Month: June 2016
Guddoomiye Cirro oo Cisbitaalka Hargeysa Ku Soo Booqday Inj.Maxamed Xaashi oo Xaalad Caafimaad u Jiifa
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan M. Cabdillaahi (Cirro), ayaa soo booqday Alle ha caafimaadiyee wasiirkii hore ee wasaaradda Maaliyadda Somaliland Inj. Maxamed Xaashi Cilmi oo xaalad caafimaad u jiifa cisbitaalka weyn ee
Taliska Ciidanka Maraykanka Ee Qaaraddda Afrika Oo Ka Badbaaday Weerrrar Dhanka Al-shabaab Kaga Yimi
Araweelo News Network Muqdisho (ANN)- Taliska ciidammada Maraykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM), ayaa shaaca ka qaaday inay ka hortageen weerar qorshaysnaa oo dagaalyahannada kooxda Al-shabaab la maagganaayeen ciidanka Ameerikaanka ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya. Warsaxaafadeed ka soo baxay Taliska
Dedaal Xal Loogu Raadinayo Muranka Saami-qaybsiga Wakiillada Somaliland oo ka Bilaabmaya Hargeysa
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Dedaal lagu doonayo in xal lagaga gaadho khilaaf ka taagan saami-qaybsiga kuraasta Golaha Wakiillada dalka Jamhuuriyadda Somaliland si loo hirgeliyo xeer lagu dooran karo xildhibaannada golahaas oo aan ilaa hadda diyaar ahayn, ayaa ka bilaabaya
Madaxweyne Siilaanyo Oo Lagu Martiqaaday Shir Caallami Ah
Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caddeeyey in aqoonsi la siiyo Jamhuuriyadda Somaliland aannu wax saamayn ah ku yeelan doonin waddanka deriska ee Soomaaliya. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada, madaxweyne
Guddoomiye Muuse Biixi oo 34 Xubnood u Magacaabay Guddida Fulinta KULMIYE ee Gobollada Togdheer iyo Gabilay
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay 34 xubnood oo noqon doona xubnaha guddiyada fulinta KULMIYE ee gobollada Togdheer iyo Gabilay. Qoraal uu ku saxeexan yahay Guddoomiye Biixi oo
Cilmi-baadhis: Carruurta Yaraanta Lacagta Lagu Baro oo Saamayn Xun ku Yeelata Mustaqbalkooda
Araweelo News Network Cilmi-baadhayaal kala duwan ayaa sheegay in lacagtu tahay halka ay ka unkamaan waxyaabo badan oo saamayn xun ku yeesha dadka, balse daraasad cusub ayaa badka soo dhigtay haddii ubadku yaraanta ku bartaan lacagta inay ka dhigto kuwo
Raysal wasaaraha Britain David Cameron Oo U Digay Hoggaamiyayaasha Midawga Yurub
Araweelo News Network London(ANN)Raysal wasaaraha Britain David Cameron, ayaa uga digay hogaamiyayaasha Midowga Yurub in Britain aanay ku deg degi doonin wadahadalada inay ka baxdo Midowga Yurub, isagoo dhinaca kale si cad u sheegay in go’aanka shacbigu soconayo oo Aftidu
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ay Weheliyaan Wasiirada Madaxtooyadda Iyo Maaliyadda Oo Cusbitaalka Hargeysa Ku Booqday Boobe Yuusuf Ducaale
Araweelo News Network Hargeysa(ANN) Maanta oo isniin ah taariikhduna tahay 27/06/2016 waxa Cusbitaalka Guud ee Hargeysa booqasho ku tegay Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyeen Wasiir Samsam Cabdi Aadan iyo Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi. Gudoomiyaha
Qaar Ka Mid Ah Murrashaxiinta u Taagan Doorashada Golaha Wakiillada Somaliland Oo Baaq Culus u Diray Madaxweyne Siilaanyo
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Qaar ka mid ah mrrashaxiinta u tartamaaya doorashooyinka mudanayaasha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland oo ka soo kala jeeda gobolada dalka oo dhan, isla markaana ka sharaxan saddexda xisbi qaran, ayaa si adag uga hadlay mawqifkooda la xidhiidha
“Lama eegan karo shacabka reer Somaliland in si macno la’aa ah ay maalin walba ugu dhintaan kaymaha, …”Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland
Araweelo News Network Laascaanood (ANN)Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Warancadde, ayaa shaaciyey digniin culus oo laga qaadi doono colaadda laba beelood oo walaalo ah ku dhexmaraysa deegaanka Dharkayn Geeyo ee Koonfurta Gobolka Sool. Wasiir Warancadde oo isaga iyo