Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: June 2018

Total 101 Posts

Madaxweynayaasha Dalalka Kenya Iyo Soomaaliya Oo Ka Baaqday Shir-Madaxeedka Midawga Afrika

Araweelo News Network Nouakchott(ANN)-Madaxweynayaasha Dalalka Kenya Uhuro Kenyatta Iyo Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ka baaqday in ay ka qay galaan shir-madaxeedka Midawga Afrika ee la filayo inuu maalinta beri ka furmo Caasimada Dalka Mauritania ee Nouakchott. Kulan madaxeedka oo ay

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-galay Shirweyne Lagu Gorfaynayo Horumarinta Ganacsiga Iyo Doorka Dawladda

Araweelo News Network Hargeysa(ANN()-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdriraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa ka qayb-galay shirweyne Ballaadhan oo lagu gorfanayo sidii loo horumarin lahaa, loona hirgelin lahaa ganacsiyo ay wada leeyihiin xukuumadda iyo shacabku, kaas oo maanta lagu qabtay caasimadda Hargeysa .

Kulan Lagaga Hadlay Dib U Eegista Xeerka Saxaafada Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Kulan Balaadhan ooh hor-dhac u ahaa dib u eegista xeerka saxaafada Somaliland ee XEER NO 27/2004 , ayaa maanta lagu qabtayHuteelka Maansoor ee Magalada Hargeysa. Kulankaa, waxa ka qayb galay Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyi-galinta C.raxmaan

Gabayga Dareennada kala Duwan Dhaliyey ee Dheg-xumo iyo Abwaan Xasan Dhuxul Laab-saalax

Araweelo News Network   “Ninka iilka Dhigay Seedigii, sharaf ka dheeraaye”   Gabayga Dhegxumo oo ku soo baxay munaasibadii 26 june ee lagu qabtay madaxtoyada Somaliland todobaadkii hore, waxa ka  dhashay dareeno is dul barkan iyo aragtiyo iska soo horjeeda

African Development Bank ranked 4th best company to work for in Africa

Araweelo News Network PRESS RELEASE Of 100 companies listed, the top four include the World Bank Group, Chevron, Exxon Mobil and the African Development Bank ABIDJAN, Ivory Coast, (ANN)– The 2018 Careers in Africa Employer of Choice Survey (https://goo.gl/pnrSsw) has

Oranto Petroleum Farms into Zambian Oil Blocks

Araweelo News  Network PRESS RELEASE Under the agreement, signed today, Oranto Petroleum will hold a 90 percent stake and ZCCM Investment Holdings will control a 10 percent share, on behalf of the Zambian Government LUSAKA, Zambia(ANN) –Oranto Petroleum to hold

Turkey condemns ‘hypocritical’ EU view of accession talks

Araweelo News Network Ankara(ANN)-Turkey on Wednesday slammed the European Union as “hypocritical” and “prejudiced” after the bloc said Ankara was moving further away from Europe, just days after President Recep Tayyip Erdogan won a new term. EU ministers on Tuesday

NGOs urge France to press Saudi to minimize harm to Yemeni civilians Wed

Araweelo News Network Paris(ANN)-The French government has been urged to press its allies, including Saudi Arabia and the United Arab Emirates (UAE), to “minimize harm” to civilians in Yemen’s port city of Hudaydah. The appeal was made by about 16

Warbixin Laga Soo Saaray Natiijada Tirakoobka Shaqaalaha Dawladda Somaliland

Araweelo News Network   “Guud Ahaan Shaqaalaha Dawladda Somaliland Ee Aanu Soo Diwaangelinay Soona Tiro Koobney Wuxu Ahaa 14,057 (Afar Iyo Toban Kun Iyo Todoba Iyo Konton Shaqaale Ah) Intii caagle soo baxday-na “Guddoomiye Sharmarke Geelle Hargeysa(ANN)-Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan La Yeeshay Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Dalka

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la yeeshay madaxda maxkamadaha gobollada dalka oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha maxkamadda sare, garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed. Kulankan oo ay goob-joog ka ahaayeen dhammaanba guddoomiyayaasha maxkamadaha gobollada