Month: November 2015
Somaliland: Xukuumadda Oo Xabsiga U Taxaabtay Laba Suxufi Iyo Sababaha Xadhigooda
Hargeysa(ANN) Xukuumadda Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabtay laba weriye oo midkood ahaa Agaasimihii Bulsho Tv Rashiid Nuur Wacays Iyo Wariye Saciid Khadar Cabdilaahi. kadib markii Ciidamada Boolisku saaka ka qabteen Xafiiska Xeer-ilaalinta guud ee Qaranka. sida lagu baahiyay Telefishanka BulshoTv,
Warbixin Iftiimisay Inay Saddex Jibaarantay Dhalinyaradda U Geeriyootay Cudurka HIV/AIDS
Hargeysa(ANN) Saddex Jibaar ayay kor u kacday Tirada dhalinyaradda da’ yarta ah ee u dhimatay xannuunka HIV/AIDS, taas qiyaasta warbixintu sheegay ka dhigtay inay saddex jibaarantay 15 sannadood ee u dambeeyey. sidaana waxa lagu iftiimiyey daraasad UNICEF soo saartay. Carruurta
Shirkadda SOMTEL Oo Soo Bandhigtay Abaalmarintii Ugu Weynayd Oo Qiimaheedu Ka Badan Yahay Afartan Kun Oo Dolar
“Hadal Oo Hel Maalin Kasta Hal Milyan”Halku Dhega Barnaamijka Abaalmarinta SOMTEL Hargeysa(ANN)Shirkadda Somtel ayaa Xalay Xaflad aan nooceeda hore loo arag kusoo bandhigtay Badhtamaha Suuqa Wayn ee Faras Magaalaha Hargeysa, iyadoo abaalmarintaa lasoo dhigay barxada lagu soo bandhigay ee Wajahada
Siyaasadda ugu Habboon ee La Gudboon Xubnaha Isbahaysiga Murashaxiinta ee Lagaga Guulaystay Tartankii KULMIYE
Qore: Siciid Maxamed Jaamac (Boodsane) Maqaal hore ugu soo baxay wargeysyada Jamhuuriya (Axad, 22.Nov.2015, Vol.24, Cadadka 5923), Foore (Isniin, 23.Nov.2015,Vol.4 Cadadka 800aad) iyo Hubaal waxaan ku falanqeeyay arrimihii sababay guushii Muuse Biixi iyo guuldarradii Isbahaysiga ee shirkii Golaha Dhexe ee
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaalka Gaalkacayo
Hargeysa(ANN)Xukuumada Somaliland, ayaa ugu baaqday dhinacyada ku dagaallamaya magaalada Gaalkacyo inay joojiyaan dagaalka, isla markaana gacan ka hadalka ku bedelaan wada hadal. Sidaana waxa sheegay Wasiirka Arrimaha dibedda Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo maanta warbaahinta kula hadlay garoonka diyaarada
Madaxweynaha Turkiga Oo Gaabsaday Inuu Raali-gelin Ka Bixiyo Diyaaradii Ruushka Iyo Maydka Duuliyihii Dhintay Oo La Helay
Ankara(ANN)Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa cadeeyey sida uu uga xun yahay diyaaradii dagaalka ee Ruushka lahaa ee Ciidamada Turkigu ku soo rideen, meel u dhow xadka Suuriya. Madaxweynaha ayaa ka gaabsaday inuu raali-galin bixiyo, balse wuxuu Mr. Erdogan ka
Xaaladda Magaalada Gaalkacayo iyo Wararkii U Danbeeyay Ee Dagaalka
Gaalkacayo(ANN)Xaalada Magaalada Gaalkacayo ee badhtamaha Somalia, ayaa degan kadib dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo shalay ku dhexmaray halkaa Ciidamo kala taabacsan Maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug ee Somalia. Saraakiisha Caafimaadka, ayaa sheegay in dagaalka shalay uu sababay ku dhowaad
Somaliland Waxay U Baahan Tahay Dib-U-Habayn Mug Leh Iyo Jihayn Cusub
By: Cabdiraxmaan Cadami Gudiga Daba-galka Hubka ee dalalka Eritrea, Somalia iyo Somaliland (International crisis group) oo loo soo gaabiyo ICG waxay dhawaan soo sareen warbixintoodii sanadlaha ee 2015. Gaar ahaan Somaliland waxay ka qoreen warbixin dheer oo tilmaamaysa dhaliilo meelo
Madaxweyne Geellaha Djibouti Oo Sheeegay In Dalkiisu Juhdi Gelinayo Soo Celinta Midnimadii Soomaaliya Xili Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Kulamo La Yeeshay
London(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti md Ismaaciil Cumar Geele ayaa waraysi gaara oo uu siiyey wargeyska sharqal awsat ee ka soo baxa carrigga Ingiriiska wuxuu kaga hadlay arimo badan oo khuseeya amaanka gobolka,xidhiidhka Jabuuti iyo Sucuudiga,Saldhigyada Ciidan ee ay marti geliyaan,kaalintooda geeska
HRW slams Saudi’s killing of civilians in Yemen
New York(ANN)The Human Rights Watch (HRW) has slammed Saudi Arabia’s targeting of civilians in Yemen, saying the kingdom and its supporters in the West have failed to provide answers over the killing of civilians in the impoverished country. In a