Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: August 2017

Total 138 Posts

10 civilians killed in US-backed raid, confirms Somali government

Araweelo News Network Somalis look at bodies brought to Mogadishu after a number of civilians were killed during a military raid in Bariire village, southern Somalia, August 25, 2017. (Photo by AP) Mogadishu(ANN)-Government officials in Somalia have confirmed that the 10

Crossing The Border To Somaliland: The Danger, The Process and Useful Tips

Araweelo News Network As some of you may know, I have traveled around Africa for 2 months and I decided to save the most challenging country for last: SOMALILAND! This is my 95th country! Woohoo! and after hearing all the

UN Human rights chief has warned US President Donald Trump’s relentless attacks on the media

Araweelo News Network New York(ANN)-The United Nations’ top human rights official has warned that US President Donald Trump’s relentless attacks on the media could trigger violence against journalists and undermine freedom of the press. UN High Commissioner for Human Rights Zeid

Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Hakiyay Guddiyo Liiskoodu Soo Baxay

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa hakiyay liiska guddiyo sagaal qaybood ah oo Xisbigu magacaabay maalmihii lasoo dhaafay. War-saxafadeed uu ku saxeexanyahay Guddoomiyaha ku-meel gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Cabdiqaadir Xaji Ismaciil Jirde ayaa lagu hakiyay liiska

Madaxweynaha Maraykanka Oo Qirtay In Woqooyiga Kuuriya Halis Iyo Cabsi Xoogan Ku Abuuray Adduunka

Araweelo News Network   Washington (ANN)- Madaxweynaha dalka Maraykanka Mr. Donald Trump, ayaa ku dooday in dawladda Woqooyiga Kuuriya la soo baxay awood millatari oo halis iyo cabsi xoogan ku tahay guud ahaan caalamka oo dhan, sidaa darteedna ay miiska

Bangiga Caalamiga Ah Ee Dahabshiil Oo Laga Daahfuray Kismaayo

Araweelo News Network Kismaayo(ANN)- WasiirkaWasiirka  Ganacsiga Jubbaland, Fariid Jaamac Saleebaan, ayaa manta si rasmi ah xadhigga uga jaray xarun weyn oo Bangiga Caalamiga ah ee Dahabshiil (DBI) uu ku yeelan doono magaalada Kismaayo, xarunta maamul-goboleedka Jubbaland. “Si xuushmad iyo qaderin

Hargeysa: Hawlgal Saacad iyo Badh Qaatay oo Ciidanka Dab-damiska ku Badbaadiyeen Gabadh ku Dhacday Suuli

Araweelo News Network   Hargeysa (ANN)- Ciidanka Dab-damiska Caasimadda Hargeysa, ayaa ku guulaystay inay soo badbaadiyaan gabadh dhallinyaro ah oo ku dhacday suuli amma musqul duhurnimadii , iyadoo hawlgalka gurmadka ahna ka dhacay xaafadda Jameeco Weyn ee Degmada Maxamuud Haybe

Hagardaameynta loo Gaysto Shirkadaha Dahabshiil Group Waa Waxyeelaynta Danaha Soomaalidda

Araweelo News Network Salaanta islaamka ka dib, waxaan ka tacsiyadeynayaa shirkada Dahabshiil Group & hawl-wadeenadeeda daafaha dunida, gaar ahaan Mr. Xasan Cabdi Cawad, Maamulaha Guud ee Shirkada Dahabshiil ee Koonfurta Soomaaliya, dhaawacii iyo dhimashadii ka soo gaadhay falkii arxan-darada ee

Yemen’s Houthi, Saleh forces agree to ease tensions

Araweelo News Network   Sana’a (ANN)-Leaders of Yemen’s Houthi Ansarullah movement and loyalists of former president Ali Abdullah Saleh say they have agreed to ease tensions following their recent clashes in the capital city of Sana’a. On Monday, delegations headed

Libya rescues about 500 refugees off western coasts

Araweelo News Network Tripoli(ANN)-The Libyan coast guard has carried out three separate rescue missions off the western coasts, saving about 500 refugees trying to cross the Mediterranean into Europe. A Libyan naval forces spokesman said on Tuesday that about half