Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2016

Total 142 Posts

“Waajibkayagu Waa Sii Waddida Aqoonsi Raadinta Qadiyadayada, Waxaanu La Kulanay…….” Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Ku Sugan Goobta Shirka Midawga Afrika

Araweelo News Network Addis Ababa(ANN)Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo ku sugan goobta uu shirka Midawga Afrika ee galabta lasoo gebagebeeyay ka dhacay, ayaa sheegay inay kulamo la yeesheen Dublamaasiyiin iyo Madaxda qaar ka mid ah dalalka

Sir Terry Wogan may have died but his melodious tones will remain with a generation

Araweelo News Network London(ANN)The beloved broadcaster has lost his battle against cancer aged 77, surrounded by his family. Sir Terry Wogan may have gone but his melodious tones will remain with a generation for ever. We woke up to that

Madaxweyne Siilaanyo Oo Kusii Jeeda Jiida Hore Ee Fadhiisimada Ciidanka Qaranka Somaliland

Araweelo News Network Burco(ANN)Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa galabta gaadhay Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Madaxweyne Siilaanyo, ayaa saaka safar ugu baxay gobolada Saaxil iyo Togdheer, iyadoo dadeynaha Togdheer iyo Saaxil si

Kooxda Booko Xaraam Oo Xasuuq Ka Geysatay Woqooyi Bari Dalka Nigeria

Araweelo News Network Dalori(ANN)Kooxda Booko Xaraam ee ka dagaalanta Dalka Nigeria, ayaa weerraro qaraxyo ah oo ay ka fulisay xero ay ku noolyihiin 25, 000 qoys oo qoxooti ka barakacay deegaamada dagaalka u dhexeeya kooxda iyo Ciidanka Nigeria ku dilay

Sir. Terry Wogan: Weriye Ruug Cadaa Ka Baxay Warbaahinta Britain

Araweelo News Network London(ANN)Warye Terry Wogan oo ka mid ahaa wariyeyaasha ugu waaweyn ee dalka Britain sanaddo badan, ayaa geeriyooday. Mr. Wagon ayaa waxaa ay xiligan dadiisu ahayd todobaatan iyo todoba sanadood. sida lqagu sheegay qoraal kasoo baxay qoyskiisu, waxay

Madaxweyne Siilaanyo Safar Aan Hore Loo Shaacin U Baxay

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, ayaa si lama filaan ah ugu baxay safar aan hore loo shaacin. kolanyada Madaxweynaha Somaliland/caption] Madaxweynaha oo saaka ka anbabaxay magaalada Hargeysa, ayaa gaadhay galabta xarunta gobolka Togdheer ee Burco, halkaas oo si

Natiijada Dadka Iska Diiwaangeliyay Magaalada Burco Oo Muujisay Sida Dadweynaha Gobolka Togdheer Ugu Soo Baxeen Diiwaangelinta

Araweelo News Network Burco(ANN)Liiska Tirada dadka isdiwaangalisay gudaha Magaalada Burco muddo laba Todobaad ah oo ay diwaangalintu ka socotay Caasimada Labaad ee Somaliland xarunteeda magalaada Burco, ayaa la shaaciyay maanta. Shan goobood, ayaa la sheegay inay kasii soconay diiwaan gelintu,

Dr Xaglo-Toosiye Oo Ku Guuldaraystay Inuu Buuhoodle Ka Saaro Cali Khaliif Galaydh Iyo Kormeerka Cusbitaalka Uu Hore Halkaa Uga Dhisay Oo Calaamatu Su’aal Saarantahay

Araweelo News Network Buuhoodle(ANN)Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye) oo ku suganaa maalmihii u danbeeyay Magaalada Buuhoodle, ayaa ku guuldaraystay inuu magaalada ka saaro Hor-joogaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh oo ku sugan halkaa, isla markaana ka

Mr. Robert Mugabe Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Oo Shirka Madaxda Afrika Ka Jeediyay Weedho Canaan Iyo Garnaqsi Ku Waajahan Reer Gakbeedka

Araweelo News Network Addis Ababa (ANN)Madaxda Afrika, ayaa kullankoodii 26-naad ee Ururka Midowga Afrika oo ay ku yeesheen Magaalada Caasimada ah ee Addis Ababa isku qaabilay jawi ka duwan kii looga bartay hoggaamiyayaasha Afrika marka ay sidan oo kale isugu

Munaasibad Kulmisay Afar Orodyahanno Caalami Ah Oo U Dhashay Somaliland

Araweelo News Network Addis ababa(ANN) Afar Orodyahanno Caalami ah oo u dhashay Somaliland, ayaa lagu maamuusay munaasbad casho sharaf ah oo safiirka Somaliland u fadhiya Ethiopia Ambasador Maxamuud Aadan Jaamac Galaal u sameeyey. Orodyahannadaa oo heer caalami ah, isla markaana