Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2017

Total 173 Posts

Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta Xukuumadda Cusub Ee Somaliland Oo Heshiis Sahaminta Shidaalka Ah La Gashay Shirkad China Ah

Araweelo News Network Hargaysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Somaliland Eng. Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa Heshiis la saxeexday Shirkada BGP oo ah shirkad Chines ah,  taas oo Sahamin shidaal ka samayn doonta Gobolada Saaxil iyo Sanaag bilawga Bisha labaad ee sanadkan

Wasiirkii Hore Ee Duulista Hawada Oo Caddeeyey inuu Diyaar Yahay Qalabkii Somaliland Hawadeeda ku Maamuli Lahayd

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Wasiirkii hore ee Wasaaraddii Duulista xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo Mr. Farxaan Aadan Haybe, ayaa shaaca ka qaaday in ay diyaar yihiin dhammaan qalabkii Jamhuuriyadda Somaliland ku maamuli lahayd haweeda, isla markaana ay si dhibyar ula xidhiidho

Guddoomiyaha Guurtida Oo Sheegay In Aanay Diyaar Ahayn Shuruucda Lagu Dooranayo Xubnaha Baarlamaanka Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ku dhiirigeliyey xildhibaannada golihiisa inay ka shaqeeyaan sidii loo diyaarin lahaa xeerarka lagu soo dooranayo golayaasha guurtida iyo Wakiillada ee muddo-dhaafka noqday. Guddoomiye Saleebaan Maxamuud

Guddoomiyaha UCID Eng. Faysal Oo Hanjabay in Somaliland soo Ridi Doonto Diyaaradaha Amar La’aan Haweeda Isticmaala

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa sheegay in aan Jamhuuriyadda Somaliland cidna u daba fashiisan doonin maamulka hawadeeda, isagoo ku hanjabay inay soo ridi doonaan diyaaradaha oggolaansho la’aan ku isticmaala hawada dalka.

Maraykanka: Madaxweyneyaal Dabeecado Gaar ah Kaga Guulaysan Jiray Mucaaridkooda

Araweelo News Network Qormada 3aad 5. Madaxweyne James Garfield waxa uu awood u lahaa inuu laba luuqadood mar kaliya wax ku qoro Madaxweyne James Garfield oo ka mid ah madaxweynayaasha Maraykanka soo maray, kana mid ah madaxweynayaasha shirqoolka lagu dilay,

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dardaaran U Jeediyay Suxufiyiinta

Araweelo News Nework Hargeysa (ANN)- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ku baaqay in laga wada shaqeeyo ilaalinta karaamada iyo sumcadda qaranka Somaliland, isla markaana aan loo baahnayn in la faafiyo wax kasta oo dhaawac ku ah

Natiijada Shirweynaha 6aad Ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Lagu Doortay Hoggaan Cusub

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Shirweynihii lixaad ee Ururka Suxufiyiinta Jamhuuriyadda Somaliland ee SOLJA oo ka qabsoomay hudheelka Ambassador ee caasimadda Hargeysa , ayaa lagu doortay 15 xubnood oo ah guddida fulinta SOLJA, kuwaasoo iyaguna iska dhex doortay Guddoomiye, Guddoomiye-ku-xigeen iyo

Maamulka iyo Hawlwadeenadda Shirkadda Dahabshiil Oo Ku Kulmay Munaasibad Abaalmarino Lagu Kala Gudoomay

Araweelo News Network   . Hargeysa(ANN)-Shirkadda Dahabshiil ayaa u qabatay Xafladd mahadnaq ah Sanadeedka Shaqaalaha Shirkadda Dahabshiil ee Magaaladda Hargeisa, munaasibadaas oo ay ka soo qayb galeen, Shaqaalaha, Maamulka Sarre ee Xawaaladda iyo Sarrifka. Caweysinkan oo ka dhacay Damal Hotel

Shirkadda SAGAL JET oo Daah-furtay Diiwaan Lagu UruriyeyTaariikhdii Marxuum Ibraahim Maygaag Samatar

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)-Shirkadda Daabacaadda Casriga ah ee SAGAL JET, ayaa si rasmi ah u daah-furtay Buugga diiwaanka ah ee lagu ururiyey taariikh-nololeedka halgamaagii caanka ahaa ee reer Somaliland Mujaahid Ibraahim Maygaag Samatar. Munaasibadda Buuggan ay ku duugan tahay

Weerar Lagu Qaaday Guriga Xildhibaan Cabdi Qaydiid Oo Ka Tirsanaan Jiray Hoggaamiye Kooxeedyadii Somalia Iyo Farmaajo Oo Ka Hadlay

Araweelo News Nework Muqdisho(ANN)-Warar hubaysan, ayaa lagu qaaday  guriga Senetor Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo hore uga mid ahaan jiray Hoggaamiye kooxeedyadii Somalia, kadib markii Sabtidii maanta ciidan hubaysan oo loo malaynayo inay kuwa dawladda yihiin ay xoog ku galeen.