Month: October 2015
Madaxweyne Siilaanyo Oo Khilaafka KULMIYE U Magcaabay Guddi
Hargeysa(ANN)Kulamo iyo shirar ilaa xalay ka socday qasriga Madaxtooyadda Somaliland oo u dhexeeyay Madaxweyne Siilaanyo iyo dhinacyada khilaafku ka dhexeeyo ee Xisbiga KULMIYE, ayaa sababay in Madaxweyne Siilaanyo guddi ka kooban shan xubnood u magcaabo xalinta khilaafka xsibiga. Ma jiro
Guddoomiye Cabdiraxmaan Talyanle Oo Rajo Ka Muujiyay Khilaafka Xisbiga KULMIYE Kadib Kulan Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha saddexaad ee xisbiga Kulmiye Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle oo ka mid ah dhinacyada Xisbiga KULMIYE, ee xalay la kulmay Madaxweyne Siilaanyo si xal loogu helo khilaafka xisbiga, ayaa sharaxaad kooban ka bixiyay waxyaabaha laga wada hadlay iyo natiijada kulanka ay
Carwada Ganacsiga Somaliland Oo Laga Furay Huteelka Guuleed Ee Magaalada Hargeysa
Hargeysa(ANN)Carwo Ganacsiga Somaliland ayaa maanta laga furay Huteelka Guuleed ee Magaalada Hargeysa, iyadoo ay waxyaabo kala duwan iyo adeegyada dhinaca ganacsiga ah kusoo bandhigeen shirkado waaweyn sida Dahabshiil Group, Teleson, Somcable, SPS iyo shirkado kale oo qaarkood adeegyo cusub soo
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Oo Uga Mahadceliyay Madaxweyne Silaanyo Xilka Loo Magcaabay
UK-Bristol(ANN) Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Jamhuuriyadda Somaliland Kaysar Cabdilaahi Maxamed oo hore u ahaa Safiirka Wareegga ee Somaliland (Ambassador at Latge} ka hor intii aanu Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabin xilkaa todobaadkan, ayaa uga mahad celiyay Madaxweynaha xilka
Dhinacyada Ku Loolamaya Xisbiga KULMIYE Oo Madaxtooyadda Somaliland Kulan Albaabada Loo Xidhay Ku Yeeshay
Hargeysa(ANN)Dhinacyada khilaafka xisbiga KULMIYE, ayaa kulan Albaabada loo xidhay ku yeeshay caawa qarsiga Madaxtooyadda Somaliland. kulankaa oo aan wax war oo rasmi ah kasoo bixin, isla markaana ujeedadiisu tahay isku day la doonayo in xal loogu helo khilaafka ka aloosan
Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga Dr. Maxamed Cabdullaahi Oo Ka Hadlay Khilaafka KULMIYE Iyo Arragtidiisa Xalka Mustaqbalka Xisbigaa
Hargeysa(ANN)Wasiirkii hore ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah, isla markaana in baddan ahaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa ka hadlay khilaafka Xisbiga KULMIYE iyo kala qaybsanaantu dhibaatada iyo guuldarada ay geyeysiinkarto xisbiga
Madaxweyne Siilaanyo Oo Magcaabay Masuuliyiin Kale
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-36561/102015 ku magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dib-u-dejinta Jamhuuriyadda Somaliland. Madaxweynuhu:-Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ee ay Wasaaraduhu
Madaxtooyadda Somaliland Oo Soo Saartay Magcaabis Iyo Isku Bdel Golaha Wasiiradda, La-taliyayaal Iyo Agaasimayaal
Hargeysa(ANN)Madaxtooyadda Somaliland, ayaa soo saartay digreeto magcabis, isku shaandhayn iyo xilal cusub oo Wasiiro, La Taliyayaal iyo Agaasimayaal, kuwaas oo ay ku jiraan xubno cusub oo kusoo biiray xayndaabka xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo kuwo xilalkii ay hayeen laga bedelay. sidaana
Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Ka Digay In La Afduubo Shirka Gollaha Dhexe
Hargeysa(ANN)Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland, isla markaana ka mid ah Musharaxiinta Xisbiga KULMIYE ku loolamaya Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ka digay in la afduubo shirka golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE, isagoo walaac ka muujiyay habka loo wado qaban-qaabada shirka
THINK AGAIN: Is Somaliland still a good news story?
In Somaliland, most politicians are known by their nicknames. So President Ahmed Mohamed Mohamoud is ‘Silanyo,’ which translates to ‘skinny lizard’ – a throwback to his youth when he was tall and slim. President Silanyo is not skinny anymore,