Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2015

Total 128 Posts

Burco: Maayar Muraad Oo Ka Sheekeeyey Dhacdooyin Xiiso Baddan Oo Kasoo Maray Laaluushka intii uu xilka Hayey

Araweelo News Network Birco(ANN)Maayirka magaalada Burco Md. Maxamed Cabdiraxmaan Muraad, ayaa shaaca ka qaaday in ay maxkamadda kaga socoto dacwad ay ku oogeen dad uu sheegay inuu ka diiday laaluush ay siinayeen. Maayar Muraad oo ka hadlayey kulan uu Komishanka

Sirdoonka Maraykanka Oo Dhegaysta Telefoonka Ra’iisal-wasaaraha Yuhuudda Iyo Xog Khatar Ah Oo Ay Ka Heleen

Araweelo News Network Washington(ANN)Dawladda Maraykanka, ayaa la ogaaday inay si joogto ah u dhegaysato, una basaasto xidhiidhka isgaadhsiineed ee uu leeyahay Ra’iisal-wasaaraha dalka Israa’iil Mr. Benjamin Netanyahu oo ay xulafo iyo saaxiibtinimo dhaw ka dhexayso. Wargeyska Wall Street Journal ee

Daacish oo Weerartay Diyaarad Ra’iisal-wasaaraha Ciraaq la Socday

Araweelo News Network Iraq(ANN)Dagaalyahanno ka tirsan ISIS/Daacish, ayaa weerar ku qaaday diyaarad uu la socday Ra’iisal-wasaaraha dalka Ciraaq Mr. Xaydar Al-abadi oo booqday magaalada Ramadi, kadib markii ciidammada dawladdiisu maalmo ka hor ka qabsadeen kooxdaas oo muddo dheer gacanta ku

Xildhibaan Obama Oo Iftiimiyay Musuq-Maasaqa Hadheeyay Hay’addaha Dawlada Ee Xukuumadda Siilaanyo Iyo Qandaarsyada Lagu Naas-nuujiyo Shaqsiyaad Gaar ah

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Guddi-hoosaadka ilaalinta iyo dabagalka hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ku eedeeyey wasaaraddaha xukuumadda talada haysa ee Madaxweyne Siilaanyo inay jabiyeen sharciga u yaal qandaraasyada dalka. Guddoomiyaha Guddiga ilaalinta iyo dabagalka hantida qaranka ee Golaha

Daacish Oo Sucuudiga Iyo Israel Farriimo Hanjabaad ah Hawada u Mariyey

Araweelo News Network Iraq(ANN)Hoggaamiyaha ururka la baxay dalwadda Islaamka (ISIS) ee ka dagaallama dalalka Ciraaq iyo Suuriya, ayaa farriimo hanjabaad ah u diray dalalka Sucuudiga iyo Israa’iil. Hoggaamiyaha ISIS Abu Bakar al-Baqdaadi oo soo diray cajalad muuqaal ah, waxa uu ku

2015: Suxufiyiinta Caalamka Lagu Dilay

Araweelo News Network Paris (ANN)Guddida Difaaca Suxufiyiinta Caalamka ee (CPJ), ayaa soo bandhigay tirada weriyeyaasha lagu dilay daafaha adduunka sannadkan sii dhammaanaya ee 2015, kuwaas oo tiradoodu dhan tahay 69 suxufi. Warbixin Guddiga CPJ soo saareen Todobaadkan, isla markaana lagu

Raysal wasaarihii Hore Ee Yuhuuda Oo Maxkamaddi Xasbiga U Dirtay

Araweelo News Network TelAviv (ANN)Maxkamadda Sare ee waddanka Israaiil, ayaa xukun 18 bilood oo xadhig ah ku ridday Ra’iisal-wasaarihii ee dalkaa Mr. Ehud Olmert, kaddib markii lagu helay fadeexad la xidhiidha laaluush uu qaatay. Mr. Ehud Olmert oo 70 jir

Qormo Muhiim ah: Sigaarku waa Dilaa Halis ah

Qaybtii Labaad, By. Sulaymaan Axmed Yuusuf Qaabka uu yahay qofka sigaarka cabba Gebi ahaanba qofka sigaarka cabba waxa ka soo baxaysa ur iyo raa’ixo aad u qadhmuun, oo dhibaysa dadka jaarka la ah, sida xaaskiisa, dadka muslimiinta ah ee salaadda

Somaliland: Ururka SOLJA Oo Ugu Baaqay Hay’addaha Dawladda inay ku Dhaqmaan Xeerka Saxaafadda

Hargeysa (ANN)Ururka Suxufiiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa faahfaahin ka bixiyey waxyaabaha u qabsoomay sannadkan dhammaanaya ee 2015, iyadoo sidoo kale uu ururku baaqyo iyo tallooyin kala duwan u jeediyey xukuumadda, bahda saxaafadda iyo hay’addaha ay la leeyihiin xidhiidhka wada-shaqayneed. Warbixin

Dooddaha Ka Dhashay Dhisme Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Dhawr sanadood Ku Shaqaynaysay Oo Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray

Araweelo News Network Hargaysa(ANN)Mmadaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa xadhiga ka jaray maanta dhisme wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ku dhowaad laba sanadood ka hor. Dhismahaa oo ka kooban Sadex dabaq, ayaa lag dhisay Dhulka Xafiiskii hore ee Gobolka oo