Month: May 2018
Michael Keating: Ergayga Qaramada Midoobay Ee Arrimaha Soomaalida Oo La Filayo In Xilka Laga Qaado
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterras, ayaa la filayaa inuu dhawaan beddelo ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya danjire Michael Keating. Sida ay sheegeen ilo wareedyo dublamaasiyadeed, ayaa sheegay in danjire Keating ay suurtagal tahay in
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Booqday Djibouti
Araweelo News Network Djibouti(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya . Amb. Ahmed Isse Awad iyo wafdi uu hoggaaminayo oo muddo laba cisho ah booqasho ku joogay dalka Djibouti ayaa la kulmay Madaxda Dalkaa. Amb.
Hay’adda Ka Hortagga Masiibooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka oo Raashin u Qaybisay Kumannaan Qoys
Araweelo News Network “10 kun oo qoys oo Saaxil iyo Awdal ah raashin ayaan u qaybinay Barina waxaan u qaybinay dhawr kun oo qoys walina qaybinta waanu wadnaa”Guddoomiye Ku Xigeenka Hay’adda. Caynaba(ANN)- Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda ka hor tagga Masiibooyinka
Talo Ku Socota Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta
“Tab looga hortegayo Inxiraafka Diinta iyo Faafinta fikirka qaldan” Halkan waxa aynu kaga warami doonaa insha allah laba qodob oo muhim ah oo kala ah: waajibaadka wasaarada looga baahan yahay oo u qaybsama : mid dastuuri ah iyo mid idaari
XIisadda Xadka Soomaaliya Iyo Kenya Oo Guddi Loo Saaray
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha dawladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku tegey Dalka kenya, ayaa la kulmay Madaxweynaha dalkaa Uhuru Kenyatta. Kulankaa kadib waxay labada Madaxweyne magcaabeen xubno guddi ah oo ka shaqeeya arrimaha lagu muransan yahay
Afurka iyo Faa’idooyinka Muuska
W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid Axmed (Dalmar) Faaiidooyinka Caafimaad Ee Muuska Muusku wuxuu ka mid yahay Khudrada ugu caansan aduunka waayo wadamada qaar waxad arkaysa gawaadhi muuska laga matalay jacaylka loo qabo dartii. Khudrada muuska oo ka mid ah khudradaha sida joogtada
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Tababar Loo Xidhay Cutubyo Ka Mida Ciidanka Qaranka Oo Ka Baxay Dugsiga Tababarka
Araweelo News Network Darar-weyne(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ay ku qalin-jabiyeen cutubyo dhibboo ah oo ka baxay dugsiga tabobarka Jadiidka ee Darar-weyne, cutubyadaas oo ka mida ciidanka qaranka Somaliland. Ugu horrayn madaxweynuhu waxa uu
AU urges external actors to refrain from action that may undermine progress in Somalia
Araweelo News Network Addis Ababa(ANN)-The chairperson of the African Union (AU) Commission, Moussa Faki Mahamat, expressed concern on Sunday over increasing instances of external interference by non-African actors in Somalia’s internal affairs. This threatens to disrupt the peace-building and
Xukuumadda Somaliland Oo Xayirtay In Ay Dalkeeda Ka Hawlgalaan Laba Ka Mid Ah Telefishanada Ka Shaqeeya
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)– Dawladda Somaliland ayaa shaqadii ka joojisay laba Telefishan oo ka mid ah kuwa ka hawlgala gudaha Somaliland, kuwaas oo Xukuumaddu ku eedaysay inay warar dhinac ah baahiyeen. Sida lagu sheegay Qoraal xayiraad ah oo kasoo baxay
Somaliland Community in North America, strongly Condemned the terrorist attacks
Araweelo News Network We, The Somaliland Community in North America, Condemn the Atrocious Butland Terror Attacks, against Somaliland People and Country. We the Somaliland Community in North America share and feel the loss of loved ones and friends of the