Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2017

Total 140 Posts

Madaxweyne Siilaanyo Oo Soo Saaray Wareegtooyin Iyo Awaamiir Khuseeya Arrimaha Doorashada Madaxtooyadda

Araweelo News Network WAR-SAXAAFADEED Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa soo saaray saddex wareegto oo la xidhiidha isticmaalka hantida qaranka, warbaahinta dawladda iyo ciidammada qaranka waqtiga lagu jiro ololaha doorashada madaxtooyada ee u muddaysan 13ka bisha November

Dawladda Ethiopia Oo Deeq Waxbarasho Siisay 180 Arday Oo U Dhashay Somaliland

Araweelo News Network Addis Ababa(ANN)- Xukuumada Itoobiya ayaa la sheegay inay deeq waxbarasho gaadhaysa 180 boos siinayso ardayda reer Somaliland sannadka 2017/2018, sida uu xaqiijiyey Safiir-xigeenka Safaarada Somaliland ee Itoobiya, Ayaanle Salaad Diiriye. Safiir Ayaanle Salaad oo u waramay weriye

Xisbiga KULMIYE Oo Soo Saaray Liiska Magacyada Giddiyada Ololaha Kaanbeynka Ee Afar Gobol

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-Xisbiga KULMIYE , ayaa soo saaray Liiiska Magacyada guddiyada Afar Gobol oo loo xil  saaray  kaanbaynka Ololaha doorashada madaxweynaha. sidaana waxa lagu sheegay qoraal uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Xisbiga, Isla markaana ah murrashaxa Xisbiga KULMIYE

Wasaaradda Beeraha Oo Mashaariic Laga Fuliyay Deegaanka Abu-riin Iyo Ardaydii U Horraysay Ee Baratay Culuunta Beeraha Kusoo Bandhigtay Munaasibad Lagu Qabtay Deegaankaa

Araweelo News Network Hargeysa(ANN )- Warsaaradda Beeraha Somaliland, ayaa Munaasibad balaadhan oo lagu qabtay deegaanka Abu-riiin oo ka tirsan Degmada Faraweyne ee duleedka Hargeysa kusoo bandhigay Mashruuc ballaadhan oo uu maalgeliyay Sanduuqa Horumarinta ee SDF, kaasoo ay qayb ka yihiin

Hoggaamiyaha Isbahaysiga Mucaaradka Kenya Odinga Oo Ku Baaqay Banaanbaxyo

Araweelo News Network   Nairobi(ANN)-Hogaamiyaha Isbahaysiga Mucaaradka ah ee dalka Kenya Mr. Raila Odinga, ayaa ka soo horjeestay talaabada ay Baarlamaanka dalka Kenya ee Xisbiga Jubule raacsan wax kaga  badalayaan Hanaanka loo qabanayo Doorashada. Mr. Raila oo shir saxafadeed ku

Xoghayaha Qaramada Midoobay Oo Wax Laga Argagaxo Ku Tilmaamay Waxyaabaha Ka Dhacaya Myanmar Iyo Fadeeexadaha Qaramada Midoobay Horyaal

Araweelo News Network New York(ANN)-Xoghayaha Qaramada Midoobay Mr. Antonio Guterres ayaa sheegay in xaalado laga argagaxo laga soo sheegayo dadka ka qaxay colaadda Myanmar. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa sheegay in colaadda ka taagan dalka Myanmar ay

Somalia: Maamul Goboleed Mamnuucay Diyaaradaha Ka Yimaada Muqdisho

Araweelo News Network Somalia- Cadaado(ANN)-Maamulka Galmudug’ ayaa ka mamnuucay in ay Magaalada Cadaado kasoo degaan Diyaaradaha ka yimaada dhinaca magaalada Muqdisho ee Xarunta u ah dawladda Federaalka Soomaaliya. Sebteedmbar 2017 Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa War-saxaafadeed uu soo

Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Amiirka Dhaxalka Boqortooyada Sucuudiga Ee Awoodda Badan

Araweelo News Network Riyadh(ANN)-Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ku sugan dalka Boqortooyada Sucuudiga, ayaa  la kulmay Boqorka dalkaa Salmaan Bin Cabdi Casiis. Madaxweyne Farmaajo oo qado sharaf loogu sameeyay Qasriga Nabadda ee magaalada Jeddah  waxa soo dhaweyntiisa

Korea says ‘more provocation’ expected of North soon

Araweelo News Network Pyongyang(ANN)-South Korea says it worries that North Korea would take more “provocative action” in the Korean Peninsula region next month, when the anniversary of the establishment of its communist party arrives. South Korea’s National Security Council chief

Shirkadda internetka Ee Twitterka Oo Sheegtay Sababta Aanay U Joojinayn Hanjabaadaha Madaxweyne Trump

Araweelo News Network Washington (ANN)- Shirkadda mareegta internetka ee Twitter, ayaa lagu qasbay in ay caddayso sababta aanay u aaminsanayn in qoraallada hanjaabadda u badan ee Madaxweynaha Maraykanka Mr. Donald Trump ku baahiyo aanay jebinayn xeerarka u yaalla shirkadda. Qoraalka