Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: November 2018

Total 94 Posts

Somaliland: Barraarujinta Caruurta La Ilaabay Ee Baahiyaha Gaarka Ah Qaba Ma Loo Baahnaa?

Carraale M. Jaama Freelance Journalist and Human Rights Activis Maalihii lasoo dhaafay, waxa lagaga dhawaaqay magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland Urur lagu magcaabo “Haygabin”, kaas oo ujeedadiisu tahay sidii wax loogu qaban lahaa caruurta baahiyaha gaarka ah qaba ee u

G20: Argentine Probe of Saudi Crown Prince Advances

War Crimes, Torture Allegations Under Scrutiny Buenos Aires Argentine (ANN)-The Argentine judiciary on November 28, 2018, took steps toward a formal investigation of Saudi Crown Prince Mohammed bin Salman’s possible responsibility for war crimes in Yemen and alleged torture of

Somaliland: Xisbiyada Mucaaradka Oo Dhawaaqyo Kulul Ka Bixiyay Dib U Dhaca Doorashooyinka

Hargeysa(ANN)-Labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland WADDANI iyo UCID, ayaa mawaaqif kala duwan ka bixyay dib u dhaca Doorashooyinka Wakiiladda iyo Golayaasha deeggaanka oo Guddida Doorashooyinka Qaranku shalay si cad u shaaciyeen in aanay qabsoomayn xiligii hore loogu qorsheeyay ee 29

Somaliland: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Dadweynaha Degmada Sheekh Hadal U jeediyay

  Sheekh(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo socdaal shaqo oo maalintii 12-aad  ku marayey gobollo badan oo dalka kamid ah, ayaa maanta magaalada Sheekh gobolka Saaxil. Madaxweynaha iyo wefdigiisa, ayaa si weyn

Argentina agrees to pursue case against Saudi crown prince over Yemen war crimes

Buenos Aires(ANN)-Argentina has agreed to proceed with a case against Saudi Arabia Crown Prince Mohammed bin Salman over war crimes in Yemen at a request by Human Rights Watch. HRW has formally requested Argentine judicial authorities to use a domestic

Guddida Doorashooyinka Qaranka Oo Taxay Sababaha Aanay Doorashooyinku U Qabsoomayn 2019

Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qarnka Somaliland, ayaa shaaciyay in aanay suurta gal ahayn in ay dalka ka qabsoomaan doorashooyinka Baarlamaanka ee Wakiiladda iyo Golayaaasha deeggaanka oo la filayay in ay ka dhacaan Somaliland sannadka 2019. Guddidu waxay sababeeyeen carqaladaha aan weli xal

Somaliland: Weftigii uu Hoggaaminayey Madaxweynuhu Oo Kusoo Hoyday Magaalada Burco

  Burco(ANN()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo socdaal shaqo oo maalintii 11-aad galay ku marayey gobollo badan oo dalka kamid ah, ayaa caawa kusoo hoyday magaalo madaxda gobolka Togdheer ee Burco. Madaxweynaha

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qayb-galay Qalin-jebinta Dufcaddii Afraad ee Ka Baxda Jaamacadda Sanaag

Ceerigaabo(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo ay ku qalin-jabiyeen dufcaddii 4-aad (Afraad) ee ka qalin-jabisa jaamacadda Sanaag ee magaalada Ceerigaabo. Munaasibadda Qalin-jabinta ee uu madaxweynuhu ka qayb-galay oo ay ku qalin-jabiyeen 28-Arday

Somaliland: Hay’adda Qurbajoogga oo kulan u qabatay xubno ka mid ah Ganacsatada Qurbajoogga ah ee maalgashaday Dalka

    Hargeysa(ANN)-Hay’adda Qurbajoogga Somaliland ee Wasaaradda Arrimaha Debadda & Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland , ayaa maanta Lagu qabatay qaarka mid ah ganacsatada qurbajoogga ah ee dalka maalgashaday iyo xirfadleyaal kala duwan oo qurbaha ka soo noqday kulan wadatashi

Madaxweyne Ha Macno Guurin. WQ: Mohmoud Omer Osmaan

Muuse Biixi Cabdi ayaynu aragnaa inta badan khudbadihiisa ama hadaladiisa isaga oo ku soo qaadanaya Soomaaliya. Marba meel ayuu hadalka ka soo geliyaa, mar wuu dhalliilaa, mar wuu u hanjabaa, marna siyaasaddooda ayuu ka hadlaa oo dhex dabaashaa. Muddadii uu