Month: September 2016
Sirdoonka Maraykanka oo ka Walaacsan in Reer Galbeedku Halis aan Hore loo Arag Kala Kulmaan Argagixiso Qurbo-joog ah
Araweelo News Network New York (ANN)Hay’adaha ammaanka Maraykanka oo iska xog-waraystay cabsida laga qabo in qaxootiga dalalka Bariga Dhexe isu beddelaan argagixiso qurbaha kula nool dadka reer galbeedka. Sirdoonka Maraykanka, ayaa ka walaacsan in reer galbeedku waajahi doonaan halis aan
Safiir Baashe Cawil Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamay Waxyaabaha Warbaahinta Masar Iyo Sucuudigu Ka Qoreen Maalgashiga Dekeda Berbera kana Waramay wefdigii Imaaraadka Carabta
Araweelo News Network Ma dhabaa kulan la sheegay in wefdiga Madaxweynahu kula yeesheen Khaatumo Dubai? Dubai(ANN) Mr. Baashe Cawil Cumar oo ah Safiirka Imaraadka ee Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday inuu yahay wax lagu qoslo xogaha malo-awaalka ah ee wargeysyada
Xukuumadda Ankara Ee Turkiga Oo Deeq Raashin dhan shan kun Ton oo Sonkor iyo Daqiiq keentay Somaliland
Araweelo News Network Berbera(ANN) Qunsulka dalka Turkiga u fadhiya Somaliland Mr. Muzaffer Yuksel ayaa sheegay in dalkiisu labanlaabi doono taageerada uu u fidinayo shacabka ay walaalaha yihiin ee Somaliland, isla markaana mashaariico waxtar u leh Shacabka Somaliland Turkigu ka fulin
Maraykanka Oo Ku Adkaystay In Duqayntii Diyaaradahoodu la Beegsadeen Ciidanka Maamul-goboleedka Galmudug Lagu Dilay Saraakiil Al-shabaab Ah
Araweelo News Network Washington(ANN) Dawladda Maraykanka, ayaa dafirtay in diyaaradahooda dagaalku duqayn khasaare badan la beegsadeen ciidammo ka tirsan maamul-goboleedka Soomaaliya ee Galmudug oo ku sugnaa duleedka magaalada Gaalkacayo habeennimadii Arbacada. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Mareykanka Capt. Jeff Davis oo
Falanqayn kooban Buugga Danjire Cawil Cali Ducaale ee Raad-raaca Taariikh Somaliyeed.
Araweelo News Network By. Cabdiraxmaan Cismaan Gaas Buuggan oo ay daabacday shirkadda Sagaljet bishii 7aad ee sannadkan 2016ka wuxu ka kooban yahay 450 bog iyo 9 cutub, qoraaguna wuxuu u bixiyey RAAD-RAACA TAARIIKH SOMALIYEED; oo uu kasoo bilaabayo intii uu
Xukuumadda Somaliland oo u soo Jeedisay Bulshada inay Maalgashadaan Khayraadka Badda
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ugu baaqay bulshada inay ka qaybaqaataan sidii maalgashi loogu samayn lahaa khayraadka kala duwan ee ka buuxa badda. Agaasimaha Guud ee Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Md. Fu’aad Cabdisalaaan Xaaji Xasan oo waraysi siiyey
Maansadii Sirta Nolosha ee Abwaan Hadraawi
Araweelo News Network Saaxiibkayow heedhe Safar baan ka imi dheere Marka hore salaan diiran Marka xiga samow heedhe Ha ka nixin si-dalagtayda Sacab fara-madhnaantayda Suuggaanta yaabkeeda Salka iyo fadhaa keena Marka xiga sugnaanteeda Socodkiyo falkaa sheega Xeerkeedu waa saase. Saaxiibkayow
Qiso Xannuun Badan: Way i soo Korisay Iyadoo i Moodaysa ilmaheedii!
W/Q-Khadar Ibrahim Aar. Dagaallada iyo durufaha kala geddisan ee dalka waqti aad u badan ka soo dhacayay, waxa ay noqodeen kuwo ummadda gaadhsiiyay dhib aanay ka soo kaban karin, taasoo ilaa imminka wali ay ku kala maqan yihiin qoysas iyo
Madaxweyne-ku-xigeenkii Hore oo ku Baaqay in Degdeg loo Dhiso Ciidanka Cirka Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ku baaqay in degdeg loogu hawlgalo sidii loo dhisi lahaa ciidanka cirka dalka oo uu ku tilmaamay mid ahmiyad weyn leh xilligan. Md. Yaasiin waxa uu sheegay
Dalka Zimbabwe Oo Shacabkiisa Ka Mamnuucay inay Calankooda Samaystaan Amma iibiyaan
Araweelo News Network Herari)ANN)Wasiirka Caddaaladda waddanka Simbaabwi (Zimbabwe) ee qaaradda Afrika, ayaa sheegay in qofkii lagu qabto calanka dalkaas isagoo goob xun jooga amma dariiqyada ku iibinaya uu mutaysan doono xabsi culus. Dawladda Simbaabwi waxay muwaadiniinteeda iyo qof kasta oo