Month: March 2018
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Dhawaaqyada Soomaaliya Ee Ka Dhanka Ah Qaddiyadda Somaliland, Xaaladda Abaaraha Iyo Arrimo Kale
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay arrimo door ah oo salka ku haya gardarrada joogtada ah ee ay Soomaaliya ku hayso qarannimada iyo madax-bannaannida Somaliland iyo xaaladda abaareed ee mar kale ka curatay
Hawlgalka Diwaangelinta Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Gebo Gebo Ku Dhaw Iyo Guddoomiye Sharmarke Geelle Oo Ka Hadlay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Hay’adda shaqaalaha dawladda ee Somaliland oo labadii Bilood ee u dambeeyey guud ahaan Gayiga Goboladda Somaliland, si xawaare iyo dedaal dheeri ah ka muuqdo uga waday diwaangelinta madaxtaabashadda iyo tirinta ee shaqaalaha dawladda Somaliland, ayaa iclaamiyey in
Habka Dhaleecaynta Ama Cambaaraynta Saxan
W:Q/ Eng Mahbuub Hussein Ismail Waxaa dhacda in badanaa inta aynu noolnahay aynu la kulano dhaleeceen ama eedo lagu soo jeedinayo dariiqaydoonto hasoo martee. Ma samaynaa waxa inala gudboon ee aynu uga faa”idaysan karo dhaleecayntaa ama eedaa la ino
Macron pledges support for Kurdish militants in Syria, infuriates Turkey
Araweelo News Network Turkey warns France Paris(ANN)-French President Emmanuel Macron has promised support for US-backed Kurdish militants in northern Syria, which has been the target of a Turkish offensive, prompting Ankara to angrily slam the offer as “clear support for
Sababaha Komishanku Ku Fashilmay Iyo Qorshaha Ka Danbeeya in La Bedelo
By. Mohamed Osman sidaynu ladawada socono waxaa dalkan ka dhacay doorasho ay ku tartamayeen sedex musharax madaxwayne iyo sedex madaxwayne ku xigeen. Doorashadaasi waxay ahayd mid xamasadeedu ay aad usaraysay, hase ahatee doorashadaasi waxaynu ka baranay komishinka doorashooyinka qaranka qaabkii
Somaliland Maxay Kaga Dayan Kartaa Mosembik Iyo Rwanda, by. Prof. Mohamed Ahmed Faarax (jaafaa)
Maxaan ka barankarnaa horumarka wadamada hore uu usoo ragaadiyeen dagaaladda sokeeye, jabhaddo iyo qabaail, oo maanta ku talaabsaday muddo yar oo lataaban karo, horumar dhaqaale iyo mid siyaasadeed ba leh?, Bal ila milicso akhriste wadamada Mosembik iyo Rwanda, waxay hormood
Somaliland: Madaxweynaha Oo Kulan Deg-deg Ah La Qaatay Shir-gudoonka Baarlamaanka Iyo Hoggaanka Xisbiyada Mucaaridka
Araweelo News Network WAR-SAXAAFADEED Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa kulan la qaatay shir-guddoonka labada gole qaran ee guurtida & wakiillada iyo xisbiyada mucaaridka ah, waxaana uu kulankani daarranaa sidii qaran ahaan mawqif midayan looga yeelan
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo La Kulmay Saraakiil Ka Socda Hay’adda IOM
Araweelo News Network WAR-SAXAAFADEED Hargeysa(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu maanta oo khamiis ah xafiiskiisa ku qaabiley agaasimaha geeska Afrika u qaabilsan hay’adda IOM, Mr. Jeffrey Labovitz oo ay wehelinayeen, Jessamy Garver-Affeldt oo
Somalia, Kenyan foreign ministers discuss border security wall contruction
Araweelo News Network Nairobi(ANN)-Minister of Foreign Affairs and International Cooperation Mr. Ahmed Issa Awad meets with Kenyan foreign ministerMonica Juma. The meeting discussed bilateral relations and a number of issues in the region and the world, especially in conditions of
World risks ‘Cold War’ if anti-Russia bias continues, warns Russian envoy
Araweelo News Network Canberra(ANN)-Russia’s ambassador to Australia says the world will enter into a “Cold War situation” should the West continue its bias against his country over allegations that Moscow had been behind the poisoning of former double agent Sergei