Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: July 2016

Total 96 Posts

Hope as talks over miraa exports from Kenya to Somaliland begin

Araweelo News Network Kenya(ANN)-An initiative to reduce the duty imposed on miraa from Kenya by Somaliland is being well received by potential voters in the Nyambene region of Meru County, a good number who draw their income from the sale

Turkiga: Maxaa Ka Dhab Ah Inqilaabka Dhicisoobay? Qallinkii Xassan Cumar Hoorri

Qaybta Afaraad Xidhiidhka Turkiga iyo Maraykan Waxaa ay ahayd in aan daah-furno colaadda u dhexaysa Madaxweyne Erdogan iyo Xarrakada Gulen. Hase ahaatee, waxaa ka soo soke maray dhacdooyinka soo socda. Sheekada aan iftiiminayno ayaa ah mid isa soo taraysa (developing

“Xukuumadda Siilaanyo wax badanbay qabatay, laakiinse ismaan lahayn waxa jira deegaamo laga ilaaway wixii ay xaqa u lahaayeen” Cali Daahir Dhakhtar

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Wefti isugu jira Qurbo-joog iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda Gobolka Maroodi-jeex oo booqasho ku tegay deegaanka Dacarta oo ka tirsan Degmada Faro-weyne, ayaa Xukuumadda iyo Hay’addaha Dalka ka shaqeeya ugu baaqay in wax laga qabto baahiyaha adeegyada

Somaliland: Who is the wolf in a sheep clothing

Araweelo News Network . Public Diplomacy & Regional Security News. By Mohamed Ghalib Musa. Hargeisa(ANN)The Denial of the government of Somaliland on the big gap between the society and the corruptions that has increased steadily is the responsibility of Kulmiyethe

Al-shabaab Oo Bur-buriyay Qalab Isgaadhsiin Shirkada SAFARICOM Ee Kenya Leedahay

Araweelo News Network Mandheera(ANN) Al-shabaaba ayaa weerrar bur-burin ah ku qaaday qalab isgaadhsiin oo ku yaalay duleedka magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi bari ee Kenya, waxayna si gaar ah u bar tilmaameedsadeen oo ay ku bur-buriyeen Ateenooyin isgaadhsiin oo ku

Sool: Dablay Weerrartay Guddoomiyihii Shirkadda Isgaadhsiinta Ee TELESOM

Araweelo News Networ Laascaanood(ANN)Koox Dablay hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan, ayaa fiidkii hore ee xalay rasaas oodda kaga qaadday guddoomiyihii shirkadda TELESOM ee gobolka Sool Md Cabdirisaaq Axmed Warsame(dhabayaco), waxana ay halkaas ku gaadhsiiyeen dhaawacyo culculus oo halis ah.

Hillary Clinton Oo Bog Cusub U Furtay Taariikhda Maraykanka

Araweelo News Network Philadelphia(ANN)Hawenayda u taagan tartanka Madaxweynaha Dalka Maraykanka Hillary Clinton ayaa cod bixiyeyaasha u sheegtay in wakhtiga doorashadu ay tahay “wakhtiga qiimaynta” iyada oo taariikh xariiqday markii ay aqbashay in ay noqoto magacaabidda xisbiga dimuqraadiyadda. Hillary Clinton waxay

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil iyo Sheekh Maxamuud Sheekh Dalmar Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Hogaamiyaha Wanaagsan

Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed iyo Sheekh Maxamuud Sheekh Dalmar oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Bandhigga Caalamiga ah ee Buugta Hargeysa , ayaa si

Saddexda Hab-dhaqan ee ugu Muhiimsan Dhaqannada Dadka Horumarka Nolosh Adduunyada ka Sameeyey

Dadka dunida caanka ka ah ee horumarka adduunyu ku tallaabsatay lacag ha heleen, magac ha yeesheen, aqoon ha kasbadeen amma dariiqyo kale guushoodu ha koobsatee waxa ay ka siman yihiin saddex caado oo dhaqannadooda haddii qofku kaga daydo laga yaabo

Somalialnd: Weriye Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Sababta Lala Xidhiidhiyay Xadhigiisa

Araweelo News Networ Hargeysa(ANN)Maxkamada Ciiddamada Milatariga ayaa maalintii shalay Xabsiga u taxaabtay Wariye Maxamed Aamiin Jibriil Cismaan, oo ka mid ahaa Wargeyska madaxa banaan ee Saxafi iyo Wakaalada wararka Qaramada Midoobay ee Irin. Wariye Maxamed Aamiin waxaa lagu xidhay saldhiga