Month: August 2016
Somaliland’s Planned Port Upgrade Buoys Ambitions
Araweelo News Network BERBERA, SOMALILAND — A plan to upgrade Somaliland’s port of Berbera promises to transform the ancient town, almost tripling the port’s size and boosting the region’s economy, backers say. But critics contend the plan was pushed through
Madaxweyne Siilaanyo Oo Hadal Kooban Ka Jeediyay Gebilay Daawo:
Araweelo News Network Gebilay(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo saaka booqasho gaaban ku tegey magaalada Gebilay, ayaa ka qaybgalay xaflad loo sameyay Arday ka qalinjebisay Jaamacadda Timacade ee magaalada gebilay. Halkan Ka Daawo Hadal kooban oo Madaxweynuhu ka jeediyay
Nuxurka Kulan Dhexmaray Wasiirka Duulista iyo Safiirka Ingiriiska ee Somaliland iyo Soomaaliya
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Masuuliyiinta sare ee Wasaaradda Duulista, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Ingiriiska u qaabilsan arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya oo safar shaqo ku joogtay dalka, iyadoo laga wadahadlay arrimo khuseeya ammaanka garoomada diyaaradaha oo taageero ka hela
Maxay Ku Heshiiyeen Labada Dawladood Ee Somaliland Iyo Masar?
Araweelo News Network Qaahira (ANN)- Weftiga uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo ku sugan magaalada Qaahira ee xarunta waddanka Masar, ayaa kulamo muhiim ah la yeeshay Wasiirka Khaarijiga dalkaas Dr.Samix Shukri iyo xubno kale
Hoggaamiyaha Kuuriyada Woqooyi Oo Laba Ka Mid Ahaa Madaxda Sare Ee Dawladiisa ku Dilay Qori Lidka Diyaaradaha Ah
Araweelo News Network Pyongyang(ANN)Hoggaamiyaha dalka Waqooyiga Kuuriya Mr. Kim Jong-un, ayaa amar ku bixiyey in qori lidka diyaaradaha lagu dilo laba sarkaal oo ka mid ah masuuliyiinta dawladdiisa ugu sarreeya. Saraakiishan ayaa mid ka mid ah ku dhex gam’ay waqti
Maxaa Ka Jira in Bani’aadamku Cudur-dhaliyaha HIV ka Qaadeen Daayeerka
Araweelo News Network Noocii ugu horreeyey ee cudur-dhaliyaha HIV (Ancestor of HIV) oo ah fayraska sababa cudurka AIDS-ka, ayaa daraasad sheegtay in bani’aadamku ka qaadeen qaniinyada daayeer ay ugaadhsadeen, kaasoo dhiiggiisu taabtay dhaawaca qofkii koowaad ee qaaday. Khubaro arrintan baadhitaan
Wasiiro Iyo Xildhibaano Ku Dhaawacmay Weerrar Khasaare Dhaliyay Oo Al-shabaab La Beegsatay Hoteelka SYL Ee Muqdisho
Araweelo News Network Mogadishu (ANN) ugu yaraan laba iyo labaatan qof ayaa ku dhintay weerar qarax baabuur oo lagu qaaday hotelka SYL ee Muqdisho. In ka badan soddona way ku dhaawacantay. Masuuliyiinta Soomaaliya ee ay ka mid yihiin madaxweynaha, ra’iisalwasaaraha
Mo Farah’s brother ‘faces being deported from Britain to Somalia’
Araweelo News Network London(ANN)Mo Farah’s brother says he faces being deported from Britain to war-torn Somalia and fears he will be killed if he is forced to return. Ahmed Farah, 27, was just two years old when he was brought
Somaliland: Afhayeenka Cusub Ee Madaxtooyadda Oo Xilka La Wareegay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Munaasibad Balaadhan oo lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland oo ay xilka kula kala wareegeen Afhayeenkii hore ee Madaxtooyada Mudane Cabdiraxmaan Sh. Cilmi Faahiye (Shamax) iyo Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane Xuseen Aadan Cige (Deyr) una kala wareejiyey
Cali Khaliif Oo Sheegay in Maamulkiisa Khaatumo Waayey Waddo Kale Oo Aan Ahayn Wadahadalka Ay la Fureen Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)-Horjoogaha kooxda la baxday Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay in ay waayeen dariiq kale oo aan ahayn inay wadahadal la furaan dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, kaasoo la doonayo in si buuxda loogu soo afjaro shaqaaqooyinkii