Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2016

Total 226 Posts

“Umaanu iman Taleex in Aanu Qabsano” Wasiirka Madaxtooyada JSL

Araweelo News Network Taleex (ANN) Weftigii Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiga KULMIYE ee ay hogaaminayeen Gudoomiyaha, ahna Murashaxa Xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo shalay gaadhay Degmada Taleex Gobolka Xasimo. Xubnaha weftiga ayaa

Musharax Farmaajo Oo Fashilay Waxay Ku Heshiiyeen Gudoomiye Cirro

Araweelo News Network Mogadishu(ANN)-Raysal Wasaarihii hore ee Somalila Mr. Farmaajo oo waqtigan ka mid ah murashaxiinta mucaaradka Xukuumadda Somalia ee u tartamaya jagada Madaxweynaha, ayaa ka hadlay kulan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ku dhexmarayt Wefdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha

ASTAAMAHA HOGAAMIYAHA WANAAGSAN

Prof. Mohamed Ahmed Farah Mattan (Jaafaa) Culimada ku xeelka dheer Cilmi-nafsiga bulshada aadamiga ah, waxay xaqiijiyeen oo farta ku wada fiiqeen ;” Ahmiyadda Hoggaaminta iyo kaalinta ay ku leedahay dhismaha iyo horumarka bulshooyinka kala geddisan”. Waxay Culimmadu caddeeyeen ; Inuu

Is support for African military mission in Somalia waning?

Araweelo News Network 2016 saw the EU cutting back funding to the AMISOM mission fighting jihadists in Somalia. Ethiopia has pulled back some 4,000 troops the country considered unnecessary. Ethiopian troops previously assisting the internationally-funded African Union Mission in Somalia

Wasiir Xaglo-toosiye oo Sheegay inuu soo Dhowaynayo in Cali Khaliif Gallaydh ku Biiro Dadkiisa Reer Somaliland

Araweeelo News Network Hargeysa (ANN)- Wasiirka Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa sheegay inuu soo dhawaynayo in siyaasiga Cali Khaliif Gallayd ka mid noqdo ummadda reer Somaliland. Wasiir Xaglo-toosiye oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa, waxa uu

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Israa’iil oo Baadhis Dambiyeed ku Samaynaya Ra’iisal-wasaaraha Yuhuudda

Araweelo News Network Tel Aviv (ANN)- Ra’iisal-wasaaraha Israa’iil Mr. Benjamin Netanyahu, ayaa la sheegay inuu waajahayo baadhis dambi oo ah wax is daba marin iyo inuu qaatay laaluush, kadib markii ciidanka booliska Yuhuuddu heleen dukumanti cusub oo ay ka buuxaan

“Waxa Aan Leeyahay Muuse Taariikhdaadu Way Cadahay, Tayduna Way Cadahay oo Dalkan Badbaadadiisa Ayaanu Doonaynaa”. Guddoomiyaha WADDANI,Cabdiraxmaan Cirro

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si kulul u weeraray guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo muddooyinkii dambe dhalliilo u soo jeedinayey. Guddoomiye Cirro, wuxuu sheegay in guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi taariikho madow

Somalia: UN, Global Partners ‘Gravely Concerned’ Over Changes to Electoral Process

Araweelo News Network Mogadishu(ANN)-The United Nations and other members of the international community have voiced grave concern over recent decisions by Somalia’s National Leadership Forum (NLF) that contravenes the African country’s constitutional electoral processes. Currently, Somali’s Provisional Constitution allows for

Nolol La Xasuusto, By. Siciid Maxamed Gees – Qeybtii 7aad

“Things fall apart, the centre cannot hold;” The best lack all conviction, while the worst Are full of passionate intensity” William Butler Yeats La kala daaday udub-dhexaadkii Xejin-waa Hal-doorkii Oo afkii juuqa gabay iyo Daad-xoortii oo botorinaysa” William Butler Yeats

Farriin ku socota xisbiyada qaranka,By. Dr. Maxamed-Rashiid Sheekh Xasan

Maalmahan waxa xoogaystay dagaalka afka ah ee ay xisbiyadu isku qaadayaan iyo borobagaandhada siyaasiga ah ee la isku marinayo warbaahintaee la socota xummadda doorashada. Xilligan oo doorashadii madaxtooyadu kaabiga innagu soo hayso maaha wax lala yaabo in madaxda qaar ay