Month: March 2016
RT Proof: Turkey Loots World’s Antiquities Aided by ISIS
RT Proof: Turkey Loots World’s Antiquities Aided by ISIS Araweelo News Network ISIS ‘Department of Artifacts’ document exposes antique loot trade via Turkey (RT EXCLUSIVE) Moscow(ANN) A new trove of documents, obtained by an RT Documentary crew who recently uncovered
Wiil Dhalainyaro Ah Oo Kasoo Dhacay Dabaqa Saddexaad Ee Dhisme Huteel Ku Yaal Hargeysa
Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Muwaadin u dhashay Somaliland oo magaciisu yahay Yaasiin Axmed Cabdi, isla markaana ah wiil dhallinyaro xirfadle ku shaqaysta qalabka tiknoolajiga guryaha lagu xidho sida kamaradaha ammaanka (CCTV), ayaa dhaawac culusi kasoo gaadhay Madaxa, kadib markii
Gabal Dhacay: Cumar-Saalax Cabdi Xasan
Gabal Dhacay: Cumar-Saalax Cabdi Xasan W/Q: Cabdi Yuusuf Aar, Hargeysa, Somaliland Geeridu waa xaq waana wax dhammaanteen inna sugaya. Hase ahaatee way kala naxdin badan tahay oo hore ayay Soomaalidu ugu maahmaahday “Geeridu nin aanad garanayn iyo geeljire ayay ku
Maraykanka Oo Sheegay Halkii Loo Waday Hubkii Ay Siday Dooni Ciidamada Faransiisku Qabteen
Araweelo News Network Washington(ANN)Af-hayeenka ciidanka Badda Mareykanka Col. Fleet Kevin Stephen ayaa Telefeshinka CNN, ee laga leeyahay dalka Maraykanka, ayaa ka hadlay Dooni siday Hub oo ay Todobaadkan Ciidamada Faransiisku ku qabteen Badweynta India. Doonidaa oo aan la aqoonsan cidii
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka Ee Abaaraha, Muddada La Hakiyay Diiwaangelinta Iyo Mawduucyo Kale
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shacbiga u jeediyey khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa, taas oo uu kusoo beegay, kagana hadlay Abaarta ba’an ee reebtay riiqda badan iyo Arrimaha la xidhiidha doorashooyinka horaanta 2017.
Qarax Lagu Khaarajiyay Sarkaal Maamulka Puntland Ah Oo Al-shabaab Sheegatay
Araweelo News Network Gaalkacayo(ANN)Wakiilkii Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Gobolka Mudug, Siciid Cali Yuusuf (Gaaddo-yare) iyo Todoba qof oo kale, ayaa ku geeriyooday qarax uu fuliyay qof naftii hure ah oo ka dhacay maanta Woqooyiga Magaalada Gaalkacayo. Maamul goboleedka Puntland ee
Abaaruhu Maxay Ka Bedeli Karaan Nollosheena?
Abaaruhu Ma Inoo Horseedi Doonaan Horumarka iyo Isku-duubnida Bulshada? Qalinkii Mustafe Adam Waxa aynu ka wada dharagsanahay wararka dhiilada leh ee inaga soo gaadhaya gobolada, degmooyinka iyo guud ahaan deegaanada dalka, ha ugu badnaadaan jiidaha xeebta gobolada Salal, Awdal iyo
“Cabdiraxmaan Cirro Muu Oggalaan Diiwaan-gelinta La Hakiyey, Muuse Biixi iyo Faysal-na Wanjal Been Ah Ayey Ka Sameeyeen.”.Axmed Muumin Seed
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Xisbiga WADDANI .Axmed Muumin Seed, ayaa beeniyey in guddoomiyaha xisbigooda Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) uu oggalaaday go’aankii Madaxweyne Siilaanyo ku hakiyey diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha Somaliland, waxaana uu tilmaamay in wanjal been abuur ah
Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Hadlay Mawqifkooda Hakinta Diiwaangelinta
Araweelo News Network Hargeysa(ANN) Komishinka Doorashooyinka Qaranka , ayaa markii u horaysay ka hadlay mawqifkooda hakinta hawsha diiwaangelinta doorashooyinka, kadib markii Madaxweyne Siilaanyo oo kulan la yeeshay hay’addaha Qaranka Somaliland , sida labada gole Baarlamaan, Axsaabta iyo Komishanka uu go’aan
Hoggaamiyaha Keli Taliska Ah Ee Djibouti Oo Sheegay Inuu Yahay Qofka Ugu Habboon In Xukunka Loogu Celiyo
Araweelo News Network Djibouti(ANN)Madaxweynaha Dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo ah Hoggaamiyaha kaligii taliyaha ee Djibouti, ayaa meel fagaare ah mar kale kaga dhawaaqay in uu ka qeyb geli doono doorashooyinka madaxtinimada ee dhawaan ka dhacaya dalkiisa Mr. Geelle oo