Month: October 2016
Famine in Somalia: Competing Imperatives, Collective Failures, 2011-12
Araweelo News Network Hargeisa(ANN)- the Rift Valley Forum and the University of Hargeysa’s Institute for Peace and Conflict Studies (IPCS) hosted a public forum to discuss the key findings of the book, Famine in Somalia: Competing Imperatives, Collective Failures, 2011-12.
Dambibaadhayaasha Maraykanka Oo Helay Ogolaansho Si Ay U Baadhaan Haweenay Kaaliye U Ah Hillary Clinton
Araweelo News Network Washington(ANN)Dambi baadhayaasha Mareykanka, ayaa helay ogolaansho maxkamadeed oo ay ku baadhi karaan kumannaan email oo ay leedahay Haweeney kaaliye sare u ah Hillary Clinton. Jimcihii ayuu madaxa FBI-da Mareykanka, James Comey, waxa uu ku dhawaaqay in uu
Beesha Caalamka Oo Ka Dayrisay Doorashooyinka Somalia
Araweelo News Network Mogadishu(ANN) War qoraal ah oo kasoo baxay wadamada beesha Caalamka, ayaa walaac lagaga muujiyay qabsoomid la’aanta doorashooyinka madaxtinimo ee Somalia. ‘Beesha caalamka’ waxay sheegtay in Hoggaanka dowladda Federaalk ay musuq maasuq iyo xagal daacin ku hayaan hanaanka
Diyaaraddaha Dagaalka Ee Xulufada Sucuudiga Oo Maxaabiis Ku Laayay Xabsi Ku Yaal Dalka Yaman
Araweelo News Network Xudayda(ANN) Diyaaraddaha dagaalka ee xullufada Sucuudiga oo duqayn ka wada dalka Yaman, ayaa garaacay Xabsi ku yaal Magaalada Xudayda ee Woqooyiga Yaman oo u dhaw Xadka dhinaca Sucuudiga. Wararka ka imanaya halkaa, ayaa sheegaya in ugu yaraan
Ethiopia Oo Xaqiijisay in Isticmaalka Dekedda Berbera Sare u Qaadayo Xidhiidhkooda Ganacsi ee Dibadda Kaddib Kulan Addis Ababa Ay Ku Yeesheen Madaxweynaha Somaliland iyo Ra’iisal-wasaaraha Ethiopia
Araweelo News Network Addis Ababa (ANN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya Md. Hailemariam Desalegn, ayaa ka wadahadlay sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga labada dal ee dhinacyada ganacsiga, maalgashiga iyo amniga. Sida lagu faafiyey
Guddoomiyaha Guurtida oo ka Hadlay Doorahsada Madaxtooyada Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Guddoomiyaha Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay doorashada Madaxtooyada ee qorshaysan inay dalka ka qabsoonto dabayaaqada bisha March ee 2017. Guddoomiye Saleebaan oo khudbad ka jeediyey furitaanka kalgadhiga 61aad ee
‘Macno ma Laha in Olole Siyaasadeed Lagu Mashquulo iyadoo Dadka iyo Xoolihii Xaalkoodu Meel Xun Marayo’ Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Xaaji Cali
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa ku baaqay in si guud looga wada qaybqaato gurmadka loo fidinayo dadka iyo xoolaha ku nool degaannada Somaliland ee abaaruhu saamaynta xun ku yeesheen. Hoggaamiyaha WADDANI Mr. Xirsi Cali Xaaji
Guddiyo Garabyada UCID u Saaray Qabashada Shirweynihiisa oo sii Huriyey Khilaafkii Xisbiga
Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Guddiyo labada garab ee UCID u saareen qabashada shirweynaha xisbiga ee ay xukuntay Maxkamadda Sare ee Somaliland si xal loogaga gaadho khilaafka dabada dheeraaday, ayaa abuuray muran hor leh oo sii cakiraya arrinta. Laba guddi
Sababaha Bilyaneerka Bill Gate ugu Diiday Ubadkiisa in ay Dhaxlaan Hantidiisa
Araweelo News Network Ninka adduunka ugu maalqabeensan Mr. Bill Gate oo u dhashay waddanka Maraykanka, ayaa go’aansaday inuu hantidiisa oo dhan £70 Bilyan oo lacagta Ingiriiska ah uga tago dadka saboolka ah marka uu dhinto. Waxa uu xusay in ubadkiisa
Haweenay 73 Jir ah oo Uur-ku-jir (Fetus) Caloosha ku Sidday 35 Sannadood
Araweelo News Network Koox dhakhaatiir ah oo ka tirsan xarun caafimaad oo ku taal magaalada Skikda oo dhacda bariga dalka Aljeeriya, ayaa ogaaday kiis naadir dunida ku ah Salaadii toddobaadkan, kadib markii ay ka war heleen haweenay 73 jir ah