Month: April 2017
Trump ‘built up conditions for aggressive war’ with North Korea
Araweelo News Network Washington(ANN)-US President Donald Trump has “built up conditions for an aggressive war” with North Korea, an American writer and retired professor says. Professor James Petras made the comments in an interview with Press TV while commenting on
Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan Deg Deg Ah La Yeeshay Hay’addaha Hanti-Dhawrka, Xeer Ilaalinta Iyo Komishanka Maamul Wanaaga Kuna Amray Inay Tallaabo Sharci Qaadaan
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, wuxuu maanta oo ay bishu tahay 30 April 2017 kulan muhiimada isugu yeedhay Saddexda hay’addood ee kala ah Hanti dhawrka guud ee qaranka , Xeer Ilaalinta qaranka iyo Komishanka Maamul
US drone strike kills five in Yemen’s Marib
Araweelo News Network Marib- Yemen(ANN)-At least five people have been killed in a US drone raid in Yemen’s central Marib province, east of the capital, Sana’a. Local sources said on Sunday that the early morning strike targeted a car in
Xoghayaha Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Sidii Ay Wax Uga Dhaceen Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Xoghayaha Maaliyada ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/rasaaq Khaliif ayaa ka haddlay sidii ay wax uga dhaceen maxakamada gobolka Maroodijeex ee magaalada Hargeysa, ka dib markii ay ciidan ka tirsan booliska Somaliland ay isku dhaceen saraakiil
Somaliland: Komishanka Doorashooyinka Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Kaadh-qaybinta Ka Bilaaabantay Gobolada Qaarkood
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey qaybinta kaadhadhka codbixinta doorashooyinka soo socda oo ka bilaabmay qaar ka mid ah gobollada dalka. Hawlgalka qaybinta kaadhadhka codbixinta, ayaa si rasmi ah uga bilaabmay gobolladii ugu
Murrashaxa WADDANI oo Fariimo Kala Duwan u Diray Ciidanka Booliska iyo Shacbiga Somaliland
Araweelo News Network Berbera(ANN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa farriimo kala duwan u diray ciidanka Booliska iyo dadweynaha muwaadiniinta ah ee isku diwaangeliyey doorashooyinka. Guddoomiye Cirro oo kormeer
Wasiirka Hawlaha Guud Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Cidda Masuulka ka ah Iibka Hantida Dawladda
araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Somaliland Md. Cali Xasan Maxamed (Cali-marreexaan), ayaa iftiimiyey cidda leh masuuliyadda iibka hantida dawladda. Wasiir Cali-marreexaan iyo Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka Somaliland oo kulan la yeeshay Guddiga Ilaalinta iyo Dabagalka
Pence names submarine ‘Indiana’ on Trump’s 100th day
Araweelo News Network Washington(ANN)-US Vice President Mike Pence names a USS fast-attack submarine “Indiana” on President Donald Trump’s 100th day at helm. As the president ended his 100th day in office on Saturday, Pence christened the new submarine at the
Somaliland: Taliska Ciidanka Booliska Oo Ka Hadlay Xadhiga Cabdullaahi Axmed Daamur Oo Saraakiisha Xisbiga WADDANI Ka Tirsan
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Afhayeenka ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, Ganshaale sare Faysal Xiis ayaa ka hadlay xadhiga Siyaasi Cabdullaahi Axmed Daamur oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI oo ay ciidanka Boolisku xabsiga u taxaabeen. . Sarkaalka WADDANI, ayaa
U.S. Signals Possible Airstrikes in Somalia by Asking Aid Groups for Their Locations
Araweelo News Network Washington(ANN)-U.S. officials this week requested the geographic coordinates of aid groups working in Somalia, according to a document obtained by The Intercept — a move that could indicate an escalation of military action against the Shabab. The