Month: August 2015
Murugada Geerida Marxuum Siciid Cali Giir Halgamaa La Ilaaway Iyo Hadhaagii Halyeeyadii Qaranka : warbixin Carraale M jama
Laascaanood(ANN)Alla ha u naxariistee Marxuum Siciid Cali Giir oo ahaa halgaamaa ka mid ahaa hadhaaga halyeeyadii Somaliland, ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo mudooyinkii u danbeeyay uu ku noolaa. Marxuumka ayaa taariikh weyn ku lahaa
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Heshiiska Gollaha Wakiilàddu Laàleen Ee Shirkaddaha Là Doonayay In Làgu Wareejiyo Haàmmaa Kaydka Shidaalka
Hargaysa ANN)Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelint Somaliland Cabdullaahi Maxamed Daahir Cukuse , ayaa ka hadlay Mooshinkà mudanayaasha golaha wakiiladda Somaliland shalay ku laaleen heshiis xukuumaddu ku doonayso inay shirkaddo gaar ah ugu wareejiso Haammaha Kaydka Shidaalka ee Berbera. Wasiir Cukuse
Gollaha Wakiilada Oo Ganafka Ku Dhiftay Qorshe Xukuumaddu Si Hoose Ugu Wareejinaysay Haammaha Shidaalka Berbera Ganacsato
Hargeysa(ANN)Gollaha Wakiiladda ayaa ganafka ku dhiftay qorshe Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku dodnaysay in Haammaha Kaydka Shidaalka ee Berbera gacanta loogu geliyo koox ganacsato ah. Fadhigii gollaha ee maanta ayaa xildhibaanada loo soo bandhigay in golluhu go’aan ka gaadho mooshin la
Astaamaha Hoggaamiyaha Wanaagsan: By, Prof. Jaafaa
Culimada ku xeelka dheer Cilmi-nafsiga bulshada aadamiga ah, waxay xaqiijiyeen oo farta ku wada fiiqeen ;” Ahmiyadda Hoggaaminta iyo kaalinta ay ku leedahay dhismaha iyo horumarka bulshooyinka kala geddisan”. Waxay Culimmadu caddeeyeen ; Inuu Madaxweynuhu ama Hoggaamiyuhu saldhig u yahay
Ganacsatada Huteelada Waaweyn Ee Caasimada Oo Khaatiyaan Ka Taagan Caruuro Ku Xoogsada Rabshaddaha
Hargeysa (ANN) Dadka gànacsatada àh ee leh Huteeladda Waaweyn ee ku yaal caasimadda Hargeysa, ayaa khaàtiyaàn ka taagan kooxo dhàllinyàro rabshoolàyaal ah, kuwaas oo rabshado ka sameeya xiliyada xafladuhu ka socdaan hudheelada maalin iyo habeenba. Rabshadaha dhallinyaradu sameeyaan, ayaa sababa
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddomiyaha Kulmiye Oo Ka Hadlay Oday Ku Geeriyooday Boorama
Hàrgeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ka hadlay geerida Marxuum Xaaji Daahir Cilmi Ducaale oo ka mid ahaa odayaasha waxgaradka ee Boorama, isla markaana ka. Mid ahaa Odayaasha kasoo qayb qaatay nabadayntii dalka. Qoraal tacsi ah oo kasoo baxay
Garsoorka Somaliland Oo Isku Shaandhayntii Ugu Balaadhnayd Lagu Sameeyay 16 Garsoorayaal Iyo Xeer-ilaaliyayaal Oo Shaqada Laga Eryay
> Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Caddaalada iyo Arrimaha Garsoorka Somaliland, Xuseen Axmed Caydiid ayaa soo saaray isku shaandhayntii ugu balaadhnayd ee lagu sameeyo garsoorka dalka iyo garsoorayaashii ugu baddnaa ee shaqada laga eryo tan iyo intii ay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo la wareegtay
Mudanayaasha Wakiiladda Oo U Balamay In Go’aan Gole Laga Soo Saaro Qaabka Sharci-darada Ah Ee Loo Wareejiyay Haammaha Shiidaalka Berbera
Hargeysa(ANN) Guddoomiyaha Gudi hoosadka Ilaalinta Hantida Qaranka iyo Dabagalka Musuq maasuqa ee golaha wakiillada, Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi, ayaa warbixin uu ka jeediyay fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada ee Somaliland ku kashifay qaabka khaldan ee loo maray wareejinta Haammaha shidaalka
Mo Farah Oo ku Guulaystay Tartanka 5,000m Ee Ciyaaraha Adduunka Halkan Ka Daawo
Beijing(ANN) Mo Farah oo ah Orodyahan u dhashay Somaliland, isla màrkaana haysta dhalashada Britain ayaa ku guuleeystay tartanka Guulaystay Tartanka 5,000m Ee Ciyaaraha Adduunka ee fudud oo ka socda magaalàdà Beijing ee dalka Shiinaha, Mo Farah ayaa hore ugu guulaystay
Laba Doonyood Oo Siday Tahriibayaal Gaadhaya 500 Qof Oo Ku Haligmay Badda Liibiya
Zuwara, west of Tripoli(ANN) Laba Doonyood oo ay saarnaayeen ugu yaraan muhaajiriin gaadhay 500, ayaa ku haligmay Xeebta Biyaha Libiya magaalada Zuwara oo dhinaca galbeed ka xigta caasimada Libiya ee Tripoli. Sida ay dadka deegaanku u xaqiijiyeen Weriyaha BBC-da Rana