Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2017

Total 215 Posts

Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Wefdi Uu Hoggaaminayo Xidhiidhiyaha Arrimaha Samafalka Ee Qaramada Midoobay

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Daawo: Madaxweynaha oo La Kulmay Wefti uu hoggaaminayo Xidhiidhiyaha Arrimaha Samafalka ee Jimciyada quruumaha ka dhaxaysa Mr Peter Drucker oo ay la socdaan qaybo ka mida ururada la shaqeeya. Kulankaa waxa kale oo ka qaybgalay guddida Abaaraha

Guddoomiyaha Guurtida Oo Ka Hadlay Xilliga la Qaban Karo Doorashada Madaxtooyada Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa caddeeyey in doorashada Madaxtooyada lagu qaban karo muddada ay isku raaceen Madaxweynaha, saddexda xisbi Qaran iyo Komishanka Doorashooyinku, haddii abaartu jabto. Guddoomiye Saleebaan waxa uu

Wasiirka Madaxtooyada Oo Sheegay inay Amiirka Kuwait Gaadhsiiyeen Fariin Dhanbaal Ah Oo Ay Ka Sideen Madaxweyne Siilaanyo

Araweelo News Network Kuwait City (ANN)- Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md.Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay Amiirka guud ee xukuma dalka Kuwait Sheekh Sabax Al-Ahmad Al-Jaber. Sida lagu sheegay qoraal uu soo saaray Wasiirka Madaxtooyada, kulanka

Nin Sheegay inuu Sameeyey Mishiin Lagu Dawanayo Cudurrada HIV/AIDS iyo Jooniska

Araweelo News Network Kadib muddo laba sannadood ah oo uu aamusnaa nu dhashay dalka Masar oo ikhtiraacay mishiin uu sheegay in lagu dawayn karo cudurrada AIDS-ka iyo Joonis-cadka (Hepatitis C), ayaa hadda ku dhawaaqay inuu diyaar u yahay in la

Ka Digtoonow Toddoba Dhaqan Oo Nolosha Dumiya

Haddii aad rabto inaad ku noolaato nolol farxad leh iyo in aad guulo badan nolosha ka gaadho, ka digtoonow toddobadan dhaqan inay noloshaad ku dhex milmaan. Waa toddoba dhaqan oo ay caan ku yihiin dadka nolosha ka dhacay, laguna yaqaanno.

Army soldiers, allied forces destroy Saudi warship in western Yemen

Araweelo News Network Hudaydah(ANN)-Yemeni army forces, backed by fighters from allied Popular Committees, have targeted and destroyed a Saudi military vessel in a missile attack off the coast of the country’s western province of Hudaydah. An unnamed Yemeni military source

Dad Ka Badan Hal Milyan Oo Qof Oo Saxeexay Dalab Madaxweyne Trump Lagaga Joojinayo Casuumad Looga Fidiyay Britain

Araweelo News Network London(ANN)- Dad ka badan hal milyan oo qof oo ku nool dalka Britain ayaa saxeexay dalab ay kaga codsanayaan dowladda inay joojiso booqashada la qorsheynayo inuu Donald Trump ku tago Britain dabayaaqada sanadkan ee November 2017. Dalabka

Muslimiin Ku Dhimatay Weerar Lagu Qaaday Masjid Ku Yaal Dalka Kanada

Araweelo News Network Quebec-Kanada(ANN)-Weerar lagu qaaday Masjid ku yaal magaalada Quebec ee dalka Kanada, ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac. Kaddib markii dablay weerartay Masjidkaa rasaas ku fureen dadkii ku cibaadaysanayay. Wararka ayaa sheegaya in ugu yaraan lix qof ku

UK petition to halt Trump’s visit gains over one million signatures

Araweelo News Network London(ANN)-More than million people in Britain have signed a petition urging the UK government to withdraw an invitation for US President Donald Trump to visit London and meet Queen Elizabeth. The petition to halt Trump’s visit was

Somalia-born runner Mo Farah is troubled by Trump policy

Araweelo News Network London(ANN)- Four-time Olympic champion Mo Farah has criticized U.S. President Donald Trump’s immigration policy, saying Sunday the temporary travel ban “seems to have made me an alien” and leaves him unsure whether he can return to his