Month: July 2015
Wararkii U Danbeeyay Ee Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Safray Kala Badh Wadada Ceergaabo Oo La Dhamaystiray
Ceel-Afweyn(ANN)Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey ee socdaalka ku marayey maalmahan gobolada bari ee dalka, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey jiidaha u dhexeeya Burco ilaa Ceel-afweyn. Kaddib markii ay wefdiga Madaxweyne Siilaanyo saaka
Hoggaamiyihii Daliban Ee Mullah Omar Oo La Sheegay Inuu Geeriyooday Saddex Sanadood Ka Hor Iyo Afhayeen Ururka Ka Tirsan Oo Ka Hadlay
Afghanistan(ANN)Afhayeen u hadlay kooxda dagaalyahanka Daliban, ayaa u sheegay Idaacada BBC-da in Ururka Daliban warmurtiyeed ka soo saarayaan arrinta la xidhiidha inuu dhintay Hoggaamiyihii Ururkooda Mullah Maxamed Cumar, kaddib markii Xukuumadda Afghanistan sheegtay in hoggamiayaha kooxda Mullah Maxamad cumar geeriyoday.
Marwada Koowaad Ee Somaliland Oo Kormeertay Xarunta Aggoomaha Burco
Burco(ANN)Marwada Koowaad ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Marwo Aamina Weris Sh Maxamed Jirde ayaa Galabta kormeer ku Tagtay Xarunta Agoomaha iyo Rajayda ah lagu xanaaneeyo ee URTAHEGAN iyo weliba Xarunta Daryeelka Darbijiifta Magaalada Burco, iyadoo Marwadu Xadhiga ka jartay Qaybo Cusub
Daawo Madaxweyne Siilaanyo Oo Gaadhay Jiida Hore Ee Ciidanka Qaranka Ee Ku Sugan Duleedka Garoowe
Laascaanood(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefdi uu hogaaminayo oo booqasho ku maraya gobolada bariga Somaliland, ayaa gaadhay maanta fadhiisinka jiida hore ee ciidanka Qaranka Somaliland ee kulaalaya Garoowe oo xarun u ah maamulka Puntland. Daawo Madaxweyne Siilaanyo booqashadiisa
Bulshada Gobolka Togdheer oo Farriin Ficil Ah U Muujiyay Madaxweyne Siilaanyo: Warbixin
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxmed Maxamud Silanyo ayaa shalay Gelinkii Danbe Soo Gaadhay Magaalada Burco iyadoo uu Subaxnimadii kasoo kicitimay Caasimadda Dalka, Madaxweynaha oo Socdaalkiisu Daaranaa u kuurgelidda iyo kormeeridda Mashaariicda Waddooyinka ee wasaaradda Madaxtooyada iyo Wakaaladda Horumarinta Waddooyinku
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Shaaciyey Mawqifkiisa Garsoorayaasha Madaxweynuhu Magacaabay
Hargeysa (ANN) Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa ka hadlay mawqifkiisa garsoorayaasha cusub ee Madaxweyne Siilaanyo magaacabay iyo go’aanka lagu kordhiyey tirada guud ee garsoorayaasha ka hawlgeli doona Maxkamadda Sare ee Somaliland. Garsoorayaasha Maxkamadda
Laba Baabuur Oo Ku Qalibmay Duleedka Magaalada Ceergaabo Oo Wado Laami Ah Laga Dhigay Markii U Horaysay
Ceergaabo(ANN)Laba Baabuur oo kuwa xamuulka qaada ah, ayaa ku qalibmay duleedka magaalada Ceergaabo oo markii u horaysay laga dhigay jid laami ah kadib markii xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo bilawday jidka dheer ee isku xidha magaalada Ceergaabo ee xarunta u ah gobolka
Qarax Weyn Oo Dhulka La Simay Huteelka Al jazeera Ee Muqdisho Iyo Khasaaraha Sii Kordhaya
Muqdisho(ANN)Qarax weyn oo ka dhacay Huteelka Al Jazeera ee magaalada Muqdisho ayaa sababay khasaare dhimasho ilaa inta la ogyahay 10 qof iyo dhaawac intaa ka baddan sida ay sheegayaan wararka hordhaca ah ee Ka imanaya magaalada Muqdisho. Qaraxa oo dhacay
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Hanjabay In Cidii Sharciga Baalmarta Laga Qaadi Doono Tallaabo Aanay Mahadin
Hargeysa(ANN)Madaxweyne Siilaanyo ayaa ku hanjabay in ciddii sharciga baalmarta la Marin doono tallaabo aanay mahadin cawaaqibkeeda, wuxuuna mucaaradka usoo jeediyay inay ilaaliyaan sharciga iyo Dastuurka dalka. Madaxweyne Siilaanyo waxa kale oo uu ka hadlay arrimaha muranka ka taagan doorashooyinka iyo
Madaxweyne Siilaanyo Oo Galalafay Garsoorka Ugu Sareeya Dalka Magcaabis Iyo Xil Ka Qaadis
Hargeysa(ANN)Madaxweyne Siilaanyo ayaa seefta la galay garsoorka ugu sareeya dalka, wuxuuna xilalkii ay hayeen ka qaaday sadex garsoore oo ka tirsan garsoorayaasha maxkmadda sare, isla markaana wuxuu magcaabay 8 garsoore oo cusub. sidaana waxa lagu sheegay warsaxaafadeed saaka barqadii