Month: July 2017
Anti-Terror Quartet opens ‘emergency routes’ to Qatari planes
Araweelo News Network DUBAI(ANN)- The four Arab states that have cut diplomatic and transport ties with Qatar say they have opened up “emergency routes” for Qatari planes to use. The United Arab Emirates’ foreign ministry said on Monday that the
Muqdisho: Qarax Baabuur Oo Khasaare Ka Dhashay
Araweelo News Network Muqdisho (ANN)- Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay, tiro kale oo intaas ka badanna way ku dhaawacmeen qarax aad u xooggan oo ka dhacay jidka Maka Al-Mukarama ee hawlbowlaha magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya duhurnimadii.
“Dalkeena Waxa Batay Dammaca, Adduunyada Oo La Jeclaado, Boobka Iyo Aan Sharciga La ilaalin, …” Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Maxkamadda Dastuuriga ah Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa caddeeyey in qarannimada Somaliland ay ka gudo ballaadhan tahay saddex murrashax oo u tartamaya madaxtinimo, isla markaana ay ka
Sucuudiga oo Gacanta ku Dhigay Kiniin Daroogo ah oo Lagu Dhex Qariyey Moobilo Qur’aanka Lagu Barto
Araweelo News Network Riyadh(ANN)-Saraakiisha Kastamka Madaarka Caalamiga ah ee Boqor Khaalid International Airport ee ku yaal caasimadda dalka Sucuudiga, ayaa awood u yeeshay in ay qabtaan 11,000 (kow iyo toban kun) oo kiniin darooga ah (Captagon plls), kaasoo lagu soo
Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Oo Munaasibadii Uu Xilka Ku Wareejiyey Kaga Digay in Koox Gaar Ah Ku Keliyeysato Arrimaha Masiiriga Ah Ee Qaranka Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha, Cilmi-baadhista iyo Tiknoolajiga Cali Xaamud Jibriil oo dhawaan xilkaasi laga qaaday, ayaa ka digay in Somaliland gacanta ku gahso koox gaar ah oo ku keliyeysata jaan-goynta arrimaha masiiriga ah ee
Somaliland: Wasiirka Diinta Oo Shaaciyay In Xukuumaddu Oggolaatay Furitaanka Kaniisada Katooliga, Jawaabta Culimadu Ka Bixisay Iyo Taariikhda Kaniisada
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdullaahi Axmed, ayaa si cad u sheegay in xukuumad ahaan ay ogolaadeen in Kasiinad ay Kiristanku ku lahaayeen Hargeysa dib loo furo, isagoo sheegay in ay aqbaleen codsi sida
Al-shabab kills 39 African Union troops Ambush in Somalia
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)-Somalia’s militant group al-Shabaab has launched a blitz attack on African Union troops south of the country, killing 39 of them. Abdiasis Abu Musab, al Shabaab’s military operation spokesman, said Sunday that the group had definitely killed
40 slain as pro-Saudi forces, Houthis clash near Yemen’s Mukha
Araweelo News Network Mukha(ANN)-More than 40 people have been killed in renewed clashes between fighters from the Houthi Ansarullah movement and Saudi-backed forces near the Yemeni port city of Mukha over the past few days. Military officials and witnesses at
Kenya Deputy President Ruto’s home entered by knifeman
Araweelo News Network Nairobi(ANN)-A man armed with a machete has forced his way into the rural home of Kenya’s Deputy President William Ruto after wounding a police guard, police say. Mr Ruto and his family were not at the compound
AMISOM Oo Ka Baxaysa Soomaaliya Dhammaadka Sanadkan 2017
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Dowladda Soomaaliya iyo hawlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM ayaa ku heshiiyay in laga billaabo dhammaadka sanadkan 2017′ ay ciidamada Soomaaliya la wareegaan mas’uuliyadda ammaanka dalka, xilligaasi oo ciidamada ugu horreeyay ee AMISOM la filayo in