Month: February 2016
Yemeni forces capture over 100 Saudi troops and kill dozens
Araweelo News Network Yemeni forces have managed to capture 101 Saudi soldiers in the west-central Ma’rib province, killing dozens others. Aden(ANN) The Yemeni army, backed by Popular Committees loyal to the Houthi Ansarullah movement, caught 71 soldiers of Saudi forces
Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Magcaabis Iyo Xil Ka Qaadis Sameeyay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XILQ/249/1-3881/022016 uu magacaabid, isku-bedel, iyo Xilka qaadis ku sameeyey qaar ka mida Masuuliyiinta laamaha kala duwan ee Xukuumadda. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad,
Somalia: Al-Shabab attacks kill over 30 people in two separate bomb attacks Baidoa
Araweelo News Network Mogadishu(ANN) Al-Shabab militants in Somalia have killed at least 20 people in two separate bomb attacks northwest of the country’s capital, police officers say. According to police officer Major Bilow Nurr, the incidents occurred on Sunday when
Trumps draws fire over retweeting quote by ex-Fascist leader
Araweelo News Network Washington(ANN)US Republican presidential frontrunner Donald Trump defends his decision to share a controversial quotation of the Italian Fascist dictator Benito Mussolini on social media. On Sunday, Trump drew criticism for putting Mussolini’s quote on his Twitter account,
Guddoomiyihii Hore Ee Banaadir Oo Sheegay In Hay’addaha Amaanka Somalia Fashilmeen
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Nuur Tarsan ayaa shaaciyay in taliska Nabad sugidda DF-ka uu ku fashilmay sugidda ammaanka magaalada Muqdisho kadib markii xoogaga Al Shabaab ay caasimadda ka fuliyeen weerraro xidhiidh ah. Tarsan, wuxuun sidaa
Somaliland: Golaha Wakiiladda Oo Loo Balan Qaaday In Laga Taageero Dhaqaalaha Ku Baxaya Habaynta Xeerka Doorashada
Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Waxa maanta Guddida Arrimaha Gudaha Iyo Nabadgalyada ee Golaha Wakiiladu kulan la yeelatay Xafiiskeeda Haa’yadaha SAFERWORLD. SONSAF, ADP, NEC. kulan kan oo u jeedadiisu ahay in laysla eego sidii loo bilaabi lahaa hawsha Xeerka doorashada
Nin Dilay 14 Qof Oo Qoyskiisa Ah Kadibna Is Dilay
Araweelo News Network Mumbia(ANN)Nin u dhashay dalka India ayaa dilay 14 qof oo ay isku qoys yihiin xilli ay jiifeen gurigooda, kuwaas oo 7 ka mid ah dadkaas ay ahaayeen Carruur. Dembi baadhayaasha ayaa rumeysan in dil wadareedka uu ka
Kulan La Xidhiidha Arrimaha Ganacsiga Somaliland Iyo Ethiopia Oo Heshiis Laga Gaadhay
Araweelo News Network BerberaANN)Xukuumadda Somaliland iyo wefti balaadhan oo ka socda dalka Ethiopia ayaa marsada Berbera wada jir uga dhagax dhigay barxad ay yeelan doonto dekedda Berbera oo gaar u ah qalabka iyo badeecadda kala duwan ee dawladda itoobiya kala
Daawo: Guddoomiye Ku Xigeenka Garabka Haweenka KULMIYE Ee Sheffield
Araweelo News Network Sheffield(ANN)Guddoomiye ku xigeenka garabka haweenka xusbiga kulmiye ee magaalada Sheffield ee dalka Britain Marwo Nadiira Siciid nuux halkan ka daawo Follow us: @Araweelonews on Twitter | Arraale M Jama Araweelo News Network Somaliland Office Email info@araweelonews.com Jaamac132@gmail.com
Hab-Dhaqanka Iyo Dabeecada Hoggaamiyaha Wanaagsan
By. Maxamed Faarax Qoti Hab-dhaqanka awoodeed iyo dabeecada wanaagsani waxay qayb ka tahay hogaamiyaha wanaagsan. Waxaana lagu tilmaamaa in koritaanka dabeecadaha aadamuhu ay qaadato muddo dheer, inkastoo aan la garan Karin qiyaasta saxda ah ee ay horumarto, haddana waxa lagu