Month: June 2015
Madaxweyene Siilaanyo Oo Markii Muda -Xileedkiisii Sharciga Ahaa Dhamaaday Magcaabay Wiilka Uu Sodoga U Yahay Iyo Nin Hore Ugu Saaqiday Anshaxa Siyaasada
Hargeysa(ANN)Madaxweyne Siilaanyo oo dhamaystay muda xiledkiisii sharciga ahayd Todobaadkan kadib shan sanadood oo uu xilka hayay mudada dastuurku waajibiyay, wuxuu xilal u magcaabay Wiilka uu sodoga u yahay iyo Nin ka mid ah dadka anshaxa siyaasada I yo akhlaaqiyaadkeeda
SOOMKA, Weydiin & Warcelin
Xassan Cumar Hoorri Qaybta 2aad Alxamdulillah. Mahaddu Allah ayay u sugnaatay. Allaha innagu galladay nimcada Islaamka. Nabad iyo naxariista Eebbe korkiisa ha ahaato, Muxammed, ergayga Allah u soo diray addoomahiisa si uu uga saaro mugdiga, uguna yabooho libinta ifka iyo
Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 33aad
Abu Marwan Ibn Zuhr (1091-1161 C.E.) Waxyaabaha uu cilmiga ku soo kordheyey aadka u miisaanka culus waxa ka mid ahaa inuu qoray buuggaag badan oo hadda laga hayo saddex kaliya, kuwaasoo kala ah Kitab Al Taisir Fi Al Mudawat Wa
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddoomiyaha KULMIYE Oo Ka Hadlay Shil Baabuur Oo Sababay Geerida Sadex Qof
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi, ayaa ka hadlay shil Baabuur oo sababay geerida Marxuum Weli Axmed Daa’uud oo ahaa Sarkaal sare oo ka tirsanaa Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, Marxuum Maxamed Daauud Yuusuf oo ahaa (Weriye ka tirsanaa
Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhaar Iyo Dar-daaran Isu Raaciyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku dhaariyey Gudoomiyaha Maxkamada Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed oo madaxweynuhu xilkaa u magacaabay 24 May 2015, isla markana u gudbiyey Baarlamanka Somaliland oo ansixiyay 3 Jun 2015. Sidaana
SOOMKA, Weydiin & Warcelin
SOOMKA, Weydiin & Warcelin Xassan Cumar Hoorri Qaybta 1aad Alxamdulillah. Mahaddu Allah ayay u sugnaatay. Allaha innagu galladay nimcada Islaamka. Nabad iyo naxariista Eebbe korkiisa ha ahaato, Muxammed, ergayga Allah u soo diray addoomahiisa si uu uga saaro mugdiga, uguna
Somaliland : Shil Baabuur Oo Sababay Geeri Naxdin Leh Kadib Markii Uu Qalibmay Gaadhi Ka Mid Ah Kolanyo Gaadiid Oo La Socotay Wasiirka Maaliyadda
Hargeysa(ANN)Shil Baabuur oo ka dhacay Duleedka dhinaca Bari ee magaalada Hageysa, ayaa sababay dhimashada Allah ha u naxariistee Weli Daa’uud Cigaal oo ka mid ahaa saraakiisha sare ee Wasaaradda Maaiyadda Somaliland iyo Marxuum Axmed Daa,uud Yuusuf oo ka mid ahaa
An Open Letter to US President Barack Obama
June 27, 2015 President Barack Obama The White House 1600 Pennsylvania Ave NW Washington, DC 20500 Dear Mr. President: We the people of Somaliland are very happy to hear that you will be heading to Horn of Africa by the
Al-shabaab Oo Galaalafay Xero Ciidamada AMISOM Ku Lahaayeen Duleedka Muqdisho Khasaaraha Dhimashada Ku Dhowaad 50 Askari
Mogadishu(ANN)Al-shabaab ayaa galalaftay xero Ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ku lahaayen duleedka magaalada Muqdisho, taas oo ku taal Leego oo qiyaastii 62 miles Woqooyi galbeed kaga beegan Muqdisho. Ku dhwaad 50 ka md ah ciidamada AMISOM ayaa ku dhintay weerarkaa oo
Madaxweyne Siilaanyo Muxuu Ka Yidhi 55 Guurada 26 Juun Oo Ku Beegan Dhamaadka Mudada Shanta Sanadood Ee La Doortay ?
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka hadlay 55 guuradii kasoo wareegtay markii ay Somaliland xoriyadeeda ka qaadatay Mustacmaradii Boqortooyada Britain (United Kingdom) 26 Jun 1960, taas oo ku beegan dhamaadka shan sanadoo oo xilka loo doortay Madaxweyne Siilaanyo