Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: April 2016

Total 146 Posts

Madaxweynaha Somaliland Oo Xilalkii Ay Hayeen Ka Qaaday Wasiirka Boosaha Iyo Taliyaha Ilaalada Xeebaha

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay, JSL/M/XILQ/249/1-3973/042016 uu xilalkii ay qaranka u hayeen kaga qaaday, Wasiirkii Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta iyo Taliyihii Ciidanka Badda Somaliland. Digreetada Madaxweynuhuna waxay u

Midowga Yurub oo Sharraxay Sababaha ay u Dhimeen Mushaharka Ciidammada AMISOM ee Soomaaliya

Araweelo News Network Mogadishu(ANN) Ergayga Ururka Midowga Yurub ee Arrimaha Soomaaliya Mr. Michele Cervone D’Urso, ayaa sharraxay sababaha ururkoodu 20% u dhimay mushaharkii ay siin jireen ciidammada Midowga Afrika (AMISOM) ee ka hawlgala dalka colaaduhu naafeeyeen ee Soomaaliya. Danjire Michele

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo oo Maddal Kaga Dhawaaqay Bilowga Diiwaangalinta Cod-bixiyeyaasha Ee Gobolka Maroodi-Jeex

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay dib u bilowga diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee gobolada hadhsan, gaar ahaan kan gobolka Maroodi-jeex oo 30-04-2016 ay si rasmi ah uga furmayso dhammaan goobaha

Prof. Gees Oo Iftiimiyay Sida Dalalka Jaarka iyo Carabtu U Takooreen Somaliland Iyo Taariikhda Mandaqada

“Waxa Daraawiishtu adeegsan jirtay rag la tababaray oo ilko fiiqfiiqan, looguna talogalay inay ilkaha ku googooyaan eedaysanaha xujoobay” Prof Gees iyo qormadiisa Dharaaro Xusuustood Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Prof. Maxamed Siciid Gees oo ka mid ah siyaasiyiinta aqoonyahanka ah

Somaliland: Wasaaradda Duulista Oo Joojiyey soo Dhawaynta Madaxda Ee Madaarka Iyo Jawaabta Madaxweyne Siilaanyo

Madaxweyne Siilaanyo muxuu ka Yidhi Joojinta Dhaqamadii Laga Dhaxlay Hantiwadaaga? Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaacisay inay gabi ahaanba la joojiyey xafladihii soo dhawaynta iyo sagootiska isugu jiray ee madaxda qaranka

Shan Qof oo ku Dhintay Shil Naxdin leh oo ka Dhacay Duleedka Hargeysa

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Alla ha u naxariistee shan qof ayaa ku dhintay, mid kalena wuu ku dhaawacmay shil naxdin leh oo ay isku dhaceen laba baabuur oo booyadaha ku shaqaysta biyaha lagu isticmaalo qaybo ka mid ah xaafadaha caasimadda

Hargeysa: Maxkamad Amar ka soo Saartay Garoon Dacwadiisu u Dhexayso Wasaaradda Ciyaaraha iyo Xildhibaan Dogox

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex (Hargeysa), ayaa amar xayiraad ah ka soo saartay dhul garoon ah oo dacwadiisu u dhexayso Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland iyo Xildhibaan Saleebaan Daahir Cabdillaahi (Dogox) oo ka tirsan Golaha Degaanka Hargeysa. Qoraal uu ku

Dawladda Faransiiska oo Ballanqaadday inay ka Shaqayn Doonto Horumarinta Goobaha Dalxiiska ee Laas-geel

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Wefti ka socda Safaaradda Faransiiska ee dalka Kenya, ayaa safar ku yimi waddanka Jamhuuriyadda Somaliland, kuwaasoo u socda sidii wax looga qaban lahaa goobaha dalxiiska iyo aataarka qadiimiga ah ee degmada Laas-geel. Weftigan oo safarkoodu la

Gaadhi Uu Hindisay Hoggamiyihii Liibiya Muammar Al Gaddafi Ka Hor Intii Aan Xukunka Laga Tuurin

Araweelo News Network Hoggaamiyihii hore ee Liibiya, Muammar Gaddafi oo xukunka lagaga tuuray kacdoonka ay dibadda ka riixaayeen waddamada reer galbeedka, ayaa intii aannu dhiman nashqadeeyey, isla markaana sameeyey baabuur aad u xawaare dheereeya, dunidana aan hore noocooda looga soo

Wakaaladda Qurbajoogga Oo Ugu Baaqday Jaalliyadaha Somaliland u Diyaar-garawga Xuska 25-Guurada, 18 May 2016

“Somaliland Guulo Qaran & Qaayo Lagu Gaadhay Rubuc Qarniga” Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Jamhuuriyadda Somaliland waxay oogaysaa xuska 25-Guurada ka soo wareegtay markii shacbiga Somaliland dib ula soo noqdeen madaxbanaanidooda 18 May 1991. Rubuc qarniga aan u dabbaal degayno 18 May