Month: November 2017
Yemen’s Houthi leader threatens to hit back over Saudi blockade
Araweelo News Network Sana’a(ANN)-The leader of Yemen’s Ansarullah movement, Abdul-Malik al-Houthi, has promised retaliatory attacks in response to a land, aerial and naval blockade imposed on his impoverished country by a Saudi-led military alliance. Addressing his supporters via a televised
Woqooyiga Kuuriya Sheegtay Inay Maraykanka Duqayn Karto
Araweelo News Network Pyongyang (ANN)- Kuuriyada Woqooyi, ayaa sheegtay in ay ku guulaysatay tijaabinta nooc cusub oo ah gantaallada balastiga loo yaqaanno ee qaaradaha isaga kala goosha, kaas oo gaadhi kara dhammaan qaaradda dalka Maraykanku ku yaallo. War laga baahiyey
Gacan-ku-dhiigle Loo Haystay Xasuuq Lagula Kacay Bulsho Muslimiin Ah Oo U Geeriyooday Sun Uu Cabbay
Araweelo News Network The Hague (ANN)- Gacan-ku-dhiigle ka qaybqaatay muslimiin lagu xasuuqay dalka Bosniya (Bosnia) sannadihii u dhexeeyay 1993 ilaa 1994-kii, ayaa geeriyooday, kadib markii uu quraarad sun ah ku dhex cabbay gudaha Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah ee The Hague.
Qarammada Midoobay Oo Ka Hadashay Dariiqa Qaabka Ay Ula Shaqayn Doonaan Xukuumadda Madaxweynaha La Doortay Ee Somalialnd Muuse Biixi
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Qarammada Midoobay, ayaa markii ugu horreysay ka hadashay aragtideeda doorashadii Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland ee dalka ka qabsoontay 13-kii bishan November iyo iyo natiijada ka soo baxday ee ay ansixisay Maxkamadda Sare ee Somaliland, iyadoo sidoo
Goob-joogayaasha Caalamiga Ah Oo Ka Hadlay Go’aanka Maxkamadda Sare ku Ansixiyey Natiijada Doorashadii Madaxtooyada Somaliland
Araweelo News Network “Dadweynaha reer Somaliland waxa ay soo bandhigeen sida adag ee ay uga go’an tahay doorasho ku dhacda si nabadgelyo iyo dimoqraaddi ah, waxana aannu…”Dr. Michael Walls oo ah Madaxa Goob-joogayaasha Caalamiga ah Hargeysa (ANN)- Goob-joogayaasha Caalamiga ah
Qormo Kooban Oo Hogotusaale u ah Madaxweynaha La Doortay. W/Q. Mustafe Adam
Wiil shan jir ah oo Aabbihii u dhago-nuglaa ayaa Aabbihii dhawr jeer ka codsaday, “in uu baaskiilad u soo iibiyo.” Markii codsigaasi soo noqnoqday ayuu odaygii suuqa galay oo ka soo iibiyay baaskiilad laba kursi leh, taas oo uu
Doorashadii Somaliland iyo Raadka ay Reebtay? Rashiid Sheekh Cabdillaahi (Gadhweyne)
Ilaahay Mahaddii Doorashadii ka dhacday dalkeenna Somaliland nabad bay ku dhammaatay. Muuse Biixi baa Madaxweyne dalka ka noqday oo caawa ba lagu negi yahay. Werwerkeedii waxaa dhammeeyey Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro- oo ahaa ninkii, run ahaan, Muuse jagada ku la tartamayay-
Trump re-tweets anti-Muslim videos posted by UK far-right group
Araweelo News Network Washington(ANN)-US President Donald Trump has re-tweeted three anti-Muslim videos posted by a British far-right political organization. The footage was posted by Jayda Fransen, deputy leader of the far-right group Britain First, who has been convicted of
50 killed in South Sudan tribal clashes
Araweelo News Network Juba(ANN)-Fifty people were killed in raids by a tribal militia in eastern South Sudan, a local official said Wednesday, the latest in a series of attacks between rival communities. Dut Achuek, a state minister, said eight people
North Korea confirms nuclear statehood, says can now target anywhere in US
Araweelo News Network Pyongyang(ANN)-North Korea has confirmed that it has now achieved full nuclear statehood after successfully launching a new intercontinental ballistic missile (ICBM), which it says is capable of reaching anywhere in the United States. Pyongyang launched a new type