Month: May 2017
Guddoomiyaha KULMIYE Oo Ka Hadlay Xannuunka Shuban-biyoodka Sii Xumaanay Ee MAgaalada Burco, Walaacna Ka Muujiyay Doorka Wasaaradda Caafimaadka Iyo Hay’adda WHO
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Ka dayriyay Xaalada xannuunka Suubanaa-biyoodka ee kasii fidaya Magaalada Burco, Isla markaana sababay dhimashada daraasiin dad ah Iyo tirooyin la dhigay goobaha Caafimaadka, wuxuuna
Madaxtooyada Oo Ka Hadashay Kulan Dhex Maray Labada Guddi Ee Taakulaynta Iyo Madax Ka Socday Hay’adaha Qaramada Midoobay
Araweelo News Network Hargeysa (ANN )- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay kulan maanta Qasriga madaxtooyada ku dhex maray labada guddi ee guddida taakulaynta abaarta, iyo guddida 18 May ee ka soo kabashada Abaaraha iyo madax ka socday Hay’adaha
Somaliland: Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Qaabilay Ganacsato U Dhash Dalka China Oo Doonaya In Ay Maal-gashadaan Dalka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ganacsato Jayniis ah, oo doonaya inay Somaliland maalgashadaan. Ganacsatadan oo ka socotay shirkad balaadhan oo lagu magacaabo Richway Greenergy oo
Xukuumadda Somalia Oo Shaacisay Markii U Horraysay Dhaqaalaha Usoo Xerrooday Labadii Bilood Ee Lasoo Dhaafay
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa shir jara’id ku qabtay xarunta Wasaarada, wuxuuna uga hadlay horumarada ay Wasaaraddu samaysay 60-kii casho ee u danbaysay sida: kordhinta dakhliga, qaadashada mushaaro joogta ah, isbadalo lagu sameeyey shaqaalaha
Somaliland Wants To Make One Thing Clear: It Is NOT Somalia
Araweelo News Network Somaliland’s Foreign Minister Saad Ali Shire is clearly frustrated. Somaliland is being hit by a regional food crisis that the U.N. has described as one of the largest humanitarian emergencies since 1945. More than a million of
Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Dareen Celiyay Warbixintii Guddiga taakulaynta Abaaraha
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Wasiirka wasaaradda madaxtooyada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo Ka Dareen Celiyay munaasibad guddida taakulaynta Abaaraha kusoo bandhigeen Xisaab xidhka ayaa yidhi “ Ujeedada ugu weyn ee munaasibadan loo qabtay waxa ay ahayd guddigii taakulaynta abaaraha qaranka ee
Qisadii Geeridii nabi Daauud (CS) – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q. 4aad
Araweelo News Network Assalamu Calykum walaal Geeridu waa xaqiiq qof kasta sugaysa. Barnaamijkan oo ah kii afraad ee barnaamijyadii aad u bixinay qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku eegaynaa qiso kale oo uu nabigu (csw) inooga
Guddidii Taakulada Abaaraha Heer Qaran Oo Soo Bandhigay Xisaab Xidhkii Ay Ku Shaqaynayeen Mudadii Ay Xaaladda Abaartu jiray
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka qabsoontay Qasriga madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland oo ay guddida taakulaynta abaaruhu kusoo bandhigeen xisaab xidh dhamaystiran oo ku saabsan qaadhaankii soo gaadhay mudadii lagu jiray xaaladii abaaraha ee
Somalia’s al-Shabab stones man to death for adultery
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)-Somali militants have stoned a man to death after an Islamic court convicted him of adultery. Dayow Mohamed Hassan, 44, was buried neck-deep and pelted to death with stones by al-Shabab fighters. He was convicted of being
Qisadii Islaantii Nabi Muse ku shardiday in ay janada la gasho – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.3aad
Araweelo News Network Assalamu Calykum Nabigu (CSW) waxa uu inooga sheekeeyay sheeka cajiiba oo dhacday waqtigii nabi muuse. Waa sheeko islaan noolayd waqtigii nabi Muse (CSW). Waxa ay hooyadani shardi ku xidhay nabi muuse in ay janada u raacdo. Qisadeeda