Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: July 2018

Total 69 Posts

Soomaaliya :Ra’iisal Wasaare Khayre Oo Magaalada Qardho Kula Kulmay Beeldaaje Maxamed iyo Boqor Burhaan

Araweelo News Network Qardho(ANN) –Ra’iisal Wasaaraha  xukuummadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wefdi uu hogaaminayo oo gaadhay magaalada Qardho ee maamul goboleedka Punitland, ayaa la kulmay Boqor Burhaan Boqor Muuse Iyo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Cabdullaahi oo ay

Madaxweyne Muuse Biixi Magcaabis, Xil Ka Qaadis Iyo Isku- Bedel Ku Sameeyay Masuuliyiin Xukuumaddiisa Ah

Araweelo News Network WAR-SAXAAFADEED Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-172/072018, uu xil ka qaadis, magacaabid iyo isku-bedel ku sameeyey masuuliyiin ka mida xukuumaddiisa.   War-saxaafadeed kasoo baxay Qasriga Madaxtooyadda ayaa u

Somaliland: Madaxweynaha Oo Daah-furay Mashruuc Ballaadhan Oo Lagu Hirgelinayo Qorshaha Istiraatiijiyadeed ee Waxbarashadda

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay mashruuc ballaadhan oo dhidibbada loogu taagayo qorshaha Istiraatiijiyadeed ee waxbarashada qaranka. Kulankan lagu daah-furayey mashruucan qaran ee ku saabsan istiraatiijiyada mustaqbal ee waxbarashada

Madaxweyne Muuse Biixi oo kulan la Qaatay Wufuud Ka Kala Socota Qaramada Midoobay iyo Urur-goboleedka IGAD

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay wufuud ballaadhan oo ka kala socota Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa iyo urur-goboleedka IGAD. Wufuuddan oo ay kala hoggaaminayaan ku-xigeenka ergayga gaarka ah

US detects new activity at North Korean missile site

Araweelo News Network   Washington(ANN)-US spy agencies say North Korea is possibly building more intercontinental ballistic missiles (ICBM) capable of reaching the United States. Citing senior US officials, The Washington Post reported on Monday that satellite photos and infrared imaging

Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Federaalka Ee Soomaaliya Oo Booqday Garoowe Iyo Ujeedada Safarkiisa

Araweelo News Network Garoowe(AN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuummadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ee xarunta maamul Gobaleedka Soomaaliya ee Puntland. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal saxaafadeed kasoo

Somaliland: Xildhibaan Jaamac Riyo Oo Ahaa Abwaan Hal-abuurleh Oo Geeriyooday Iyo Madaxweynaha Oo Ka Hadlay

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Allah ha u naxariistee Xildhibaan Jaamac Faaarax Axmed oo Ku magac dheeraa (Jaamac Riyo) oo ka mid ahaa Gollaha Guurtida Somaliland, Isla markaana ahaa Abwaan Hal-abuur ah oo magac weyn ku lahaa  Fanka , ayaa Ku geeridyooday

Madaxii Goobjoogayaasha Caalamiga Ahaa Ee Dooashadii Madaxtooyadda Somaliland Oo Ka Hadlay Arrimo Baddan Iskana Difaacay Eedo Loo Jeediyay

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxa Goobjoogayaasha Caalamiga Mr Michael Walls ayaa shaaca ka qaaday inaanay jirin haba yaraatee wax xidhiidh gaar-ahaaneed ama qeyb uu ka yahay maamulka xarunta Xarunta Dhaqanka Hargeysa, iyo Bandhiga Caalamiga ee Buugaagta Hargeysa. Mr. Walls oo galabta

Yemeni forces launch drone strike against Abu Dhabi International Airport

Araweelo News Network Sana’a(ANN)-Yemeni army soldiers, backed by allied fighters from Popular Committees, have reportedly launched an airstrike against a strategic economic target in the United Arab Emirates in retaliation for Riyadh’s devastating military aggression against their impoverished homeland. A

Guddoomiyaha UCID, Eng. Faysal Oo Difaacay Kulankii Uu La Yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo,Xukuumaddana U Hanjabay

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta kusoo laabtay dalka, ayaa difaacay kulan uu Dalka Belgimka kula yeeshay Madaxweynaha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, kaas oo si weyn loogu dhaliilay, Isla markaana Madaxweynaha