Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: March 2016

Total 146 Posts

Raysal Wasaaraha Somalia Oo Ka Hadlay Dhakhaatiir Turkish Ah Oo Lagu Dilay Muqdisho

Araweelo News Network Mogadishu(ANN) Raysal Wasaaraha Dawlada Somalia ee Muqdisho Cumar Cabdirashiid, ayaa ka hadlay Dhakhaatiir Caafimaad oo u dhashay dalka Turkiga oo lagu dilay maanta magaalada Muqdisho ee xarunta Somalia. “Waan la xanuunsaneynaa walaalaheena Turkiga ee la dhibaateeyay iyaga

Adhi Jirtii Reer Marooko ee Noqotay Wasiirka Waxbarashadda Faransiiska

Araweelo News Network Paris(ANN)Haweenayda magaceedu yahay Marwo Najat Belkacem, ayaa noqotay gabadhii ugu horraysay ee muslim ah oo xil wasiirnimo ka qabata dalka Faransiiska, iyadoo loo magacaabay xilka Wasiirka Tacliinta ee dalkaas. Dadweynaha ku dhaqan waddanka Faransiiska, ayaa muddooyinkii u

Ciidammada NATO oo Gacanta ku Dhigay Doonni Hub u Sidday Soomaaliya

Araweelo News Network Muqdisho(ANN)Maraakiibta dagaalka dalalka NATO ee ku sugan xeebaha Badweynta Hindiya, ayaa gacanta ku dhigay doonni hub aad u badan u sidday waddanka colaaduhu aafeeyeen Soomaaliya. Markab dagaal laga leeyahay Faransiiska ayaa ku qabtay doonnida hubka u sidday

Khilaaf ka Abuurmay Go’aan Hay’adda Dambi-baadhista Maraykanka ee FBI-du ku Jabsatay Telefoon iPhone ah

Araweelo News Network Washington(ANN)Basaasiin ka tirsan hay’adda mukhaabaraadka Maraykanka ee FBI, ayaa jabsaday telefoon noociisu yahay Iphone oo shirkadda Apple leedahay, kaasoo uu lahaa nin dad ku toogtay magaalada California ee dalka Maraykanka. Dacwad maxkamadeed oo u dhexaysay FBI-da iyo

JAMAAL: “WAXAAN AHAY LIBAAX DABIN U GALAY, DAD AY COLOBEENE”

By. Drs Hoodo Yusuf Aqoonyahan Jamaal Cali Xussein wuxa lagu tilmaami karaa LIBAAX dabin u galay dad ay coloobeene.Waxa warmo sumaysan ku ganaaya Faysal Cali Waraabe oo ah guddomiyahii UCID. Waxa la yidhi “nin soori kaa qaaday, waa nin seefi

Dahabshiil Wins ISA Best ‘Business of the Year’ Award for 2016

Dahabshiil is a leading African money transfer company that operates in over 140 countries worldwide. Araweelo News Network London(ANN) In an impeccably orchestrated event held in London, UK, on 23 March 2016, the International Somali Awards organizers presented well-earned awards

Gabay: ROOB-DOON

Gabay: ROOB-DOON Gabaygan waxaa curiyey Abwaan Sacad Axmed Xasan-roodhiile, wuxuu ka hadlayaa abaaraha baahsan ee ka jira deegaanada geeska Africa ee muslimiintu degto, khaasatan Somaliland oo ka mida meelaha ugu daran ee abaaruhu ku habsadeen. Taariikhda bisha March 28/03/2016. 1.

Qaylo-Dhaan: Maanso Xeel-dheer oo ka Hadlaysa Abaaraha

Qaylo-Dhaan: Maanso Xeel-dheer oo ka Hadlaysa Abaaraha Abwaan Xasan Dhuxul (Laabsaalax). Dorraad ruuxii Dhulka doog iyo Duunyo fooftiyo ku ogaa dallag Dadku beertaan Wakhti doorshaa taa ka daba yimi. Kolkii dabar go’a Geedka damalkaa Dhuxul doonaha Loogu daw galay ee

Xukuumadda Muqdisho Oo Sheegtay In Biyaha Webiga Shabeelle Ethiopia Leexisay

Araweelo News Network Mogadishu(ANN)Xukuumadda Musdisho ee Somalia ayaa sheegtay in Biyaha Webiga Shabeelle ee nolosha bulshada Koonfurta Soomaliya ku xidhantahay ay leexisay dawlada Ethiopia, isla markaana ay xukuumad ahaan ka war hayaan in Biyaha Wabiga Shabeelle ay Ethiopia u leexisay

Diyaarad Dalka Masar Laga Lahaa Oo La Afduubay

Araweelo News Network Egypt(ANN)Diyaarad Rakaab oo ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha ee Egypt Air ayaa la sheegay in la afduubtay, xilli ay ka soo kicitantay Garoonka magaalladda Aleskandariya, kuna wajahanayd Garoonka Caalamiga ee magaalladda Qaahira. Diyaaradda oo nooceedu ahaa Airbus 320,