Month: February 2018
US President Donald Trump accuses Republicans of being “afraid of the NRA” amid revival of gun violence debate in the country.
Araweelo News Network He made the comment in an ongoing meeting with a bipartisan group of lawmakers at the White House. Washington(ANN)-Trump asked Republican Senators Pat Toomey and Joe Manchin if they included raising the age limit for buying
Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Federaalka Ee Soomaaliya Oo Booqday Dalka Imaaraadka Iyo Arrimaha La Xidhiidhka Socdaalkiisa
Araweelo News Network Abu-Dhabi(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa gaadhay magaalada Abu-Dhabi ee Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, kadib markii ay shalay galinkii dambe ka ambabaxeen Magaalada Muqdisho. Wefdiga Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Ka Hadlay Khilaafka Wasaaradda Warfaafinta Iyo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay Weriyayaasha
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa ka hadlay khilaafka ka dhashay tallaabada wasiirka wsaaradda warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo ka qaaday qayb ka mid ah shaqaalaha wasaaradda, kuwaas oo ka qayliyay go’aankaa, Isla markaana xiisadi ka aloosantay weli
Hoggaamiyayaasha Dalalka Ciidamaddda AMISOM Ee Ku Sugan Soomaaliya Oo Ku Kulmaya Uganda Iyo Ujeedada Kulankooda
Araweelo News Network Kampala(ANN)-Hoggaamiyayaasha Madaxda ka ah wadamadda ciidamadoodu ka tiran yihiin howlgalka Soomaaliya ee AMISOM, ayaa ku kulmi doonaa Magaaladda Kampala ee dalka Uganda, kuwaas oo la filayo inay kaga hadlaan nidaamka ciidamadda Soomaaliya loogu wareejinayo masuuliyadda amaanka ee dalka.
Saudi Arabia’s King Salman initiates major military reshuffle
Araweelo News Network Riyadh(ANN)-Saudi Arabia’s King Salman has fired the kingdom’s military chief of staff and several other high ranking military officers. Citing several royal decrees, the official Saudi Press Agency (SPA) announced “the termination of the services of General
Google not responsible for checking links, court says
Araweelo News Network Berlin(ANN)-An appeals court in Germany has decided to uphold a lower court ruling which stipulates that Google has no responsibility to check the content of links generated by its search engine to see whether they are free
Warbixin Iftiimisay Sida Djibouti Uga Xumaatay Maalgashiga Dekedda Berbera Ee DP World
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Hinaase siyaasadeed oo ay dawladda Djibouti ka qaaday maalgashiga casriga ah ee lagu samaynayo dekedda magaalada Berbera ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sabab u noqday inay gabi ahaanba laasho heshiis ay kula jiray shirkadda DP
Guddoomiyaha Guurtida Oo Ku Baaqay In Laga Tabaabushaysto Dhibaatada Abaaraha ka Dhaca Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ku baaqay in la isku diyaariyo sidii looga tabaabushaysan lahaa dhibaatooyinka ka dhasha abaaraha kala duwan ee ku soo noqnoqda dalka Somaliland. Guddoomiye Saleebaan Aadan
Cilmi-baadhis Iftiimisay In Dadka Gacanta Guran Aanay Ku Wanaagsanayn Dhinaca shaqada iyo Kasbashada Dhaqaalaha
Araweelo News Network Cilmi-baadhayaal u dhashay dalalka Ingiriiska iyo Maraykanka, ayaa tilmaamay in daraasad ay sameeyeen ka soo baxday in dadka guran (bidix-layaal) ay xagga dhaqalo kasbashada kaga hooseeyaan 12% dadka iyagu aan guranayn (Midig-layaasha), iyadoo ay meesha taalo qadarka
Shaqoooyinka Loolanku ku Badan Yahay Oo La Ogaaday In Ay Yihiin Kuwo Maskaxda u Wanaagsan
Araweelo News Network Khubaro u dhashay dalka Ingiriiska, ayaa iftiimiyey in shaqooyinka loolanka ama aadka u dhibta badan ay maskaxda u fiican yihiin, dadka ka shaqeeyaana aanay waligood asaasaqin (haddii Ilaahay sidaas u qadaro). Dhakhaatiirta, garyaqaannada iyo macallimiinta, ayaa la