Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2015

Total 78 Posts

Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Samaale Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Tartanka Loogu Jiro Musharaxnimada Xisbiga KULMIYE Iyo Arrimo Kale

Hargeysa(ANN)Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa ka hadlay mawqifkiisa siyaasadeed ee xiligan xiisada ka dhalatay xaraaradda tartanka musharixiinta u xusul duuban Madaxweynaha ee KULMIYE iyo mawqifkiisa halka uu ku danbeeyay hungurigii ka hayay inuu yahay musharax jagada

Xukuumadda Somaliland Oo Idaacadda VOA Hawadeeda Ka Mamnuucday

Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland ayaa ka mamnuucday In laga dhegeysto hawadeedda Idaacadda Maraykanka ee VOA, taas oo mawjadeeda FM, laga dhergaysan jiray Somaliland gaar ahaan gudaha Magaalada Hargeysa ee Caasinadda iyo nawaaxigeeda. Idaacadda ayaa hawada laga waayay sàacadihii u danbeeyay, waxaana lagu

Kooxda Xidigaha Geeska Oo Xabsiga Laga Siidaayay Iyo Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Hadlay

Hargeysa(ANN)Àfar Fannaan oo ka mid ah Kooxda Xidigaha Geeska, ayaa xoriyadoodii dib u helay, kadib markii muddo Afar maalmood ah ku xidhnaayeen xabsiga magaalada Hargesa, kuwaas oo shalay lasoo taagay maxkamadda gobolka Hargesa, isla markaana rumaan todoba maalmod ah ay

Xulufada Sucuudiga Oo Canbaarayn Kala Kulmay Weerar Lagu Xasuuqay Tiradii Ugu Badnayd Ee Dad Shacab Ah Dalka Yemen

Yemen-Mocha(ANN)Xulufada Dagaalka Yemen, ayaa gaashaanka ku dhufatay inay Diyaarado ay leeyihiin masuul ka ahaayeen weerar dhinaca cirka ah oo lagu qaaday xaflad aroos oo ka socotay Magaalada Xeebta dhinaca Koonfur Galbeed ee Mocha oo ku taal Badda Cas. Munaasibad balaadhan

Kooxda Xiddigaha Geeska Oo Maxkamad Làsoo Taagay

Hàrgeysa(ANN)Kooxda Xiddigaha Geeska ee xabsiga loo taxaabay,ayaa lasoo Taagay Maxkamadda gobolka Hàrgeysa maanta. Kadib markii todobaadkan laga qabtay Madaarka, iyagoo kasoo laabtay dhinaca magaalada Muqdisho, halkaas oo ay kusoo dhigeen bandhig fanneed. Afàrta Fannaan ee Kooxda Xiddigaha, àyaa Maxkamaddu dhegeystay

Britain Pledges send Troops to Somalia and South Sudan

London(ANN) Britain will deploy more than 300 troops for United Nations peacekeeping operations in Somalia and South Sudan in a bid to counter instability in Africa that is causing mass migration and facilitating the rise of terror groups, Prime Minister

Britain Oo Ciidamo U Diray Somalia

London(ANN)Dawlada Britain, ayaa cadaysay inay Ciidamo U dirayso dàlka Somalia ee colaadduhu naafeeyeen, kuwaas oo ka qayb qaadanaya sidii kooxda Al-shabaab looga saari lahaa meesha. Sidaana  waxa baahiyay Wakaalada Wararka ee AFP oo soo xiganaysay afhayeen u hadlay  Raysal wasaaraha

Wasiirka Arrimaha Guddaha Waxa Laga Rabbaa Inuu Soo Caddeeyo Eeddaha Loo Xidhay Fannaaniinta Xidigaha: By. Naasir-Gargaar

“Anigoo ah Naasi-Gargaar, waxaan aad iyo aad uga xuamahay, isla markaana aan cambaaraynayaa xadhigga lagula kacay Afar Fannaan oo ka tirsan Fannaaniinta Kooxda Xidigaha Geeska oo Xukuumadda Somaliland ku xidh-xidhay Axaddii Maanta Garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa oo ay

Wajiyaal kala-muuq ah…!!Faallo

Saggootigii Madaxweynaha iyo Salaantii Waji-gabaxa… By: Saleeban Cabdi Cali (Kalshaale) Marka la eego xarraarada dhanka loollanka u dhaxaysa Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada/ ahna hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, waxa ay

Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Afar Ka Mid Ah Kooxda Fanka Ee Xiddigaha Geeska

Hàrgeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland ayaa xabsiga u taxaabtay Afar ka mid ah Xiddigaha Geeska oo dhowaan safar fanneed ugu baxay dàlka Somalia, isla markaana màanta kusoo laabtay Hargeysà. Kadib markii ay magaalada Muqdisho kasoo sameeyeen bandhig fanneed. Khadra Sinimoo oo ka mid