Month: June 2017
Trump to meet Putin, seeks constructive ties with Russia: WH
Araweelo News Network Washington(ANN)-The White House has confirmed that President Donald Trump will meet with his Russian counterpart, Vladimir Putin, at the G20 summit next week, seeking “a more constructive relationship” with Moscow. National Security Adviser H.R. McMaster said the
Maraykanka Oo Ugu Baaqay Somaliland in Doorashada Madaxtooyadu Noqoto Mid Lagu Kalsoonyahay oo Waqtigeeda ku Qabsoonta
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Dawladda Maraykanka, ayaa ku baaqday in doorashada Madaxtooyada Somaliland noqoto mid lagu kalsoonyahay oo ku qabsoonta waqtigeeda. Wefti culus oo ka socda dawladda Maraykanka oo uu hoggaaminayo Safiirka dalkaasi u qaabilsan Soomaaliya iyo Somaliland ee
Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada 8aad dugsiyada dhexe iyo Dugsiyada sare oo ka bilaabmaya Somaliland Sabtida
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Md. Cabdilaahi Ibraahim Habbane (Cabdillaahi Dheere), ayaa farriintii u dambaysay u diray waalidiinta iyo ardayda u fadhiisanaysa imtixaanaadka Shahaadiga ah ee fasallada 4aad iyo 8aad ee dugsiyada
Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland oo ka Jawaabay Hadalo Kasoo Baxay Madaxweynaha Soomaaliya
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Wasiirka Hawlaha Guud ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cali Xasan Maxamed (Cali-mareexaan), ayaa ka jawaabay hadalo lagu marin-habaabinayo taariikhda Somaliland oo ka soo baxay Madaxweynaha dawladda Soomaaliya Mr. Maxamed Cabdillaahi Farmaajo. Qoraal uu soo saaray
Yemeni missile hits Saudi base, kills six soldiers
Araweelo News Network Jizan- saudia(ANN)-Yemeni army soldiers, backed by fighters from allied Popular Committees, have conducted a fresh missile attack against a military base in Saudi Arabia’s southern Najran region, killing six Saudi soldiers. The Arabic-language al-Masirah television network reported
Al-Shabab militants blocking aid to starving kids in Somalia, warns charity
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)-A survey by an international charity shows that lack of access to hungry parts of Somalia controlled by the al-Shabab militant group is threatening the lives of thousands of malnourished children as the Horn of Africa nation
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Qaabilay Safiirka Maraykanka Ee Soomaaliya iyo Madaxa Hay’adda USAID Ee Nairobi
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ahna Ku simaha Madaxweynaha mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil (Saylici) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday safaaradda uu Maraykanku ku leeyahay Nairobi iyo madaxa hay’adda USAID xarunteeda magaalada Nairobi oo booqasho ku yimi
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay Inay Dhamaystirto Lacagta Doorashada
Araweelo News Network Hargeysa(ANN) – Gudoomiyaha Xisbiga Waddani, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii muddo uu cibaado ugu maqnaa Magaalada Barakaysan ee Makka Al-Mukarama ee dalka Boqortooyada Sucuudiga. Musharax Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi
Hoggaamiye Xirsi Oo Sheegay In Hoggaamiyaha Wanaagsani Dadkiisa u Jilicsanyahay Go’aankiisuna Yahay Mid Adag
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ku dooday in murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbigooda Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) uu yahay mid isku wada bulshada reer Somaliland oo u
Qarammada Midoobay Oo Shaacisay Tirada Dadka Daacuunka Iyo Shubanka Uga Geeriyooday Soomaaliya
Araweelo News Network Muqdisho (ANN)- Qarammada Midoobay, ayaa shaaciyey tirada dadka u dhintay xannuunka daacuunka iyo shuban-biyood ka dillaacay degaanno kala duwan oo Soomaaliya lixdii bilood ee u horreeyey sannadkan lagu jiro ee 2017. Hay’adda Qarammada Midoobay u qaabilsan isku