Month: January 2018
Why is UAE fighting in Yemen?
The United Arab Emirates has been the leading partner in Saudi Arabia’s military coalition running the war machine against Yemen since the outset of the aggression. And in recent times, the tiny Persian Gulf state’s increasing support for secessionist
Guddoomiyaha Cusub Ee Banaadir Yarisow Oo La Kulmay Safiirka Turkiga Iyo Arrimaha Ay Ka Wada Hadleen
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), oo ah Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Benaadir, Isla markaana ah duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya H.E. Olgan Baker oo ay ka wada hadleen sidii
Xukuumadda Kenya Oo Ka Hadashay Hoggaamiyaha Mucaardka Ee Loo Dhaariyay Madaxweynaha
Araweelo News Network Nairobi(ANN)-Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in dhaqdhaqaaqa wax iska caabinta NRM ee mucaaradka Kenya u yahay mid budhcad ah. Dhaqdhaqaaqa NRM ayaa qeyb ka ah isbaheysiga mucaaradka ee NASA, waxaana tallaabada dowladda Kenya ay timi kadib markii
Yemeni army, allies fire ballistic missile at Saudi Arabia’s King Khalid International Airport
Araweelo News Network Sana’a(ANN)-Yemeni army forces and allied fighters from Popular Committees have reportedly launched a locally designed and manufactured ballistic missile toward an area deep inside Saudi Arabia in response to the Riyadh regime’s devastating aerial bombardment campaign against
Raila Odinga: Hoggaamiyaha Mucaaradka Kenya Oo Fagaare Loogu Dhaariyey Xilka Madaxweyne
Araweelo News Network Nairobi(ANN)- Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Mr. Raila Odinga, ayaa fagaare dad isugu soo baxeen loogu dhaariyey madaxweynenimada dalkaas saacadihii lasoo dhaafay. Xilka Madaxweynaha Kenya waxa hore loogu dhaariyey Uhuru Kenyatta oo haatan talada dalkaas gacanta ku
Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Oo Faahfaahin Ka Bixisay Miisaaniyadda Sannadka 2018
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Yuusuf Maxamed Cabdi, ayaa faahfaahin ka bixiyey qaabka ay u diyaarinayaan miisaaniyadda sannadkan lagu jiro ee 2018. Wasiir Yuusuf Maxamed Cabdi oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa
Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay Xaalad Abaareed Oo Ku Habsatay
Araweelo News Nework Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday in xaalad abaareed oo baahsan markale ku dhufatay guud ahaan dalka. Sidaa waxa shaaca ka qaaday Guddoomiyaha Hay’adda u Diyaargarowga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka Md. Faysal Cali Sheekh oo
Ethiopia, Egypt, Sudan Nile dam talks begin
Araweelo News Network Addis Ababa(ANN)-Egypt, Sudan and Ethiopia have agreed to complete an initial technical study of the Renaissance Dam. Officials from the three countries are holding talks regarding the controversial project in in the Ethiopian capital Addis Ababa today.
Fierce Aden clashes split Saudi ‘coalition’ in Yemen
Araweelo News Network Aden(ANN)-Several people are killed as mercenaries allied to Saudi Arabia fiercely fight pitched battles with separatists backed by the UAE in Yemen’s southern city of Aden, deepening a rift between the two sides. The worst clashes yet
Muuse Biixi Oo Magcaabay Guddoomiyayaasha Gobolada Iyo Masuuliyiin Kale
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/WM/222-30/012018, uu ku magacaabay 11 masuul. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:- Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad,