Kenyatta, ayaa shaqada ka joojiyay Afar ka mid ah golihiisa wasiirada iyo saraakiil sare oo gaadhay 17 xubnood. Kadib markii todobaadkan warbixin ay soo saareen gudida anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqu oo loo gudbiyay Madaxweynaha kaga
Al-shabaab Iyo Xukuumadda Somalia Oo Jawaabo Kala Fog Ka Bixiyay Weerar Galaaftay Ku Dhowaad Labaatan Qof Oo Socday Labaatan Saacadood Huteel Makka Almukarama
Mogadishu(ANN)Xukuumadda Somalia, ayaa sheegtay in Kooxdii fulisay weerar shalay lagula wareegay Huteelka Makka almukarama ee magaalada Muqdisho oo ay ka socdeen shirar kala duwan, isla markaana ay deganaayeen dublamaasiyiin gebi ahaanba la laayay, isla markaana in kaban 50 qof oo
Xukuumadda Somalia Oo Sheegtay In Aanay Doorasho Ku Dhacayn Xilligii Beesha Caalamku U Qorshaysay Iyo Ammaanka Muqdisho Ee U Faruur Xidhan Al-shabaab
Warbixin: By. Carraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist. Mogadishu(ANN)Xukuumadda Federaalka Somalia ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si cad u sheegtay in aanay Somalia ka dhacayn doorasho marka la gaadho sannadka 2016, kaas oo ah dhamaandka mudadeedu
Muxuu Madaxweyne Siilaanyo Kaga Hadlay Khudbadii U Danbaysay Ee Uu Saaka Kula Kalahay Labada Gole Ee Baarlamaanka Somaliland
Hargeysa(ANN)Sabti, 28/03/2015, Madaxweyne Siilaanyo, ayaa khudbadii u danbaysay muddo xileedkiisa dastuurtiga ah ka jeediyay saaka fadhi labada gole Baarlamaan, waxayna u dhignayd sidan: – ” Waxaan dhammaan shacabka Somaliland gudo iyo debedba usoo jeedinayaa hambalyo iyo bogaadin, waxaanan idiin rajaynayaa
Shirkadda Isgaadhsiinta Casiga Ah Ee Telesom Oo Ka Qayb Qaadanay Dhismaha Sadex Waddo Oo Caasimada Hargeysa Ah
Hargeysa (ANN)Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee TELESOM ayaa lacag dhan $10,500 oo Dollar ugu deeqday saddex waddo oo ku yaala degmooyinka Axmed Dhagax, Degmadda 26 June iyo Degmadda Gacan Libaax. Shirkadda TELESOM ayaa ugu horayn gudoonsiisay Guddida Dhismaha Wadda Xaafadda
Madaxweyne Siilaanyo Oo Labada Gole la kulmaya iyo Arrimaha Uu kaga Hadlayo
Hargeysa(ANN) Madaxweynaha Somaliland ayaa saaka kulan la yeelanaya Labada file baarlamann’ waxaana la filayaa in Madaxweynuhu qudbad uu halkaa ka jeedinayo kusoo qaado arrimaha dib u dhaca doorashooyinka xaalada dalku marayo I yo arrimo kale. Post Views: 564
Al-shabaab Oo Weerar Iyo Qarax Ay Ka Fuliyeen Muqdisho Ku Khaarajiyay Dublamaasiyiin Iyo Dad Kale
Mogadishu(ANN)Xarakada Al-shabaab, ayaa weerar iyo qarax ay ka fuliyeen Huteel ku yaal magaalada Muqdisho ku khaarajiyay ugu yaraan 15 qof oo ay ku jiraan Dublamaasiyiin, sidoo kale ay ku dhaawacmeen weerarkaa ugu yaraan 10 qof. Sida sheegayaan wararka ka imanaya
DAAWO: Golaha Deegaanka Weles- Cardiff ee Cariga Ingiriiska Oo Aqoonsaday Somaliland
Wales(ANN)Golaha Deegaanka Wales –Cardiff ee cariga Ingiriiska, ayaa aqoonsaday qadiyada madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland. Kadib dood ay ka yeesheen qadiyada aqoonsiga Somaliland oo la horgeeyay golaha deeegaanka. Kumanaan ka tirsan Jaaliyadda Somaliland ee daafaha caalamka iyo wefti balaadhan oo ka tirsan
Madaxweynihii Yemen OO U Boqoolay Sucuudiga Kadib Weeraro Duufaan Dhinaca Cirka Oo Lagaga Baaciyay Xuutiyiinta Iyo Hogaamiyaha Shiicada Oo Ka Hadlay Duulaanka Sucuudiga
Warbixin Wararkii u danbeeyay ee Yemen: By. Carraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist. Aden(ANN)Madaxweynihii Dalka Yemen Abdrabbo Mansour, ayaa u boqoolay dhinaca Dalka Sucuudiga kadib Weeraro dhinaca Cirka ah oo u muuqday duufaan oo xalay lagu
Raysal Wasaaraha Somalia Oo Magcaabay Guddida Dar-dar Gelinta Shuruucda Dalka
Muqdisho(ANN)March 26, 2015. Rayasal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada, ayaa magcaabay Guddida Dib u eegista Shuruucda saldhigga u ah higsiga 2016 iyo Arrimaha Warbarashada dalka. Kulankaa