Telesom dahabshiil
mubarak tanzil
Welcome to Araweelo News Network   Click to listen highlighted text! Welcome to Araweelo News Network

Month: June 2016

Total 101 Posts

Sucuudiga: Khubaro soo Saaray Barnaamij Mobaylka Lagu Isticmaalayo oo Qofka uga Digaya Shilalka

Araweelo News Network Riyad(ANN)Khubaro farsamaynta kombuyuutarka ku takhasustay oo uu hoggaaminayo Eng. Cabdullah Hejazi, una dhashay dalka Sucuudiga, ayaa sameeyey barnaamij ay u bixiyeen “Hofra” kaasoo moobaylka lagu isticmaalayo, qofkana u sheegaya xaaladda waddada uu marayo, ugana digaya shilalka gaadiidka.

Xildhibaan Qabille oo si Adag u Naqdiyey Qorshayaasha Xukuumadda Siilaanyo ee Maalgashiga Dekedda Berbera

“Ma dhacayso in hantida qaranka lagu iibiyo shir-doceedyada iyo weji-ku-macaashayada lagu maydhaamay shuruucdii qaranka, taasoo ah laf-jab aan la qaadan karin” Hargeysa (ANN) Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si adag u

Warbixin Naxdin Leh: Dagaallada iyo Tacadiyada oo Sababay in 65 Milyan oo Qof ka Qaxaan Guryahooda

Araweelo News Network New York(ANN)Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in dagaallada iyo tacadiyada ka socda dalal ka mid ah adduunka oo ay ka mid yihiin Suuriya iyo Afganistan ay si wayn kor ugu qaadeen xaddiga qaxoontiga iyo barokacayaasha gudaha ee adduunka

Kulan Lagu Falanqeeyey Arrimaha Doorashooyinka Somaliland oo ka Qabsoomay Xarunta Madaxtooyada

Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay Ururrada Bulshada Rayidka ah, kaasoo lagu falanqeeyey arrimaha doorashooyinka la filayo inay dalka ka qabsoomaan bisha March ee sannadka 2017, haddii

Bulshada Rayidka oo ugu Baaqay Beesha Caalamka inay Dedejiyaan Taageeradooda Doorashooyinka Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland, ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay dedejiyaan taageerada xooggan ee ay ku bixiyaan doorashooyinka iyo hannaanka dimoqraadiyadeed ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland si doorashooyinka madaxtooyada iyo Golaha Wakiilladu u qabsoomaan muddada loo

Madaxweyne Robert Mugabe oo Cafiyey Dhammaan Haweenka ku Jiray Xabsiyada Dalkiisa

Araweelo News Network Madaxweynaha dalka Zimbabwe Mr. Robert Mugabe, ayaa cafiyey dhammaan haweenka xabsiyada waddankiisa ku jiray, marka laga reebo kuwa dilka iyo xabsi daa’inka ku xukuman. Digreeto cafis Madaxweyne oo ku soo baxday wargeyska faafinta qaranka Zimabwe, waxa uu

Hooyo Af Libaax Kala soo Baxday Wiil ay Dhashay oo 5 Jir ah

Araweelo News Network Waxa ay maqashay cod iyo qaylo. Waa beer wax dhalaye, markiiba waxa maskaxdeeda ku soo dhacay wiilkeeda oo 5 jir ah oo aan ag joogin. Markay cabbaar carartay ayey aragtay arrin ay ka argagaxdo. Waa libaax nooca

Dawladda Somaliland oo Digniin Culus u Dirtay Maamulka Muqdisho

Araweelo News Netwprk “Waxaannu nahay dal isku kalsoon oo dawladnimadooda dhistay, qarankoodana ku filan inay ilaashadaan” Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Hargeysa (ANN)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa digniin culus u dirtay maamulka Soomaaliya ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho, kadib markii Madaxweynaha

Faysal Cali-waraabe oo Eedaymo Kala Duwan Dusha u Saaray Guddoomiyaha Golaha Wakiillada

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa eedaymo kala duwan u jeediyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro). Eng. Faysal Cali-waraabe oo saxaafadda kula hadlay

Xisbiga KULMIYE oo Qalab Ciyaareed ku Wareejiyey 12 kooxood oo Ka Dhisan Magaalada Gabiley

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Xisbul-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa qalab ciyaaraha Kubadda Cagta ah ku wareejiyey kooxaha ka qaybgalaya tartanka bisha Ramadaan ee ka socda magaalada Gabiley. Wefti ballaadhan oo isugu jira hoggaanka xisbiga KULMIYE iyo masuuliyiinta Wasaaradda

Click to listen highlighted text!