Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: February 2017

Total 194 Posts

Daawo: Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Hormood U Noqday Joojinta Mudaharaad London Laga Waday Oo Lala Xidhiidhiyay In Soomaaliya Dabada Ka Riixay

Araweelo News Network London(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Masuuliyiinta Wakiiladda Sadexda Xisbi qaran ee Somaliland ee Uk iyo Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan halkaa, ayaa ku midoobay sidii looga hortegi lahaa Mudaharaad lala xidhiidhiyay inay

Madaxweyne Trump Oo Dhibaatooyinka Soo Waajahay Ee Mudaharaadyada Iyo Sir Laga Xaday Aqalka Cad Dusha U Saaray Madaxweynihii Hore Obama

Araweelo News Network Washington(ANN)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in Barack Obama uu ka dambeeyo dibadbaxyada ka dhanka ah ee lagaga soo horjeedo siyaasadiisa iyo sidoo kale xildhibaanada xisbiga Jamhuuriga eek a hor yimi iyo sirta la

Somaliland: Madaxwayne Ku Xigeenka Oo Daah Furay Mashruuca Sannadlaha Ah Ee Horumarinta Dawladaha Hoose Ee Dalka (JPLG).

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxwayne Ku-xigeenaka Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ah kusimaha Madaxwayanaha Mudane: Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa saaka furay mashruuca sanadlaha ah ee horumarinta dawlada hoose ee dalka ee loo yaqaano (JPLG) . Mashruucan oo sanadkan 2017 ay soo

Shirkadda Telesom Oo 15,000 Oo Kartoon Oo Timir Ah Ku Wareejisay Guddida Taakulaynta Abaaraha Qaranka Somaliland

Araweelo News Network Berbera(ANN)– Shirkadda isgaadhsiinta Casriga ah ee TELESOM oo muddooyinkanba ku hawlanayd gurmadka Iyo Ka qayb qaadashada Abaarta ee taakulaynta Bulshada, ayaa 15,000 oo kartoon oo timir ah ku wareejisay guddida taakulaynta abaaraha qaranka Somaliland maalinimadii Isniinta. Munaasibada

Sannadkii 2016: Warbixin Shaacisay Tirada Weerarada loo Geystay Qaxootiga ku Sugan Gudaha Dalka Jarmalka

Araweelo News Network Barlin (ANN)- Dadka qaxoontiga ah ee galay dalka Jarmalka ee Qaaradda Yurub sannadkii tagay, ayaa la kulmay tiradii ugu badnayd ee weerraro loo gaysto waddankaasi. Warbixin ka soo baxday Wasaaradda Daakhiliga ee dalka Jarmalka ay baabiyeen wakaaladaha

Second Scottish independence referendum divisive: London

Araweelo News Network London(ANN)-A British government spokesman has warned against the ramifications of a likely Scottish independence referendum as an unnecessary divisive measure. The remarks came against the backdrop of media reports that Scottish nationalists are bracing for another independence

Pentagon presents new anti-Daesh plans to Trump

Araweelo News Network Washington(ANN)-The Pentagon has completed plans demanded by President Donald Trump for a more intensified military campaign against Daesh terrorists. “The White House will begin reviewing the recommendations,” a White House official, speaking on condition of anonymity, said

Maraykanka Oo Si Weyn Uga Walaacsan Saldhiga Milatari Ee Djibouti Dalkeeda Ka Siisay Dalka Chinna

Araweelo News Network Hargeysa (Wargeyska Saxansaxo/New-york-Times)Dawladda Maraykanka, ayaa la sheegay inay si weyn uga cadhaysan tahay Saldhiga Milatari ee ay Jabuuti dalkeeda ka siisay waddanka ay sida weyn u colka yihiin ee Chinna, waxaana wararka warbaahinta Maraykanku maalmihii u dambeeyey

Dad calls for investigation into Navy SEAL son’s death in Trump mission

Araweelo News Network Washington(ANN)-The father of the Navy SEAL slain during a botched January raid in Yemen berated the White House for calling the mission a success and demanded an investigation during his first interview since the incident. “Don’t hide

Pentagon seeks to expand fight against extremists in Somalia

By Associated Press Araweelo News Network WASHINGTON(ANN)— The Pentagon wants to expand the military’s ability to battle AL-Qaida-linked militants in Somalia, potentially putting U.S. forces closer to the fight against a stubborn extremist group that has plotted attacks against America,