Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: August 2018

Total 89 Posts

Dawladda Britain U Tababartay Soomaaliya Ciidamo 500 Gaadhaya

Araweelo News Network   Baydhabo(ANN)-Dawladda Britain, ayaa xukuumadda Soomaaliya ee Federaalka u tababartay in ka badan 500 oo ka mid noqonaya ciidaamadda Millateriga ee Soomaaliya, kuwaas ka dhamaystay(UK military training centre Baidoa) xarunta Tababarka Amniga Dawladda Britain ku leedahay Koonfurta

UK ‘fails’ to meet own torture inquiry deadline

Araweelo News Network   London(ANN)-The United Kingdom has failed to meet its own deadline to inquire into human rights abuses conducted by state forces in the context of the “war on terror”, the Guardian reported yesterday. Alan Duncan, minister of

Former police chief of Somali Ethiopian region arrested

Araweelo. News Network   Addis Ababa(ANN)-The former police chief for the Somali region in eastern Ethiopia was arrested and brought to a court in Addis Ababa today. Ferhan Tahir was accused of organizing and directing an armed youth group known

Ethiopian military light airplane crashed on all 17 people on board lost their lives

Araweelo News Network     Addis Ababa(ANN)-An Ethiopian military airplane crashed on Thursday August 30, 2018, killing all the 17 people on board the small plane. According the video above from Ethiopian television the aircraft crashed when it was flying

Xildhibaan Naasir Cali Shire oo Caddeeyey Karaamada iyo Sharafta Dahabshiil ku Leedahay Bulshada, Saxayna Warbixintiisii Hore

Araweelo News Network Harteysa(ANN)-Xildhibaan Cali Shire, Guddoomiyihii hore ee Guddi-hoosaadka Xildhibaan Naasir Cali Shire oo Caddeeyey Karaamada iyo Sharafta Dahabshiil ku Leedahay Bulshada, Saxayna Warbixintiisii Hore Hantida Qaranka ayaa si faahfaahsan u caddeeyeey in si qaldan loo fahmay soo-hadal-qaadkii uu

US calls for ‘investigation’ into Saudi-UAE strikes in Yemen

Araweelo News Network Washington(ANN)-Ana Escrogima, US deputy chief of Mission in Yemen, called for the speedy and transparent investigation into the air strikes carried out by the Saudi-UAE-led coalition in Yemen, according to Al Jazeera. US concerns were raised following

Amnesty calls for solidarity with female Saudi detainees

Araweelo News Network   Newyork(ANN)-Amnesty International has called for solidarity with female Saudi activists detained by the authorities for over three months without charges or trial. The organisation asked activists around the world to appeal to the Saudi authorities via

Madaxweynaha Somaliland Oo Fariin U Diray Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay Iyo Hay’addaha

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta daah-furay shirweyne shaqo abuur loogu samaynaayo muwaadiniinta reer Somaliland, waxaana shirkaasi soo qaban qaabisay wasaaradda shaqo gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska. Munaasibada lagu daah-furayey shirwaynaha shaqo abuurka

Shirweynaha Heerka Qaran Ee Shaqo Abuurka Dhallinyaradda Somaliland

Araweelo News Network   Hargaysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta ka Furay Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargaysa Shirweynaha heerka qaran ee Shaqo-abuurka Dhallinyaradda Somaliland. Munaasibada lagu daah-furayey shirwaynaha shaqo abuurka ee heer qaran oo socon doona

Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeisa oo Ku Suntay Shirkadaha Dahabshiil Kuwo U Heellan Horumarinta Jaamacadaha

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Jaamicadda Hargeisa, Dr. Maxamuud Yuusuf Muuse, ayaa la mataaneeyey Shirkadaha Dahabshiil Group hroumarka Jaamicaddu sannadahan u dambeeyey ku tallaabsatay, gaar ahaan dhinacyada dhismaha iyo ballaadhinta adeegyadadeeda. Isaga oo soo koobaya tirada iyo kulliyadaha jaamicadda, waxa uu