Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: November 2016

Total 217 Posts

Ilama 7 Jir Ah Oo Haraad Ugu Dhintay Deegaamada Ceelafweyn Xaaladda Abaarta Oo Sii Kululaatay Iyo Kumanaan Qoys Oo Ku Barakacay Tuulooyinka

Araweelo News Network Ilama 7 Jir Ah Oo Haraad Ugu Dhintay Deegaamada Ceelafweyn Ceelafweyn(ANN)Dhimashada Hal Ruux Wiil yar oo 7 jir ah oo Haraad u geeriyooday iyo Boqolaal Qoys oo Xoolihii Markii ay ka Dhamaadeen Nafta Kula Soo Eertay Goobaha

Obama Expands War With Al Qaeda to Include Shabab in Somalia

Araweelo News Network WASHINGTON(ANN) — The escalating American military engagement in Somalia has led the Obama administration to expand the legal scope of the war against Al Qaeda, a move that will strengthen President-elect Donald J. Trump’s authority to combat

Somaliland: Hooyo Umul Ah iyo ilmaheedii Oo Silic Ugu Geeriyooday Duleedka Burco

Araweelo News Network Burco (ANN)Hooyo umul ah iyo ilmihii ay dhashay, ayaa la sheegay inay ugu geeriyoodeen silic ay sababtay xaaladda abaartu deegaan ku dhaw magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. Deegaanka tuulada Ceesha oo qiyaastii tobaneeyo Kilomiter dhanka Waqooyi

Ciidammo Ajnebi iyo Soomaali isugu Jira oo Weeraray Saldhig Al-shabaab ku Leeyihiin Koonfurta Soomaaliya

Araweelo News Network Muqdisho (ANN)- Ciidammo isugu jira ajnebi iyo Soomaali, ayaa weerar qorshaysan ku qaaday saldhig Al-shabaab ku leeyihiin Gobolka Shabeellaha Hoose ee koonfurta dalka Soomaaliya saqdii dhexe ee habeennimadii Salaasada. Ciidanka sida gaarka u tababaran ee maamulka taagta

Qisadii Watergate ee Madaxweyne Nixon iyo Guusha Donald Trump Maxay ka Siman Yihiin?

Qorre: Axmedyaasiin Sheekh Cumar Sheekh Axmed Furre Madaxweyne Richard Nixon Madaxweynihii 37aad ee dalka Maraykanka oo ahaa madaxweynihii ay saamaysay fadeexadii la baxday Watergate, kaasoo ahaa in waxqabad fiican, laguna xasuusto tallaabooyinkii uu qabtay oo ay ka mid ahayd sidii

‘Waxa aan ku Talin Lahaa in Laga Waantoobo Ololaha loo Isticmaalayo Kharashka iyo Hantida ka Dhexaysa Ummadda’ Xisbiga WADDANI

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Siyaasiga Cabdi Haybe Maxamed oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa ku taliyey in la joojiyo, isla markaana laga waantoobo olole uu sheegay in loo adeegsanayo lacagta iyo hantida ka dhexaysay qaranka Somaliland.

Qudhaanjada oo la Sheegay in ay Tahay Noolihii ugu Horreeyey ee Beer-falashada Laga Bartay

Araweelo News Network Bani’aadamku waxa ay beero falashada bilaabeen 12,000 sannadood ka hor sida saynisyahannadu ku doodeen, iyadoo 50kii sanno ee u dambeeyey baadhitaanno iyo cilmi-baadhis la waday ifiyeen in dadku aanay ahayn noolaha kaliya ee beeraha bilaabay. Cilmi-baadhis cusub

Cilmi-baadhis Iftiimisay in soo Jeedka Habeennimo Dhaawaco Maskaxda Carruurta

Araweelo News Network Baadhitaan maskaxda lagu sameeyey ayaa iftiimiyey in soo jeedka iyo hurdo la’aanta habeenkii ay dhaawac culus oo ka badan intii hore loo malaynayey u geysato maskaxda carruurta. Saynisyahannada iyo dhakhaatiirta ayaa muddo badan soo jeedinayey in aynu

Somaliland: Amarka Madaxweynaha ee Qiimaha sarifka sare u kacay + Wasiirka Maaliyadda iyo Agaasimaha Bangiga Dhexe Oo Eedeeyay Ganacsatada

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa digniin adag oo la xidhiidha kor-u-kaca qiimaha sarrifka lacagta shillinka Somaliland u dirtay ganacsatada sarriflayaasha ee ka shaqaysa isku beddelka lacagaha. Qiimaha sarrifka lacagta doollarka ee shillinka Somaliland ayaa sicir-barar xooggani

Haweenay si Farshaxan ah Far Qurux Badan ugu Qortay Qur’aanka Kariimka

Araweelo News Network Haweenay u dhalatay dalka Azerbaijan oo hore uga tirsanaan jiray Midowgii Soofiyeeti ee Ruushka, ayaa ku guulaysatay in ay biraha siliigga ku qorto far qurux badan oo Qur’aanka Kariimka ah. Gabadhan oo la yidhaa Tunzale Memmedzade oo