Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: April 2015

Total 116 Posts

With Saudi Arabia Faltering in Yemen, Power in the Region Has Begun To Swing East

Alastair Crooke Become a fan Fmr. MI-6 agent; Author, ‘Resistance: The Essence of Islamic Revolution’ Huffington Post BEIRUT – Saudi Arabia has announced the end to its campaign in Yemen, but nevertheless air attacks against Ansar Allah and former President

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xil Ka Qaadis Iyo Magcaabis Sameeyay

Hargeysa(ANN)Madaxweyneha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa soo saaray caawa digreeto xil ka qaadis iyo magcaabis masuuliyiin ka tirsan xukuumadda. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal saxaafadeed kasoo baxay qasriga Madaxtooyada. Qoraalka, ayaa u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed

Yemen’s War Shakes Up the Saudi Palace

By. Bruce Riedel King Salman’a terror-fighting nephew becomes crown prince; the king’s ambitious son, the defense minister and the face of the fight in Yemen, is now second in line to the throne. Less than four months after ascending the

No Debate against My Country, Somaliland.

The Theme for Somaliland 24th Independence Celebration, 18th May, 2015 “Somaliland Dalkayga, Doodi Kama Taagna” Press Release by 18 May Preparatory Committee The Preparatory Committee of the 24th Anniversary of 18 May, 2015 from when Somaliland regained its independence from

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Booqasho Uu Kaga Soo Laabtay Woqooyiga Ameerika Daawo

Hargeysa(ANN)Madaxweyne ku xigeenka JSL. Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici oo socdaal muddo qaatay kusoo maray qaarada waqooyiga Ameerika ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, waxa si heer qaran ah loogu soo dhoweeyey garoonka Egal intranational

kursigooow fadhigaagu macaanaa, ka kacaaguna adagaa! By. Axmed Naasir

Masuul marka uu xilka hayona qaranka amaana wanaagiisa sheega , marka xilka laga qaadan qaranka aflagaado cay iyo canbaarayn dusha u saara waligii kob cagaar leh kamasoo durduriyo, bulshadana harumar uma hor seedo, hankiisuna qaylo iyo hunguri ma dhaafo. bal

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Wuxuu Fahmay Halka Laga Dareewalinayay Dhibaatadii Reer Awdal Fahmi Waayeen: By. Maadhiin Tayuub

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici, wuxuu beryahan safar ku marayay Dalalka Maraykanka iyo Canada, safarka Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, waxay ujeedadiisu ahayd inuu dadka halkaa jooga ka dhadhiciyo horumarka iyo nabada dalkooda ka jirta iyo sida loogu bahanyahay

Sucuudiga Oo Duqeeyay Madaarka Sanca Xili Diyaarad Iran Leedahay Fadhiisatay Iyo Cabsida Laga Qabo Inay Quwaduhu Isku Hirdiyaan Yemen

Warbixin: Carraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Sanaa(ANN)Diyaaradaha Xulufada Sucuudiga, ayaa duqayn ku bilaabay dhabaha Caalamiga ah ee Madaarka Magaalada Caasimada Sanca ee Yemen. Kaddib markii maanta Diyaarad laga leeyahay Dalka Iran fadhiisatay. Brigadier General Ahmed Asseri

Shirkada Google Oo Heshiis La Gashay Wargeysyada Ugu Caansan Dunida Kaddib Canbaarayn Muddooyinkii U Danbeeyay Suuqa Ganacsiga Google Soo Waajahday

Brussels (ANN)Wargaysyada ugu waaweyn dhinaca dalalka Yurub oo sanadii u danbeeyay cabashooyin la xidhiidha dhibaatooyin dhaqaale oo shirkada Google ay horseed ka tahay, isla markaana la daalaadhacayay in ay la qabsadaan horumarka dhanka Tichgnolojiga casriga ah ee internetka oo ay

Madaxweynaha Somalia Oo Gaadhay Garoowe Iyo Ujeedada Booqashadiisa

Garoowe(ANN)Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaadhay xarunta Maamul Goboleedka Somalia ee Puntland, waxaana maanta kusoo dhoweeyay Magaalada Garoowe Madaxda Maamul goboleedka Puntland. Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa sheegay in ujeedada booqashadiisa Garoowe ee maamul goboleedka Puntland ay la xidhiidho shirka