Month: March 2017
Scotland makes formal request to UK for independence referendum
Araweelo News Network London(ANN)-The Scottish government has formally asked UK Prime Minister Theresa May to allow it hold a second independence referendum following the beginning of Britain’s exit process from the European Union. Scotland’s First Minister Nicola Sturgeon made the
Trump Eases Combat Rules in Somalia Intended to Protect Civilians
Araweelo News Network WASHINGTON(ANN)— President Trump has relaxed some of the rules for preventing civilian casualties when the American military carries out counterterrorism strikes in Somalia, laying the groundwork for an escalating campaign against Islamist militants in the Horn of
“Geelu Reer Reer Isguma Keen Jiro Oo Xisbiga Kulmiyaa Lagu Yaqaanaa Qabyaalada Ee Inaga Qarankaa Geelu Isugu Keen Jiraa” Hogaamiye Xirsi
Araweelo News Network Berlin(ANN)- Wafti labaadhan oo uu hogaaminayo Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Waddani ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo socdaal ku marayey Qaarada Yurub ayaa gaadhay Wadanka Jarmalka iyadoo halkaasi si heer sare
Murrashaxa Madaxweynaha WADDANI Oo Kulamo La Qaatay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Baarlamaanka Dalka Jarmalka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo waftigii uu hoggaaminaayay ayaa kulamo muhiim u ah qadiyadda Jamhuuriyadda Somaliland wuxuu la qaatay Wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Jarmalka iyo Baarlamaanka Dalkaas. Kulanka hore oo ka qabsoomay Wasaaradda
Wasiirka Madaxtooyadda Oo Sheegay In Ay Jiraan Qorsheyaal Dawladda Somaliland U Diyaarisay Ka-hortagga Waxyeello Roobabku u Geystaan Dadka Abaaruhu Saameeyeen
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa sheegay in dawladdu diyaarisay qorshayaal la xidhiidha sidii roobabka curtay aanay dhibaatooyin kale u gaadhsiiyeen dadka iyo xoolaha abaaruhu saamaynta ku yeesheen. Wasiir Xaashi oo hadal
Sheekh Dirir Oo Ka Digay Dhaqan-xumada Ku Hoos Jirta Bandhigyada Dharka Lagu Xayeysiiyo
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo ka mid ah culimada waaweyn ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka digay dhaqan xumada ku hoos duugan bandhigyada dharka lagu xayeysiiyo, arrintaas oo uu ku sifeeyey dhaqan gaalaad fawaaxish ah
Wasiir Cali-mareexaan oo ka hadlay biriijyo waaweyn oo laga Dhisayo Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cali Xasan Maxamed (Cali-mareexaan), ayaa tilmaamay in aannay jirin wax loolan siyaasadeed ah oo waqtigan ka dhex socda siyaasiyiinta xisbiga talada haya ee KULMIYE. Md. Cali
Haddii Qofka Wax loo Dhiibayo Yahay Mid Aqoon Badan oo Qallinka Wax ku Xadaya Waxba Hagaagi Maayaan’ Wasiirka Dhaqanka iyo Dalxiiska
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)-Wasiirka Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland Md. Khadar Xaaji Yuusuf Cabdillaahi, ayaa ka hadlay shuruudaha diinta Islaamku ogoshahay in lagu xusho qofka loo dhiibayo masuuliyad umadda ka dhaxaysa. Wasiir Khadar Xaaji Yuusuf waxa uu sheegay in
20 Sanno Kadib ayaa Xabsiga Laga Sii Daayey Markii la Ogaaday in aannu Gelin Dambiga Lagu Xukumay
Araweelo News Network Nin u dhashay Gobolka California ee dalka Maraykanka, ayaa xabsiga ku jiray 20 sannadood, kadib markii lagu xukumay dambi aannu gelin oo ah isku day dil ah. Toddobaadkan uun bay ahayd markii xorriyaddiisa dib loogu soo celiyey,
Qoomiyad Sannad Kasta Tarntan u Qabata Buurnida Ragga iyo Shuruudaha u Yaal
Araweelo News Network Qoomyad ku dhaqan dalka Itoobiya, ayaa dhaqan iyo caado u leh inay sannad kasta qabato tartan dhexmara ragga buurbuuran iyo sida ay u kala culays badan yihiin, iyadoo loo dejiyo shuruudo adag oo ay tahay inay fuliyaan