Month: February 2017
“Dalalka Deriska ah Waxay Khatar ku Yihiin Rajada Soomaaliya, Kadib Doorashadii Farmaajo’Kooxda Xasaradaha Adduunka ee ICG
Araweelo News Network London (ANN)- Kooxda Caalamiga ah ee Xasaradaha Adduunka ICG (International Crisis Group), ayaa ku eedeeyey dalalka Geeska Afrika inay khatar ku yihiin rajada caalamku ka qabo nabadgelyo iyo horumar ka islaaxa waddanka colaaduhu naafeeyeen ee Soomaaliya. Warbixin
Xaaladda Maamulka Puntland Oo Qasan iyo xukuumadda Madaxweyne Cabdiweli Gaas oo liic-liicaysa
Araweelo News Network Garoowe (ANN)-Ciidamo ka tirsan maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa sameeyey kacdoon ay kaga cabanayaan mushahar la’aan ku habsatay muddooyinkii u dambeeyey, waxayna qabsadeen xarunta Barlamaanka Puntland ee Garoowe xili ayna ka socon wax kalfadhi ah, waxaana xarunta
Murrashaxa WADDANI Oo Kulan Casuumadeed Ugu Sameeyay Gurigiisa Madaxweynihii Hore ee Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)-Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa casuumad sharafeed aad u heer saraysa gurigiisa magaalada Hargeysa ugu sameeyey Madaxweynahii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Daahir Ra’yaale Kaahin oo dhawaan dalka
Madaxweyne Farmaajo Oo Wejigabax Kala Kulmay Dacwad Uu Boqortooyadda Sucuudiga Uga Gudbiyay Somaliland
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo socdaalkii u horeeyay ku tegey Dalka Boqortooyadda Sucuudiga ayaa si qarsoodi ah ugu laabtay magaalada Muqdisho, kadib booqasho laba maalmood qaadatay oo uu kusoo maray Sucuudiga. Madaxweyne Farmaajo oo
Ku Dhowaad Labaataneeyo Al-shabaab Oo Qarax Ay Qorshaynayeen Ku Nafwaayay
Araweelo News Network Muqdisho (ANN)- Ilaa 17 dagaalyahan oo ka tirsan kooxda Al-shabaab, ayaa ku dhintay qarax ka dhashay baabuur miinaysan oo ay wateen maalintii Jimcaha. War qoraal ah oo ka soo baxay Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), ayaa
Guddoomiyaha Guurtida Oo Ku Wargeliyay Golaha Dhammaadka Muddo-xileedka Madaxweynaha, Golaha Wakiillada iyo Golayaasha Degaanka
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gudogalaya koradhsiimada xilka Madaxweynaha, Golaha Wakiillada iyo golayaasha degaannada dalka oo muddo-xileedkoodu ku dhow yahay dhammaad. Guddoomiyaha Guurtida Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ku wargeliyey mudanayaasha golihiisa inay gudo galayaan
Wasiirka Kalluumaysiga oo Baaq Hawada u Mariyey Wasaaradaha Ganacsiga iyo Arrimaha Dibadda
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cali Jaamac Faarax (Buureed), ayaa ku baaqay in laga wada shaqeeyo sidii looga faa’iidaysan lahaa khayraadka kalluunka ka buuxa badda dalka. Wasiir Buureed oo la hadlay warbaahinta
DP World Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Dhamaystiray Heshiiskii Kama Dambaysta Ahaa
Araweelo News Network Dubai(ANN)maalmihii u danbeeyey waxa Imaaraadka Carabta ku sugnaa wefti balaadhan oo ka socda xukuumadda somaliland oo halkaasi u joogay inay dhamaystiraan wixii qabyo ka ahaa heshiiskii taariikhiga ahaa ee dhex maray DP World iyo Dawladda Somaliland (Somaliland
Maareeyaha Dekedda Berbera Oo Ka Hadlay Qabya Tirka Heshiiskii DP World
Araweelo News Network Dubai(ANN)-Maarreeyaha Dekedda Berbera Axmed Dirir oo ka mid ah wefdi Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland hoggaaminayo oo maalmahan ku sugnaa dalka Imaaraadka Carabta, ayaa ka hadlay qabya tirka heshiiskii shirkadda DP. World kula wareegaysay maamulka Dekedda Berbera. Maarreeyaha Dekedda
Madaxweyne Donald Trump Oo Warbaahinta Ugu Faca Weyn Qaarkeed Ka Mamnuucay Aqalka Cad Ee Maraykanka Looga Taliyo
Araweelo News Network Washington(ANN)- Qaar ka mid ah hay’adaha warbaahinta ugu waaweyn ayaa laga mamnuucay inay ka qayb galaan shirarka jaraa’id ee aqalka cad. Hay’addaha Warbaahineed ee Politico, The Hill, the Daily Mail and BuzzFeed, The New York Times iyo