Month: October 2017
Hoggaamiyaha Mucaaradka Kenya Raila Odinga Oo Ku Dhawaaqay Go’aamo Muujinaya Inuu Dawlad Soo Dhisayo
Araweelo News Network Nairobi(ANN)-Hoggaamiyaha isbeheysiga mucaaradka Kenya ee NASA, Raila Odinga, ayaa maanta sharaxay go’aamada uu ka qaatay doorashadii ku celiska ahayd ee Isniintii todobaadkan la soo afjaray. Raila Odinga, ayaa ku celiyay in weli uu aaminsan yahay in
Murrashaxa Madaxweynaha Ee KULMIYE Oo Kumanaan Taageerayaasha Xisbiga Ah Kala Qaybgalay Magaalada Berbera Iyo Wacdarihii Maalinta Afraad Ee Dalka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Taageerayaasha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa isu soo baxyo wacdaro ah ku soo bandhigay gobollada iyo degmooyinka dalka maanta oo ah maalintii afraad ee ololaha xisbiga KULMIYE ee doorashada madaxtooyada ee qorshaysan 13-ka bisha
Guddida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Somaliland Oo Murrashaxiinta Saddexda Xisbi Qaran Iyo Taageerayaashooda Baaq U Diray
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Guddida Wanaag farista iyo Xumaan reebista ee Somaliland, ayaa baaq ku waajahan habsami u socodka ololaha doorashadda madaxtooyadda ee saddexda Xisbi ee Kulmiye, UCID iyo Waddani ee ku hirdamaya taladda dalka ugu baaqay in laga dheeraado wax
Hargeysa: Taageerayaasha KULMIYE Oo Soo Bandhigay Cuddudooda Maalintii Afraad Ee Ololiha Doorashadda
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Shacabka ku dhaqan caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa mar kale soo bandhigay cuddudooda taageerada ay u hayaan xisbiga KULMIYE oo maanta taageerayaashiisu isu soo baxyo miisaan leh ka sameeyeen guud ahaan gobollada iyo degmooyinka dalka
Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Soo Saartay Jaangoynta Habeen-Dhaxyadda Shaqaalaha Dawladda Ee Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)/Gudoomiyaha hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Md Sharmaake Axmed Muxumed Geelle, ayaa maanta Go’aan uu soo saaray ku faahfaahiyey go’aan deraasad ay Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu ka soo samaysay Jaangoynta Habeen-Dhaxyadda Shaqaalaha Dawladda, go’aankaasi oo Xuquuq ahaan iyo la
“KULMIYE Waxa Murrashaxiin Ka Ah Hoggaamiyeyaal Shirabban”Wasiir Maxamuud Xaashi.
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in xisbiga KULMIYE uu yahay xisbi waayo aragnimo weyn oo siyaasadeed leh, isla markaana uu arrimo dhawr ah dheer yahay asxaabta kale. Wasiirka Madaxtooyadda Mudane Maxamuud
Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay In Aanay Al-shabaab Ka Adkaan Karin
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha dowladda Federaalka Max’med Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay shirka maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe uga furmay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dagaalkii uu dhawaan ku iclaamiyay Xarakada Al Shabaab aanay aheyn mid
Maalintii Afraad Ee Ololaha Isu Soo Baxyada KULMIYE Ee Magaalooyinka Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Taageerayaasha KULMIYE! ayaa Isugu soo baxay saaka waabeerigii magaalooyinka waaweyn ee dalka oo dhan, iyadoo sawaxanka Iyo dhawaaqa sameecadaha lagu rakibay gaadiidka magaalooyinka qaar aan laga seexan xalay. Ololaha doorashadda Madaxtooyadda ee kaltanka oo galay maalintii
Kenyan President Kenyatta wins 98 percent of vote in repeat election
Araweelo News Network Nairobi(ANN)-Incumbent Kenyan President Uhuru Kenyatta has been declared the winner of the east African country’s election re-run, amid fears of further violence in flashpoint opposition strongholds. Kenya’s electoral commission announced on Monday that Kenyatta had garnered 98.2
CIA assassinated JFK, Robert Kennedy and Martin Luther King: Writer
Araweelo News Network Washington(ANN)-The Central Intelligence Agency (CIA) murdered former US President John F. Kennedy, his brother, Robert F. Kennedy (RFK), and Martin Luther King, an American author and political analyst in Chicago says. Stephen Lendman made the remarks in