Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: May 2015

Total 88 Posts

Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Booqday Goobta La Dejiyay Qoxootiga Soomaalida Kasoo Cararay Dagaalka Yemen

Berbera(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo oo safar ku jooga xarunta gobolka Saaxil ee Berbera, ayaa booqosho ku tegey maanta goobta la dejiyay dadka Qoxootiga Soomaalida ee kasoo qaxay dagaalada Dalka Yemen, wuxuuna Madaxweyne Siilaanyo xogwarsi la yeeshay qaar

Asxaabta Iyo Madaxtooyadu Yaanay Noqon Dariiqii Loo Soo Maro Lahaa Burburka Golaha Guurtida Somaliland

By. Cabduqaadir Cabdiraxmaan Xasan (Rakuub) Waxa lagama maarmaan ah in si mugle loo eego heshiiska sadexda Xisbi ee Somaliland wada gaadheen ee xukuumaddu gadhwadeenka ka ahayd, kaas oo lagu tilmaamay mid la xidhiidha arrimaha doorashooyinka iyo muddo-kordhinta ee dhowaan golaha

Reer Xamarku Ma Xumaanta Somaliland Keliya ayay Arkaan?

By. Maxamed Daahir Muuqaalladii argagaxa lahaa markii lagu baahiyey warbaahinta kala geddisan, arrintaasi waxay keentay in shacabka Somaliland oo aan wax badan hubsani uu si ballaadhan u dhaleeceeyo ugana horyimaaddo, waxaa fursaddaas ka faa’iidaystay shacabka iyo siyaasiyiinta Somalia oo nasab

Golaha Degaanka Gebiley Ma Helleen Guddoomiyihii Ay Sugayeen? By.Axmed Xasan Xaashi Tikniko

Gobolka Gabiley oo run ahaantii ah gobol baaxad iyo khayraad-ba isku darsaday, isla markaana ka mid ah ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan dalka jamhuuriyada Somaliland, ayaa golihiisa degaanka ee magaalo madaxda gobolka Gabiley wuxuu golihiisu ku caan baxay buuq iyo

Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Kedis Ah U Baxay Xili Muran Siyaasadeed ka Dhashay Heshiiskii Axsaabta Iyo Go’aankii Guurtida

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa safar gaaban oo aan hore loo shaacin ugu baxay maanta dhinaca magaalada Xeebta ah ee Berbera,iyadoo aan la ogayn ujeedada dhabta ah ee safarka Madaxweynaha. Hase yeeshe sida sheegayaan warar la xidhidha safarka

Xukuumada Somaliland oo ka Noqotay Go’aankii ay ku Mamnuucday Qaxootiga Soomaalida ah ee Ka Imanaya Yemen

Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland, ayaa ka noqotay go’aankeedii ee ahaa inay joojiyey qaxootiga Yemen ee ka soo degi jiray dekedda Berbera, gaar ahaan dadka Soomaalida ah, iyadoo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Waran-cadde uu sheegay in qaxootigaas la joojiyey toddobaadkii

Guuddomiyaha Guurtida Oo Gaashanka ku Dhiftay Ergeeyin U Ololaynayay Meel Marinta Heshiiskii Axsaabta Iyo Xukuumadda

Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ku wargeliyay Golihiisa in aan loo kala qaybin sidii golaha loo kala furfuri lahaa, wuxuuna ugu baaqay dhinacyada siyaasada ee axsaabta qaranka iyo xukumadda Madaxweyne Siilaanyo in aanay baalmarin Dastuurka Dalka. Guddoomiyaha

Daawo Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Mashaariic Cusub Oo Laga Hirgeliyay Madaarka Hargeysa

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa saaka xadhiga ka jaray mashaariic cusub oo lag a hirgeliyay Madaarka Caalamiga ah ee Egal International Airport ee Hargeysa. Halkan Ka Daawo Post Views: 326

Qiimaha Sarifka Dollarka Oo Si weyn u kacay Somaliland

Hargeysa(ANN)Qiimaha sarifka Dollarka ee lacagta qalaad, ayaa kneel share gaadhay muddooyinkii u danbeeyay Suuqyada sarifka ee magaalada Hargeysa, iyadoo qiimuhu malinba maalinta ka danbaysa kir u sii kacayo. ganacsiga Weriye ka tirsan shebekada Araweelo News Network, ayaa booqday suuqa ugu

Hoggaamiyayaasha Sadexda Xisbi Qaran Iyo Xukuumadda Oo Soo Afjaray Murankii Siyaasadeed Ee Arrimaha Dib U Dhaca Doorashada Iyo Qodobada Lagu Heshiiyay

Hargeysa(ANN)Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland, ayaa waxa caawa qasriga madaxtooyada kusoo afjaray khilaafkii u dhexeeyey asxaabta mucaaradka ah iyo xukuumada ee ku salaysnaa arrimaha doorashooyinka, waxaana dood dheer ka dib laga soo saaray kulankaa 4 qodob oo muhiima, kuwaas